|
Articles
-
Hoos Udhac Weyn Oo Ku Yimid Qiimaha Guud Ee Lagu Kireeyo Kontinarada Badeecadaha Lagu Soo Guro
Muhiimadda adeegyada “logistics-ka” ee dhinaca badu u leeyihiin ganacsiga iyo horumarka ayaa labadii sano ee u danbeeyey aad u muuqanayay. Qiimaha kontaynarada oo aad u kacay iyo helidooda oo cidhiidhi gashay, dekaddo xidhma...
Wednesday, December 7, 2022
-
Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuum Ganacsade Xaaji Maxamed Axmed Xujaale(Alaabo Haye)Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Inaalilaah Wa Inaa Ileyhi Raajucuun Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuum Xaaji Maxamed Axmed Xujaale Xaaji Alaabo Haye oo Goordhaweyd Hargeysa Ku Geeriyooday Marxuumka Alle Qabriga Ha Unuuro Janatul Fardawsaba Hageeyo Samir Iyo Iima...
Saturday, December 3, 2022
-
“Baayac Mushtar Ayaan Ka Ahaa Berbera Xiligii SNM Dagaalka Kula Jirtay Rijiimkii Somaliya Anagu Maanan Kujirin Dagaalkee Dadkaanu Quudinaynay”Madaxwayne Ku Xigenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici”Daawo Muuqaal
"Baayac Mushtar Ayaan Ka Ahaa Berbera Xiligii SNM Dagaalka Kula Jirtay Rijiimkii Somaliya Anagu Maanan Kujirin Dagaalkee Dadkaanu Quudinaynay"Madaxwayne Ku Xigenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/...
Thursday, December 1, 2022
-
“Raga Somaliyeed Waxan Uga Digayaa Inaanay Aaminin Xaasaskooda Aanay Waxba Udhiiban Haday Lacag Noqoto Haday File Noqoto Iyo Biin Lambar Akoon, Sababtoo Ah Naagtaydii Ayaa Layga Dhacay Oo Lacagtaydii Lagu Qabaa”Cabdicasiis Yuusuf Buux”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
"Raga Somaliyeed Waxan Uga Digayaa Inaanay Aaminin Xaasaskooda Aanay Waxba Udhiiban Haday Lacag Noqoto Haday File Noqoto Iyo Biin Lambar Akoon, Sababtoo Ah Naagtaydii Ayaa Layga Dhacay Oo Lacagtaydii Lagu Qabaa"Cabdicasiis Yuusuf ...
Wednesday, November 30, 2022
-
“Xagee Ayuu Ka Yimi Magaca Berberi Wax Go-lagu Qaado Ka Weyn”Qoraa Axmed Aw Geedi Maxamud”Daawo Muuqaal
"Xagee Ayuu Ka Yimi Magaca Berberi Wax Go-lagu Qaado Ka Weyn"Qoraa Axmed Aw Geedi Maxamud"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/KIM1I55JwDk
Berberatoda...
Monday, November 28, 2022
-
Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Cisbataalka Hargeysa Ka Daahfurtay Qeyb Ugaar Noqon Doonta Oo Lagu Daaweyn Doono Xanuunada Dhiikar Iyo Macaan”Daawo Muuqaal
Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Cisbataalka Hargeysa Ka Daahfurtay Qeyb Ugaar Noqon Doonta Oo Lagu Daaweyn Doono Xanuunada Dhiikar Iyo Macaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/YnsJ3zOXstw
 ...
Monday, November 21, 2022
-
Korneyl Yusuf Cabdi Cali Tuke Oo Xasuuq Badan Ugeystay Dadka Somaliland Oo Xabsi Mareyakanka Kuyaala Lagu Xidhay
Ciidamada amaanka Mareykanka ayaa xabsiga dhigay Colonel Yuusuf Cabdi Cali ( Tuke) oo ah sarkaal ka tirsanaa ciidamadii milatariga Soomaaliya ee dawladdii kacaanka .
Tuke oo lagu xidhay magaalada Springfield oo ka tirsan go...
Saturday, November 19, 2022
-
Dawlada Sucuudiga Oo Samaynaysa Magaalo Dhan Oo Bada Dusheeda Sabaynaysa 60 Kun Oo Qofna Ku Noolyihiin
Dalka Sucuudiga ayaa hirgalinaysa doontii ugu weynayd caalamka oo umuuqaal eeg Diin Badeed waxaana ku baxaysa lacag dhan 5 Bilyan oo dollar.
Dhismaha magaaladan oo loogu talo-galay in ay biyaha badda dul Sabayso ayaa ...
Thursday, November 17, 2022
-
Xabsiga Weyn Ee Berbera Oo Dib Udhis Iyo Dayactir Lagu Sameyn Doono Iyo Maxaabiistii Kujirtay Oo Xabsiga Dalka Loo Kala Qaaday”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Xabsiga Weyn Ee Berbera Oo Dib Udhis Iyo Dayactir Lagu Sameyn Doono Iyo Maxaabiistii Kujirtay Oo Xabsiga Dalka Loo Kala Qaaday"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/PGc0rWH1wcM
...
Tuesday, November 15, 2022
-
Wakhtiyadii Ingiriiska iyo horteed ba, Berbera waxa degganaa Habar Awal. Odayaasha Habar Awal ayuu maamulka magaalada Berberi gacanta ugu jirey. Dadka kale inay ka muraadsadaan mooyaan e, loo ma oggalayn inay degaan, amaba ay dhismayaal ka samaystaan.
Wakhtiyadii Ingiriiska iyo horteed ba, Berbera waxa degganaa Habar Awal. Odayaasha Habar Awal ayuu maamulka magaalada Berberi gacanta ugu jirey. Dadka kale inay ka muraadsadaan mooyaan e, loo ma oggalayn inay degaan, amaba ay dh...
Tuesday, November 15, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|