-
Booliska Dalka Brazil Oo Weeraray Guriga Laacibkii Hore Ee Kubada Cagta Ee Ronaldinho Iyo Tirada Baabuur Nooca Qaaliga Ah Oo Ay Ka Kaxaysteen+Sababta
Brazil(Berberatoday.com)-Laacibkii Hore ee xulka Qaranka Brazil iyo kooxda Barcelona ee Ronaldinho ayaa imika ka hor la sheegay in akoonkiisa ay ku jirto 5 bound oo kaliya iyadoo imikana booliska dalka Brazil ay weerareen gurigi...
Sunday, December 9, 2018
-
Drogba Oo Ka Hadlay Dabaal Degiisii Uu Caanka Ku Ahaa Oo Uu Sameeyey Aubameyang Markii Uu Goolka 2-aad Ka Dhaliyey Tottenham
London(Berberatoday.com)-Ciyaartii dhex martay labada kooxood ee ka wada dhisan Magaalada London ee Arsenal iyo Tottenham ee maalintii axadii fooda isku daray garoonka Arsenal ee Emirates ciyaartaas oo ka tirsanayd horyaalka dalka...
Wednesday, December 5, 2018
-
Akhriso Qisada”Ciyaaryahan Kooxdiisu Tacsi U Samaysay Geeridiisa Oo Telefishan Ka Daawanayay Isla Ciyaarta Lagu Xusayay Geeridiisa
Ireland(Berberatoday.com)-Fernando LaFuente ayaa sheegay inuu daawanayay tacsidiisa ka dib markii koox uu hore ugu ciyaari jiray ay soo tabisay geeridiisa. Taasi oo markii uu baraha bulshada ku faafiyay sida arrinkaasi u dhacay xi...
Monday, December 3, 2018
-
Abaalmarinta Xiddiga Africa Oo Ay Iskugu Soo Hadheen 34 Musharax Iyo Salah, Mahrez & Mane Oo Hogaaminaya.
Xidhiidhka kubadda cagta qaaradda Africa ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan CAF ayaa shaaca ka qaaday musharaxiinta ku tartami doona abaalmarinta xiddiga qaaradda Africa ee sanadkan oo ay iskugu soo hadheen 34 ciyaarya...
Saturday, December 1, 2018
-
Daawo Muuqalka”Taariikhda Nololeed Iyo Waayaha Ciyaareed Ee Laacibka Dalka Senegal Iyo Kooxda Liverpool Sadio Mane
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Taariikhda Nololeed Iyo Waayaha Ciyaareed Ee Laacibka Dalka Senegal Iyo Kooxda Liverpool Sadio Mane
https://youtu.be/eoGgtOhwrC0?t=186
Berberatoday.com...
Tuesday, November 13, 2018
-
Xulka Kubada Cagta Kenya Oo Guul Daro Ba.an Dusha Usaaray Xulka Kubada Cagta Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalalka Kenya iyo Ethiopia ayaa wada ciyaaray kulan ka tirsanaa isreeb reebka koobka adduunka kaas oo ka dhacay Magaalada Nairobi ee Caasimada Kenya waxaana ciyaartaas guul gaadhay dalka martida loo ahaa...
Monday, October 15, 2018
-
Cristiano Ronaldo Oo kiis Kufsi Loo Haysto Iyo Qareenkiisa Oo Ka Hadlay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qareenka ayaa war Saxaafadeedkiisa ku sheegay in aanay inkiri doonin in uu dhacay heshiis dhex maray 2010 Cristiano Ronaldo iyo Kathryn Mayorga heshiiskaasna micno ahaan aysan ahayn in uu qirsan yaha...
Thursday, October 11, 2018
-
Akhriso Magacyada Shantii Ciyaaryahan Ee Ugu Fiicnaa Laadka Xorta Ah Ee Kubada Cagta Dunnida
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaan halkan maanta idiinku soo gudbinaynaa akhristayaal Magacyada iyo shantii ciyaaryahan ee ugu fiicnaa Taariikhda Kubbadda ee dhaliya Goolasha loo yaqaan laadka Xorta ah.
Haddaba akhriste halkan k...
Thursday, October 4, 2018
-
Madaxwayne Afrikan Ah Oo Usaftay Xulka Qarankiisa Ciyaar Caalamiya.
Monrovia(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Liberia George Weah ayaa ciyaar saaxiibtinimo oo caalami ah Talaadadii u saftay kooxdiisa qaranka isagoo ay da’diisu tahay 51 sano.
Weah, oo ahaa ciyaartoygii ugu horreeyay ee Afrikaa...
Friday, September 14, 2018
-
Daawo Muuqalka”Mucjisada Kubada Cagta Somaliland,Muuse Xasan Yuusuf Waa Wiil Curyaan Ah Oo Haddana Xariif Ku Ah Kubada Gool Dhaliyena Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mucjisada Kubada Cagta Somaliland,Muuse Xasan Yuusuf Waa Wiil Curyaan Oo Haddana Xariif Ku Ah Kubada Gool Dhaliyena Ah
https://youtu.be/mJ_lqcICGgs?t=57
...
Saturday, August 25, 2018
« Previous Page — Next Page »