|
Warar
-
Somaliland oo Bilawday Dhaqdhaqaaq Cusub Aqoonsi Raadin Ah Ku Wajahan Ethiopia.
Somaliland waxay kordhisay dhaqdhaqaaqeeda diblomaasiyadeed ee ku Wajahan aqoonsi ay ka hesho beesha caalamka, xilli dawlada Soomaaiya ku mashquulsan tahay la dagaalkanka dowlad goboleedyada, iyada hada taagantahay...
Saturday, March 28, 2026
-
Warbaahinta Iraan Oo Sheegtay In La Qabtay Basaasiin Dalkooda Gudihiisa Uga Adeegaayay Mareykanka Iyo Israaiil
Warbaahinta Iiraan ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka ay qabteen laba qof oo lagu eedeeyay inay qorsheynayeen weerar hubeysan oo ka dhici lahaa gobolka waqooyi ee Golestan.
Saraakiisha ayaa sheegay in sirdoonka dalka uu og...
Saturday, March 28, 2026
-
Xuutiyiinta Yemen Oo Ku Hanjabay Inay Kusoo Biirayaan Dagaalka Iiraan
Ciidamada difaaca Israa'iil ee IDF ayaa sheegay inay aqoonsadeen gantaal laga soo riday dalka Yemen, sida ay wakaaladaha wararka ee Reuters iyo wakaalada France-Presse ku sheegeen inay tahay tii ugu horraysay ee laga rido Yemen ...
Saturday, March 28, 2026
-
Jamhuuriyada Somaliland oo Lagu Daray Khariirada 55 Wadan Ee Afrika
Somaliland oo lagu daray khariirada iyo tirada 55 dal ee Afrika.
Khariidada cusub ee qaaradda Africa ayaa muujinaysa in Somaliland lagu daray liiska dalalka Afrika taas oo tirada guud ka dhigaysa 55 dal.
Sawirkan k...
Saturday, March 28, 2026
-
Dalalka Qaarada Yurub oo Shiidaal Yaraan Laga Dareemayo Dagaalka Khakiijka Awgii”Daawo Muuqaal
Dalalka Qaarada Yurub oo Shiidaal Yaraan Laga Dareemayo Dagaalka Khakiijka Awgii"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/4fIxwcS_CzE
...
Saturday, March 28, 2026
-
Iiraan Oo Celisay 3 Markab Oo Isku Dayayay Inay Maraan Marin-biyoodka Hormuz Ee Iran Maamusho”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Iiraan Oo Celisay 3 Markab Oo Isku Dayayay Inay Maraan Marin-biyoodka Hormuz Ee Iran Maamusho"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/zwjMuRwE7sw
 ...
Saturday, March 28, 2026
-
“Xukuumadii Waxaa Ka Dhex Dilaacay Kooxo Naari Ah Oo Meel Walba Gacanta Marinaya” Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Togdheer”Daawo Muuqaal
"Xukuumadii Waxaa Ka Dhex Dilaacay Kooxo Naari Ah Oo Meel Walba Gacanta Marinaya" Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Togdheer"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/LMoQxC9C5T8
...
Saturday, March 28, 2026
-
Fariin Wacyigalina”Sidee Shacabka Somaliland Uga Faaiidaysan Karaa Biyaha Roobka Ee Durdurka Inagu Dhaafa’Daawo Muuqaal
Fariin Wacyigalina"Sidee Shacabka Somaliland Uga Faaiidaysan Karaa Biyaha Roobka Ee Durdurka Inagu Dhaafa'Daawo Muuqaal
https://youtu.be/RU56hGjGR1g
 ...
Saturday, March 28, 2026
-
Itoobiya Oo Lagu Xidhxidhay Jilayaal Caana Oo Sheegan Jiray Inay Lacago Badan Haystaan oo Beenaalayaal Oo Dad Shacab Ah Lacago Ka Turufe
Waxaa la xidhay jilayaal, dad caan ah iyo kuwa in ay lacago haystaan sheegan jiray. Waa wajiyo Itoobiya caan ka ahaa. Shirkada Fantik, ayaa lagu eedeyay lunsi lacag 1.7 Bilyan Birr ah. Waxaa shirkadan ku bahoobay fannaanin, jila...
Saturday, March 28, 2026
-
“Hadii Ay Sidan Kusii Socoto Waxay Keeni Kartaa Xasilooni Daro.. “Siyaasad Sucaad Carmiye Odowaa”Daawo Muuqaal
"Hadii Ay Sidan Kusii Socoto Waxay Keeni Kartaa Xasilooni Daro.. "Siyaasad Sucaad Carmiye Odowaa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ezofHXEEQV8
&nbs...
Thursday, March 26, 2026
Next Page »
|
|