-
“Askariga Marka Ciidan La Qoraayo Waxa Layidhaa Reerkinu Qori Haku Iibiyaan Miisaaniyada 65% Dhaqaaluhu Wuxu Ku Magacaabanyahay Arimo Ciidan Iyo Amni Wax La Qaadan Karo Maaha in Ciidanku Sidaas Udaayacnaado” Xildhibaan Barkhad Batuun”Daawo Muuqaal
"Askariga Amnigeena illaalinaya hadh iyo habeen, Mushaharkiisuna yahay 100$ dollar, ee aan haysanin agab iyo qalab ciidan qori kaliyana sita wakhtigan dhaxmaha la galeyna aan haysanin Jaakeed uu dhaxanta ka xidho, Miisaaniyadda qa...
Wednesday, November 23, 2022
-
“Cirro Iyo Xirsi Waxa Haysta Nabsigay Umadda Ka Galeen,26ka Bishana Haday Gaadho Wadani Waa Urur Xirsi Baana Gudoomiye Ka Ah Oo Loogu Codaynayaa”Wasiir Xasan Gaafaadhi”Daawo Muuqaal
"Cirro Iyo Xirsi Waxa Haysta Nabsigay Umadda Ka Galeen,26ka Bishana Haday Gaadho Wadani Waa Urur Xirsi Baana Gudoomiye Ka Ah Oo Loogu Codaynayaa"Wasiir Xasan Gaafaadhi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/fZPcmpusazo
&nb...
Wednesday, November 23, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Qeybo Kamida Xukumadiisa
WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 23 /11/2022.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-959/112022 iyo JSL/XM/WM/222-960/112022 uu xilk...
Wednesday, November 23, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Habeenkii Xalay Booqasho Kadisa Kutagay Kana Shaaheeyay Mukhaayadaha Yaryar Ee Xaafadaha New Hargeysa Iyo Maxamed Mooge Iyo Faalada Laga Bixiyay Socdaalkiisa”Daawo Muuqaal
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Habeenkii Xalay Booqasho Kadisa Kutagay Kana Shaaheeyay Mukhaayadaha Yaryar Ee Xaafadaha New Hargeysa Iyo Maxamed Mooge Iyo Faalada Laga Bixiyay Socdaalkiisa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/9ZwibkDL4v4
...
Wednesday, November 23, 2022
-
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Qaybgalay Caleemo Saarka Garaad Cabdilaahi Garaad Saleebaan Oo Ka Qabsoomay Degaanka Sarmaayo.
Sarmaanyo(Berberatoday.com)-Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka qaybgalay munaasibada shaacinta caleemo saarka garaad cabdilaahi garaad saleebaan garaad maxamuud oo maalintii shalay aabihii lagu aasay deeg...
Wednesday, November 23, 2022
-
Maayarkii Hore Ee Degmada Wajaale Oo Ka Digay Qorshe Lagu Musuq Maasuqayo Wado Halbowle U Ah Magaalada.
Wajaale(Berberatoday.com)-Maayarkii hore ee degmada tog wajaale xaashi ayaa ka hadlay wado halbowle u ah magaalada wajaale oo maamulka hada jooga iyo wasaarada hawlaha guud qorshaynayaa in laga yareeyo cabirkeedii hore taasi oo ay...
Wednesday, November 23, 2022
-
Aas Qaran Oo Tuladda Sarmaanyo Loogu Sameeyay Garaad Saleebaan Garaad Mohamed”Daawo Muuqaal
Aas Qaran Oo Tuladda Sarmaanyo Loogu Sameeyay Garaad Saleebaan Garaad Mohamed"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/TR38U534sgM
Berberatoday.com...
Tuesday, November 22, 2022
-
Madaxda Iyo Khubarada Somaliland Oo Isugu Habar-wacday Halis Kusoo Fool Leh Dalka Oo La Xidhiidha Isbedelka Cimilada”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Madaxda Iyo Khubarada Somaliland Oo Isugu Habar-wacday Halis Kusoo Fool Leh Dalka Oo La Xidhiidha Isbedelka Cimilada"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/NK0xSQYzAVg
&n...
Tuesday, November 22, 2022
-
Shirka Wadatashiga Xukuumada Iyo Haayadaha Caalamiga Ah Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha Lagaga Hadlay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirka Wadatashiga xukuumada Somaliland iyo haayadaha caalamiga ah ee wada shaqayntu ka dhaxayso ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada qorshaynta Somaliland wa...
Tuesday, November 22, 2022
-
Jabhada Tplf Oo Shuruud Cusub Ku Xidhay Inay Hubka Dhigaan
Mekkele(Berberatoday.com)-Madaxda TPLF ayaa mar kale ka dhawaajiyay in ayna Ciidamadoodu hubka dhigayn illaa dammaanad buuxda oo dhinaca ammaankooda ay ka helayaan shacabka gobolka Tigray ee ay iyagu maamulaan.
Af...
Tuesday, November 22, 2022
« Previous Page — Next Page »