-
Gudida Suuqa Waaheen Oo Fariin Udiray Ganacsatada Dhismayaasha Ku Leh Suuqan Iyo Mudada Ay Uqabteen.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida dib udhiska suuqa waaheen oo uu weheliyo maayarka caasimada ayaa ka hadlay dadka diidan qaabka loo dhisayo suuqa waaheen ee iyagu guryaha ku lahaa suuqan
Sidoo kale gudida ayaa mudo kooban uqab...
Wednesday, October 12, 2022
-
Madax-dhaqameed Si Adag Uga Hadlay Dhul Dad Shacab Ahi leeyihiin Oo Xukuumadu Sheegtay In Warshado Laga Dhigayo.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxdhaqameedka iyo bulshada bariga caasimada hargaysa ayaa si adag uga horyimid dhagax dhig xukuumadu ku samaysay dhul ay leeyihiin oo ay sheegtay in ay laga dhigayo aagaha warshadaha
Sidoo kale mad...
Wednesday, October 12, 2022
-
Liiska Dadka Qaadhaanka Ugu Yaboohay Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid Oo La Shaaciyay Iyo Madaxtooyada Jsl Oo Bixisay 3000$.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Liiska dadka bixiyay qaadhaan loo ururiyay fanaan cabdinaasir macalin caydiid oo xaalad caafimaad ujiifa magaalada hargaysa ayaa la shaaciyay kuwaasi oo qof qof loo sheegay inta ay bixiyeen
Sidoo kale...
Wednesday, October 12, 2022
-
Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadashay Xaalada Fanaanka Cabdinaasir Macalin Caydiid Waxba Kama Jiraana Ku Tilmaamay in Lacagtii Mushaharka Laga Jaray”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadashay Xaalada Fanaanka Cabdinaasir Macalin Caydiid Waxba Kama Jiraana Ku Tilmaamay in Lacagtii Mushaharka Laga Jaray"Daawo Muuqaa
https://youtu.be/u...
Tuesday, October 11, 2022
-
Daawo Muuqaalka”Documentary-ga Soo Koobanaya Taariikhda Iyo Xirfada Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid”Daawo Muuqaal
Daawo Muuqaalka"Documentary-ga Soo Koobanaya Taariikhda Iyo Xirfada Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/_2igXBq2ylE
Berberat...
Tuesday, October 11, 2022
-
Xukumada Somaliland Oo Xabsiga Baki Ee Gobolka Awdal Kasii Daysay Suldaan Ibraahim Suldaan Sulub”Daawo Muuqaal
Baki(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland Oo Xabsiga Baki Ee Gobolka Awdal Kasii Daysay Suldaan Ibraahim Suldaan Sulub"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/OWvNHAdEg9Y
&...
Tuesday, October 11, 2022
-
“Qaabkay Ushaqeeyaan Xisbiyadeena Hada Jira Wax Badan Ayaa Ka Khaldan Saluug Badanina Waa Jiraa”Cidii Aan Urur Wanaagsan Sameyn Kariweydaa Xisbi Wanaagsana Samayn Mayso”Maxamud Xaashi Cabdi
"Hal Kudhiga Ururka Kaah Waxa Weeye Cidii Aan Urur Wanaagsan Sameyn Kari Weydaa Xisbi Wanaagsan Samayn Karimayso,Cida Xisbiga Wanaagsan Sameyn Kariweydaana Dawlad Wanaagsan Dhisi Karimayso.
Waxaanu Aaminsanahay Oo Ukacnay Inaanu ...
Tuesday, October 11, 2022
-
Haayada Khayriga Ah Ee Ewada Oo Ceelbiyood Ka Qoday Deegaanka Tuulo Barwaaqo Ee Koonfur Bari Gobolka Saaxil”Daawo Muuqaal
Berberatoday.com)-Haayada Khayriga Ah Ee Ewada Oo Ceelbiyood Ka Qoday Deegaanka Tuulo Barwaaqo Ee Koonfur Bari Gobolka Saaxil"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8tAsTHlwRKc
 ...
Tuesday, October 11, 2022
-
“Shirkaduhu Markay Ku Guuldaraystaan Qandaraasyada Loo Diro Waxa Ay Adeegsan Odayaal”Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
"Shirkaduhu Markay Ku Guuldaraystaan Qandaraasyada Loo Diro Waxa Ay Adeegsan Odayaal"Madaxweyne Muuse Biixi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/oXDun95W3_g
&nb...
Tuesday, October 11, 2022
-
Mustafe Macalin Caydiin Oo La Dhashay Cabdinaasir Macalin Caydiid Oo Beeniyay Dhawaaq Dhiilo Leh Oo Walaalkii Oo Xanuunsan Kasoo Yeedhay Sheegayna In Loo Diyaariyay In Cisbataal Debdeed Loo Qaado”Daawo Muuqaal
Mustafe Macalin Caydiin Oo La Dhashay Cabdinaasir Macalin Caydiid Oo Beeniyay Dhawaaq Dhiilo Leh Oo Walaalkii Oo Xanuunsan Kasoo Yeedhay Sheegayna In Loo Diyaariyay In Cisbataal Debdeed Loo Qaado"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/...
Tuesday, October 11, 2022
« Previous Page — Next Page »