-
Puntland Oo Digniin Culus Kasoo Saartay Dhaq-dhaqaaqyo Ay Waddo Dowladda Federaalka
Garoowe(Berberatoday.com)-Maamul goboleedka Puntland, ayaa sheegay inuu kasoo horjeedo dhaq-dhaqaaqyada la xidhiidha shidaalka Soomaaliya ee ay waddo dowladda federaalka.
War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland, aya...
Friday, September 16, 2022
-
Qandaraas Bixinta Shidaalka Dawlada Xamar Oo La Ansixiyey
Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddiga isku-dhafka heer Wasaaradeed ee Qandaraas bixinta ee Soomaaliya, ayaa ansixiyay habraacyada qandaraas bixinta shidaalka ee u gudbiyay Wasiirka Wasaarada Batroolka Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar ...
Thursday, September 15, 2022
-
“Xisbiyada Mucaraadka Iyo Ururo Cusub Aan Qaangaadhin Ayaa Cadaawad Uhaya Berbera Iyo Gabilay Waxaanad Moodaa Inay Ka Quusteen Codkay Ka Doonayeen”Maayar Cabdishaku Cidin”Daawo Muuqaal
"Xisbiyada Mucaraadka Iyo Ururo Cusub Aan Qaangaadhin Ayaa Cadaawad Uhaya Berbera Iyo Gabilay Waxaanad Moodaa Inay Ka Quusteen Codkay Ka Doonayeen"Maayar Cabdishaku Cidin"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/kzDdzLqHaLo
...
Thursday, September 15, 2022
-
Dagaal-yahanada Tigray Oo Lumiyey Gacan Ku Heynta Magaaalo Muhiim Ah
Mekelle(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidamada Tigreega ee ku sugan waqooyiga Itoobiya, ee ay dagaalladu aafeeyeen, ayaa sheegay in dagaalyahannadiisu ay lumiyeen gacan ku haynta magaalo u dhow xuduudka gobolka uu la wadaago dalka...
Thursday, September 15, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Shacabka Burco Uga Mahad Naqay Soodhawaynta Ay Usameeyeen Isaga Iyo Weftigiisa”Daawo Muuqaal
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Shacabka Burco Uga Mahad Naqay Soodhawaynta Ay Usameeyeen Isaga Iyo Weftigiisa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/poc8vIVzO9k
Berberatod...
Thursday, September 15, 2022
-
Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaacisay Natiijada Itaxaankii Dugsiyada Dhexe Iyo Sare”Daawo Muuqaal
"Waxan TIKTOK La Yidhaa Aniga Gadhkayga Ayuunbey Ka Shaqaysaa" Gudoomiye Da'uud Gadhwayne"
Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaacisay Natiijada Itaxaankii Dugsiyada Dhexe Iyo Sare"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/D5r-wDbD8...
Thursday, September 15, 2022
-
“Ma Jirto Doorasho Ta Madaxtooyada Kasoo Horaysa, Oo Dalka Ka Dhacaysaa”Gudoomiye Cali Xaamud.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada cali xaamud jibriil oo ka hadlay munaasibad uu ka qaybgalay ayaa cadeeyay in aanay dalka ka dhcay doorasho kazoo horaysa ka ta madaxtooyada oo uu sheegay i...
Thursday, September 15, 2022
-
Faysal Cali Waraabe Oo Dafiray Hadal Cunfiya Uu Ku Duray Magaalooyinka Berbera Iyo Gabilay”Daawo Muuqaal
Burco(Berberatoday.com)-Faysal Cali Waraabe Oo Dafiray Hadal Cunfiya Uu Ku Duray Magaalooyinka Berbera Iyo Gabilay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/r3pV1DbOCVo
...
Thursday, September 15, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Xadhiga Ka Jaray Shaybaadhka Qaranka Ee Hubinta Tayada Cuntada Iyo Daawada.
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailand, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray shaybaadhka casriga ah ee hubinta tayada cuntada, daawada iyo agabka la isku qurxiyo (Cosmatics).
Mu...
Thursday, September 15, 2022
-
Ururada Geelayaasha Xamaalka Dekeda Berbera Oo Soodhawaynta Madaxweynaha Qeyb Muhiima Ka Qaatay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Ururada Geelayaasha Xamaalka Dekeda Berbera Oo Soodhawaynta Madaxweynaha Qeyb Muhiima Ka Qaatay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/R5arzePt2_c
...
Wednesday, September 14, 2022
« Previous Page — Next Page »