-
“Xisbigani Wuxu La Xisaabtami Doonaa Madaxda Uu Soo Saari”Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Waabari Cabdirisaaq Ataash”Daawo Muuqaal
"Xisbigani Wuxu La Xisaabtami Doonaa Madaxda Uu Soo Saari"Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Waabari Cabdirisaaq Ataash"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/GLiIBPP1Uqg
 ...
Tuesday, September 13, 2022
-
“Kaah Maaha Urure Waa Xisbi Shahaadadii Oo Kaliya Udhiman Tahay”Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje”Daawo Muuqaal
"Kaah Maaha Urure Waa Xisbi Shahaadadii Oo Kaliya Udhiman Tahay"Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/tqUcvumBT7Y
...
Tuesday, September 13, 2022
-
“Maxamud Xaashi Gacantii Lixaad Isagaa Lahaa Oo Abaal Buu Iigalay Taasana Keentay Inaan Shirweynaha Ururka Kaah Kasoo Qeyb Galo”Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif”Daawo Muuqaal
"Maxamud Xaashi Gacantii Lixaad Isagaa Lahaa Oo Abaal Buu Iigalay Taasana Keentay Inaan Shirweynaha Ururka Kaah Kasoo Qeyb Galo,
Horena Shir Urur Ugama Qeyb Galin Inaan Mid Dambe Ka Qeyb Galaana Iima Qorshaysna"Cabdirisaaq ...
Tuesday, September 13, 2022
-
Jabhada TPLF Oo Oggolaatey In Midowga Afrika Uu Dhexdhexaadiyo Wada Hadallada Udhaxaynaya Iyo Dowladda Itoobiya.
Mekkele(Berberatoday.com)-Jabhadda TPLF ee dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya, ayaa oggolaatey in Midowga Afrika ay gadh wadeen ka noqdaan wada hadalada u dhaxayn doona iyaga iyo dowladda Itoobiya.
TPLF horey waxay ugu g...
Tuesday, September 13, 2022
-
Cristiano Ronaldo Oo Kusii Jeeda Kooxaha Horyaalka Dalka Sucuudiga Oo Lacago Malaayin Dollar Ah Ku Raadinaya
“Waxaan Rajeynayaa In Cristiano Ronaldo Uu Imaan Doono Horyaalka Sacuudiga” – Yasser Al-MisehalYasser Al-Misehal oo ah Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Xiriirka Kubadda Cagta Sacuudiga. Ayaa wuxuu sheegay inuu rajeynayo in ciyaa...
Tuesday, September 13, 2022
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dooday Xeerka Qaxoontiga Iyo Magangalyo Doonka Ah!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha wakiilada somailand ayaa dood ka yeeshay xeerka qaxoontiga iyo Magangalyo doonka oo dhawaan la horkeenay golaha.
...
Tuesday, September 13, 2022
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Shirweynaha Madasha Dhaqaalaha Ee Heer Qaran.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay shirweynaha madasha dhaqaalaha heer qaran oo maanta la ibo furay.
Shirweynahan oo lagu lafo-gurayo ar...
Tuesday, September 13, 2022
-
“Sida Aan U Arko Qorshaha Madaxwayne Muuse Biixi Wax Kale Maaha Ee Waxa Ka Go’an In Aan Labadan Doorasho, Midna Qabsoomin”Cali Guray.
“KA DARYOO SACEENII DIBI BUU HADANA DHALAY”
“Sida Aan U Arko Qorshaha Madaxwayne Muuse Biixi Wax Kale Maaha Ee Waxa Ka Go’an In Aan Labadan Doorasho, Midna Qabsoomin, Waana Sida Ay Xaaladdu Hadda Ku Socoto”Cali Gu...
Tuesday, September 13, 2022
-
“Suuqyada Somaliland Sanadkii Waxa Lagu Qalaa In Ka Badan 2 Milyan Oo Neef”Wasiirka Qorshaynta Dr Buuxane”Daawo Muuqaal
"Suuqyada Somaliland Sanadkii Waxa Lagu Qalaa In Ka Badan 2 Milyan Oo Neef"Wasiirka Qorshaynta Dr Buuxane"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/4kyYoobnx4Y
Berbe...
Monday, September 12, 2022
-
Ciidanka Booliska Gobolka Gabilay Oo Wajaale Ku Qabtay Lacag 25 Kun Oo Dollar Ah Oo Hargeysa Lagaga Xaday Ruux Haweena”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Gabilay(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Gobolka Gabilay Oo Wajaale Ku Qabtay Lacag 25 Kun Oo Dollar Ah Oo Hargeysa Lagaga Xaday Ruux Haweena"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/kfIm8NTmPM8
&nbs...
Monday, September 12, 2022
« Previous Page — Next Page »