-
“Waan Ogolnahay In Mudo Kordhin Kooban Loo Sameeyo Madaxweyne Muuse Biixi”Faysal Cali Waraabe
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Faysal Cali Waraabe, ayaa waraysi uu siiyay laanta af-Soomaaliga ee BBC ku sheegay in xisbigiiga uu oggol yahay in muddo kordhin farsamo ah loo sameeyo xukuumadda jamhuuriyadda iskeed ...
Saturday, August 27, 2022
-
Dagaal 16 Qof Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Deegaamo Hoos Yimaada Gobolka Galguduud
Inta la xaqiijiyey 16 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 30 qof na waa ku dhaawacmeen Dagaal Saaka ka bilowday Deegaanka Laba Galle meel u jirta 5 Km kaasi oo u dhaxeeyaa laba maleeshiyada Beeleed.
Dagaalka ayaa ka bilowday Barkad ...
Saturday, August 27, 2022
-
Maayar Caasimada Hargaysa Oo Qaabiley Nin Dalka Kenya Uga Yimid Sidii Uu Isaga Bilad Ugudoonsiin Lahaa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa soo dhaweeyay islamarkaana ka aqbalay bilad uu gudoonsiiyay nin dalka kenya uga yimid sidii uu maayarka caasimada hargaysa u abaalmarin lahaa.
...
Saturday, August 27, 2022
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Talo Soojeedintii Gudida Ganacsatada Ah Ee Xal Uhelida Khilaafka Xukuumada Iyo Mucaaridka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa soo dhaweeyay go,aankii ay gudida ganacsatada ahi kazoo saareen muranka siyaasadeed ee udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada isagoo sheegay in ay danta dalka u aqbala...
Saturday, August 27, 2022
-
Haayado Somaliland Isaga Dhiga Inay Samofal Ka Samaynayaan Oo Oo Wargeys Ingiriiska Kasoo Baxa Ku Daabacay In Hablaha Da,da Yar Ee Somaliland Loola Dhaqmo Sida Badeecada Oo Kale Xoolana Lagu Bedesho’Waxa Qoray Ganacsade Axmed Ismaaciil
Waxaa qoray Ganacsade, Ismaaciil Axmed;
Wararkii beenta ahaa ee ay hay’aduhu fidin jireen waxa uu gaadhay heer ay ku warramaan in hablo yaryar sidii badeecadda loo iib geeyo ama lagu khasbo in ay jidhkooda ka ganacsadaan ...
Saturday, August 27, 2022
-
Mujaahid Cabdilaahi Dirawal Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Oo Ka Biyo Diiday Talo Soo Jeedintii Gudida Ganacsatada Somaliland, Kuna Eedeeyay In Ay Dalka Baabiinayaan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Cabdilaahi Dirawal Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Oo Ka Biyo Diiday Talo Soo Jeedintii Gudida Ganacsatada Somaliland, Kuna Eedeeyay In Ay Dalka Baabiinayaan"Daawo Muuqaal
https://yout...
Saturday, August 27, 2022
-
Dalka Turkey Oo Ku Gacan Saydhay Hanjabaad Shirkadaheeda Ee Uga Yimid Mareykanka,
Ankara(Berberatoday.com)-Dalka Turkey Oo Ku Gacan Saydhay Hanjabaad Shirkadaheeda Ee Uga Yimid Mareykanka,
https://youtu.be/ZCr5FdTyBdo
Berberat...
Saturday, August 27, 2022
-
Madaxweynaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh Maxamud Oo Safar Ku Yimi Putland Oo Laguna Soodhaweeyay Garowe”Daawo Muuqaal
Garowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh Maxamud Oo Safar Ku Yimi Putland Oo Laguna Soodhaweeyay Garowe"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/gF2cAk2Xu9c
&nb...
Saturday, August 27, 2022
-
Nadaafada Iyo Diinta Islaamku Waxay Ka Tidhi Waxa Inoo Sharaxaya Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Berberaawi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Nadaafada Iyo Diinta Islaamku Waxay Ka Tidhi Waxa Inoo Sharaxaya Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Berberaawi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/RhoPLJoIpEM
...
Saturday, August 27, 2022
-
Xaaladihii U Danbeeeyay Ee Abaarta Ka Jirta Degaanada Togdheer Iyo Daad-madheedh”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Togdheer(Berberatoday.com)-Xaaladihii U Danbeeeyay Ee Abaarta Ka Jirta Degaanada Togdheer Iyo Daad-madheedh"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/9QSO14d8nhA
&...
Saturday, August 27, 2022
« Previous Page — Next Page »