-
Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Ka Warbixiyay Tirada Dadka Ajaanibka Sharci Darada Kusoo Galayay Dalka Ee Ay Dib Uceliyeen.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha laanta socdaalka ee gobolka maroodi jeex cabdirashiid ayaa ka warbixiyay talaabooyin ay ciidamada laantu qaadeen la xidhiidha sidii dalka looga saari lahaa dadka sharci darada kusoo galay ee qax...
Friday, September 2, 2022
-
Diyaarad Qaad Siday Oo Lagu Rasaaseeyay Garoonka Diyaaradaha Laascaanod Iyo Dad Ku Dhaawacmay
Laascaanood(Berberatoday.com)-Inta la xaqiijiyey 4qof aya dhaawacmay kadib iska hor imaad saaka hiirtii waabari ka dhacay garoonka diyaaradaha Laascaanood.
Kooxo qaadlayaal ayaa isku rasaaseeyey garoonka kadib markii laysku...
Friday, September 2, 2022
-
“Dalka Isbadal Ayaa Dhalanaya Ee Ha War Warine, Nina Boqortooyo Uu Ku Waarayo Maaha”Gudoomiye Xirsi.
“Qolada xukuumadu waxay yidhaahdaan xirsi ayaa gabadh xidhay,bal kawarama 30hablood ee uu muuse xidhay”xirsi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa ka hadlay ficilada xukuumada ma...
Friday, September 2, 2022
-
Gabiley Oo Lagaga Dhawaaqay Gudida Dabagalka Ansixinta Gobolnimada Gabiley Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.
Gabiley(Berberatoday.com)-Maamulka Gobolka iyo ka degmada gabiley oo ay weheliyaan aqoonyahan iyo madaxdhaqameedka gobolku ayaa daahfuray xafiska ay ku shaqayn doonan gudida Dabagalka Iyo Ansixinta Gobolnimada Gabiley.
Sido...
Friday, September 2, 2022
-
Tplf Oo Sheegtay In Ciidamada Eritariya Iyo Kuwa Itoobiya Weerar Kusoo Qaadeen Gobolka Tigrey.
Mekelle(Berberatoday.com)-Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaalkii ka socday Waqooyiga Itoobiya uu sii xoogaystay, kaddib markii sida la sheegay ay dagaalka kusoo biireen Ciidamada Eritariya oo garab siinaya k...
Friday, September 2, 2022
-
Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Arimaha Doorashooyinka”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatioday.com)-Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Arimaha Doorashooyinka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/eFXPKv298dA
...
Thursday, September 1, 2022
-
“Qolada Xukuumadu Waxay Yidhaahdaan Xirsi Gabadh Buu Xidhay Laakin Muuse Biixi 30 Buu Xidhay”Xirsi Cali Xasan”Daawo Muuqaal
"Qolada Xukuumadu Waxay Yidhaahdaan Xirsi Gabadh Buu Xidhay Laakin Muuse Biixi 30 Buu Xidhay"Xirsi Cali Xasan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/mClsSYXDlJw
B...
Thursday, September 1, 2022
-
Isbarbar Shig Lagu Sameeyay Siday Uwaajaheen Wasaaradaha Caafimaadka Dalalka Portugal Iyo Somaliland Laaba Hooyo Oo Umul Arooray”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Isbarbar Shig Lagu Sameeyay Siday Uwaajaheen Wasaaradaha Caafimaadka Dalalka Portugal Iyo Somaliland Laaba Hooyo Oo Umul Arooray"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/4bOCQVGYrTY
&nb...
Thursday, September 1, 2022
-
Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Talo Soojeedintii Gudida Ganacsatada Ee Khilaafka Dalka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay soo jeedimihii iyo talooyinkii ay khilaafka siyaasadeed haatan taagan kasoo jeediyey xubnihii ganacsatada ahaa ee is xilq...
Thursday, September 1, 2022
-
Mikhail Gorbachev Oo Ahaa Hoggaamiyihii Ugu Dambeeyay Ee Midowga Soviet Oo Geeriyooday
Moscow(Berberatoday.com)-Mikhail Gorbachev, oo soo afjaray dagaalkii qaboobaa ee aan dhiig ku daadan, balse ku guul-darraystay in uu ka hortago burburkii Midowgii Sofiyeeti ayaa dhintay Talaadadii isaga oo 91 jir ah, sida ay...
Wednesday, August 31, 2022
« Previous Page — Next Page »