-
32 Qof Oo Ku Dhintay Shilal Ka Dhacay Turkiga
Ankara(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 32 Qof, ayaa ku geeriyooday Koonfur Bari ee dalka Turkiga Sabtidii, kadib markii shil baabuur oo sababay dhimashada shaqaalaha gurmadka oo ka jawaabayay shilal ka hor...
Sunday, August 21, 2022
-
Diyaaradaha Drons-Ka Oo Laf Dhuun Gashay Ku Noqday Ruushka?
Hargeysa, (Aftahannews)-Ciidamada Ruushka ee ku sugan Crimea ayaa lala beegsaday weerar cusub oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.
Hoggaamiyaha uu Ruushka u magacaabay gobolka ayaa sheegay in diyaarad aan duuu...
Sunday, August 21, 2022
-
Tirada Dhimashada Weerarkii Hotel Xayaat Oo La Shaaciyay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, ayaa sheegtay in ugu yaraan 21 qof ku dhinteen weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen hoteelka Xayaat.
Waxayna wasaaraddu ay intaas ku dartay in weerarkan ay ku dhaawa...
Sunday, August 21, 2022
-
Beel Kamid Ah Beelaha Dega Gobolka Gabiley Oo Doortay Jiif Caaqil Cusub.
Gabiley(Berberatoday.com)-Midkamid ah Beelaha Dega Gobolka Gabiley Ayaa Doortay Chief Caaqil Cusub Kaasi oo badali doona Caaqilkii Hore Ee Beesha oo dhawaan Geeriyooday,
Waxgaradka iyo odoyaahsa beesha baho Cali (Reer Yooni...
Sunday, August 21, 2022
-
Xisbiyada Mucaaridka Oo Shaaciyay Magacyada Iyo Tirada Taageerayaasha Ay Xukuumadu Ka Xidh Xidhay+Halka Ay Ku Xidhan Yihiin.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada mucaaridka somailand ee ucid iyo waddani ayaa shaaciyay tirade iyo magacyada dadka taageerayaasha ahaa ee xukuumadu ka xidh xidhay mudo haraadkii ay dhigeen 11bishan
Sidoo kale xisbiyada muc...
Sunday, August 21, 2022
-
Hablaha Dugsiga Nuuradiin Oo Abaalmarin Qaaliya Gudoonsiiyay Gabadh Wariye Ah Iyo Waxa Ay Ku Mutaysatay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka dugsiyada nuuradiin ayaa abaalmarin qaaliya gudoonsiiyay gabadh wariye ah oo difaacday diinta iy xidhashada xijaabka.
Maamulaha Dugsiyada nuuradiin culimo ay awdiin iyo asuuliyi...
Sunday, August 21, 2022
-
“In Maalin Walba Ninka Kursiga Fadhiya Laga Sugo, Xiliga Ay Doorashadu Dhacayso Waa Ayaan Daro”Sucaad Carmiye.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo sucaad Carmiye Odowaa oo kamid ah hablaha haldoorka ah ee reer Somaliland ayaa ayaan daro ku tilmaamtay in madaxwaynaha kursiga ku fadhiya laga sugo wakhtiga ay doorashadu qabsoomayso.
...
Sunday, August 21, 2022
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Intuu Madaxa Duubtay Nin Dilay Midna Dhawacay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Intuu Madaxa Duubtay Nin Dilay Midna Dhawacay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/zUUK-_oszb8
...
Saturday, August 20, 2022
-
Maxkamad Xabsi Daa’in Ku Xubin Ka Tirsan Daacish
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaakim ka tirsan maxkamadda Federaalka Mareykanka ayaa Jimcihii xukun xabsi daa’in ah ku riday xubin ka tirsan kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka, kadib markii lagu helay inuu ku lug lahaa shirq...
Saturday, August 20, 2022
-
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Madaxda Hay’adda EUCAP Geeska Afrika .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha guud ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Admiral Axmed Huure Haaruye ayaa kulan qaatay madaxda afrika uqaabilsan haayada EUCAP oo ay hogaaminayo gabadha uqaabilsan hawlgalka afrika Mss Dania Cossa ...
Saturday, August 20, 2022
« Previous Page — Next Page »