-
Dil Toogasho Oo Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo Iyo Ehelada Marxuumka Geeriyooday Ka Hadlay”Daawo Muuqaal
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Dil Toogasho Oo Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo Iyo Ehelada Marxuumka Geeriyooday Ka Hadlay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0CfdfsDnzXM
&...
Wednesday, August 24, 2022
-
Xasan Sheekh Oo Ballan-qaaday In La Awood Tiro Al-Shabaab
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir ay yeesheen Guddiga Amniga, ayaa shacabka Soomaaliya la wadaagay farriin ku saabsan xaaladda amni ee Soomaaliya iyo qorsheyaasha dowlad...
Wednesday, August 24, 2022
-
Mujaahid Ismaaciil Cali Farlow Oo Ka Waramay Maalmihii Qadhaadha Ee Halgankii SNM”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ismaaciil Cali Farlow Oo Ka Waramay Maalmihii Qadhaadha Ee Halgankii SNM"Daawo Muuqaa
https://youtu.be/4sj3QBFdrPw
&nb...
Wednesday, August 24, 2022
-
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi cabdilaahi jawaan oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo muranada xukuumada iyo mucaaridku dhaawaca ay ugaysteen samcadii Somaliland ku lahayd Geeska Africa
Sidoo kale siyaasi jawaan ay...
Wednesday, August 24, 2022
-
“Inaga Dhibta Ina Haysataa Waxaa Weeyi, Aqalka Madaxtooyada Oo Kaliya Ayay Taladii Ku Urursan Tahay”Garyaqaan Guleed Dafac.
“Dhibta Somaliland Ka Jirtaa Waxaa La Yidhaahdaa Mudo Korodhsi, Waxa Kale Oo Dhami Hareeraha Ayay Ka Xigaa”Gar Guled Dafac.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan guuleed Dafac ayaa ka hadlay Sobobta somaliland uga koriwayd...
Wednesday, August 24, 2022
-
Masuuliyiinta Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga Gobolka Saaxil Oo Xoolihii Uqaadilahaa Kala Badh Ka Joojiyay Markab Dalka Cumaan Kusii Jeeda Iyo Sababtoo Ay Sheegen
Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga Gobolka Saaxil Oo Xoolihii Uqaadilahaa Kala Badh Ka Joojiyay Markab Dalka Cumaan Kusii Jeeda Iyo Sababtoo Ay Sheegen
https://youtu.be/elv0oKS0fhw
&...
Tuesday, August 23, 2022
-
Gudi Dhexdhexaadin Ka Dhexwaday Xaglatoosiye Iyo Cabdirisaaq Ataash Oo Sheegay In Arinkaasi Dhinaca Ataash Ka Fashilmay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudi Dhexdhexaadin Ka Dhexwaday Xaglatoosiye Iyo Cabdirisaaq Ataash Oo Sheegay In Arinkaasi Dhinaca Ataash Ka Fashilmay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/XY6V2gv8eTo
&nbs...
Tuesday, August 23, 2022
-
Muqdisho: Dhibaatada Maandooriyaha Iyo Hadalheyntii Qabsatay TikTok
Muqdisho(Berberatoday.com)-Booliska Soomaaliya ayaa mar kale ka hadlay dhibaatada sii xoogaysanaysa ee uu maandooriyaha ku hayo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, halkaasoo dhallinyaro iyo dad da’ dhexaad ahba ay ku isticm...
Tuesday, August 23, 2022
-
Saraakiil Ciiddan Itoobiyan Ah Oo Socdaal Kutagay Garoowe Iyo Madxda Putland Oo Kulan La Qaatay
Garoowe(Berberatoday.com)-Saraakiil ciiddan oo ka socda wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Itoobiya, ayaa gaadhay magaalada Garoowe si ay Puntland uga wadahadlaan iskaashiga dhanka amniga.
Qunsulka Itoobiya u fadhiya Puntland...
Tuesday, August 23, 2022
-
“Dalkan Cirradu Nagaga Soo Baxday Uma Ogogolin In Nabaddiisa Lagu Ciyaaro.”Wasiir Mujaahid Maxamed Kaahin”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in Somaliland quruxda ay leedahay ee ay dheer tahay dalal badan oo ka tirsan Afrika in ...
Tuesday, August 23, 2022
« Previous Page — Next Page »