-
Mujaahid Axmed Waysa Cade Oo Kasoo Horjeestay Banaan Baxa Ay Xisbiyada Mucaaridku Wadaan Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka Jsl. “
“Waxaan Qabaa In Mudo Haraadka Imika La Qaban Qaabinayaa, Uu Yahay Mid Sobob Looga Dhigayo Nabadgalyo Darro”Muj Waysa Cade.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muj axmed waysa cade oo kamid ah xildhibaanadii hore ee golaha wakiilada...
Wednesday, August 10, 2022
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Galool Nuuradiin Diini Oo Kawar Bixiyay Lacagtii Diwaangalinta Ururka Ay Bixiyeen Maanta Iyo Cidii Ka Kaalamaysay Bixinta Lacagtaas”Daawo Muuqaal
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Galool Nuuradiin Diini Oo Kawar Bixiyay Lacagtii Diwaangalinta Ururka Ay Bixiyeen Maanta Iyo Cidii Ka Kaalamaysay Bixinta Lacagtaas"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/rv0SXf4xU1Q
...
Tuesday, August 9, 2022
-
“Mudaharaadkani Waa Mid Sharciga La ilaalinayo Oo Salmiya Oo Nabad Galiyadana Lagala Shaqayn Doono Ciidamada”Daawo Muuqaal
"Mudaharaadkani Waa Mid Sharciga La ilaalinayo Oo Salmiya Oo Nabad Galiyadana Lagala Shaqayn Doono Ciidamada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/EyLKIWsv46Y
&n...
Tuesday, August 9, 2022
-
“Mudaharaadkii Waa Naloo Ogolaaday Shacabkana Waxan Leeyahay….”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqaal
"Mudaharaadkii Waa Naloo Ogolaaday Shacabkana Waxan Leeyahay...."Gudoomiye Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/d9SaqAKzSKI
Berberatoday.com...
Tuesday, August 9, 2022
-
Gudida Nabad Galiyada Gobolka Saaxil Oo Shacabka Uga Digay Inay Mudaharaadaan Oo Isu Bax Rabshad Wata Sameeyaan”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Gudida Nabad Galiyada Gobolka Saaxil Oo Shacabka Uga Digay Inay Mudaharaadaan Oo Isu Bax Rabshad Wata Sameeyaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/EqXuIrJaWC0
&nb...
Tuesday, August 9, 2022
-
Qaar Kamida Haweenka Gobolada Somaliland Oo Taageero Umuujiyay Madaxwayne Muuse Biixi Kana Soo Horjeestay Mudaharaad Dalka Ka Qabsooma”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar Kamida Haweenka Gobolada Somaliland Oo Taageero Umuujiyay Madaxwayne Muuse Biixi Kana Soo Horjeestay Mudaharaad Dalka Ka Qabsooma"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/X7tjXkQFreE
...
Tuesday, August 9, 2022
-
Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Digniin U Diray Shaqaalaha Dawaladda”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Oo Digniin U Diray Shaqaalaha Dawaladda"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/4HF52tVfvVM
Berberatoday.com...
Tuesday, August 9, 2022
-
Qaar Kamida Shacabka Hargaysa Ayaa Ka Soo Hor Jeestay Mudaharaadyada Ay Mucaaradku Ku Baaqayaan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar Kamida Shacabka Hargaysa Ayaa Ka Soo Hor Jeestay Mudaharaadyada Ay Mucaaradku Ku Baaqayaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/pGK54UpmZa8
...
Tuesday, August 9, 2022
-
Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Kulan Ka Dalbaday Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa kulan la yeeshay Masuuliyiin ka socday Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCUD iyo WADANI, iyagoo ay wasiirka soo gaadhsiiyeen Qoraal a...
Tuesday, August 9, 2022
-
Xubno Kamida Golaha Wasiirada Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Fariina U Diray Bulshada Somaliland”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xubno Kamida Golaha Wasiirada Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Fariina U Diray Bulshada Somaliland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/UTZpbu_VBn4
B...
Tuesday, August 9, 2022
« Previous Page — Next Page »