Soomaaliya: 37 Qof Oo Ugu Geeriyooday Cudurka Daacuunka
Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa warbixin cusub oo ay soo saartay waxay ku sheegtay, in 37 qof ay sannadkan Soomaaliya ugu geeriyoodeen cudurka daacuunka.
Warbixinta hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa...