-
“Dawladda Hoose Hargaysi Way Ku Filan Tahay Suuqa Waaheen”Wasiir ku Xigeenka Wasiir Arrimaha Gudaha.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka wasarada arimaha gudaha Somaliland oo ay hareera joogaan maayarka caasimada iyo masuuliyiin kale oo dawlada hoose ee caasimada hargaysa katirsan ayaa ka halay halka ay marayso hawlaha n...
Wednesday, April 20, 2022
-
“Qiimaha Ay Culimadu Ku Leedahay Dalka Iyo Bulshadu Waa Mid Weyn Oo Waa Dhaxalkii Ambiyada”Madaxwayne Muuse Biixi Oo Kulan Afur Ah Madaxtooyada Ugu Sameeyay Culimada”Daawo Muuqaal
“Qiimaha Ay Culimadu Ku Leedahay Dalka Iyo Bulshadu Waa Mid Weyn Oo Waa Dhaxalkii Ambiyada”Madaxwayne Muuse Biixi Oo Kulan Afur Ah Madaxtooyada Ugu Sameeyay Culimada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/QRnsNEZzFkE
&...
Wednesday, April 20, 2022
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay Sidii Looga Tashan Lahaa Madaxwayne Biixi Iyo Balan Uu Qaaday Bacda Ramadaan.
Hrgeysa(Berberatoday)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysa cali waraabe oo caawa afur usameeyay suxufiyiintii maanta xabsiga laga soo daayay ayaa sheegay in ay ka xun yihiin in xukuumadu xadhig ugu abaal gudo xili ay caalamka gaadhs...
Wednesday, April 20, 2022
-
Masuuliyiinta Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Tacsi Udiray Ehelada Isduwihi Gudida Qandarasyada Qaranka Gobolka Sool Oo Laascaanod Xalay Lagu Dilay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Tacsi Udiray Ehelada Isduwihi Gudida Qandarasyada Qaranka Gobolka Sool Oo Laascaanod Xalay Lagu Dilay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/7aKW5bPamhE
...
Wednesday, April 20, 2022
-
Sadexdii Wariye Ee Lagala Hadhay Wariyayaashii Lasoo Daayay Shalay Ayaa Xabsiga Hargeysa Loo Dhaadhiciyay Maanta”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sadexdii Wariye Ee Lagala Hadhay Wariyayaashii Lasoo Daayay Shalay Ayaa Xabsiga Hargeysa Loo Dhaadhiciyay Maanta"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/ExMR-MLsfCQ
...
Wednesday, April 20, 2022
-
“Wasiirada Warfaafinta Iyo Arimaha Gudaha Waxaa Ceeb Ugu Filan In Warkoodii Warbaahintu Diiday Inay Baahiso …”Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdillahi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha arimaha Gudaha ee xisbiga ucid Yuusuf Kayse cabdilaahi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in warkii wasirada xukuumada la baahin waayo kadib markii ay colaysteen warbaahinta madaxa banana.
...
Tuesday, April 19, 2022
-
“Cumar Caydiidaw Waxaan Ku Leeyahay Shaydaankii Gobolka” Ganacsade Maxamed Axmed Maxamed Dheereye Oo Ka Jawaabay Eedo Uu Ujeediyay Ganacsade Cumar Caydiid”Daawo Muuqaal
"Cumar Caydiidaw Waxaan Ku Leeyahay Shaydaankii Gobolka" Ganacsade Maxamed Axmed Maxamed Dheereye Oo Ka Jawaabay Eedo Uu Ujeediyay Ganacsade Cumar Caydiid"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/_TU2sqr2Od8
Berber...
Tuesday, April 19, 2022
-
Hoos Udhaca Dhaqaalaha Guud Ee Dalka Dhaqaalaha Gaarka Ah Ee Qof Ilaa Qoys Iyo Saameynta Taban Ee Uu Ku Yeeshay Nolosha Dadka Jamhuuriyada Somaliland!
𝗗𝗛𝗔𝗤𝗔𝗔𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗚𝗨𝗨𝗗 𝗘𝗘 𝗗𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗜𝗟𝗔𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗤𝗔𝗔𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗚𝗔𝗔𝗥𝗞𝗔 𝗔𝗛 𝗘𝗘 𝗤𝗢𝗙 𝗜𝗟𝗔𝗔 𝗤𝗢...
Tuesday, April 19, 2022
-
Ciidamada Amaanka Iyo Wasaarada Deegaanka Somaliland Oo Soo Qabtay Harimacad Sife Sharcidaro Ah Dalka Looga Dhoofinaayay”Daawo Muuqaal
Xaaji Salaax(Berberatoday.com)-Ciidamada Amaanka Iyo Wasaarada Deegaanka Oo Soo Qabtay Harimacad Sife Sharcidaro Ah Dalka Looga Dhoofinaayay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/xla5iSbBJek
...
Tuesday, April 19, 2022
-
Ganacsade Cumar Caydiid Oo Wasiirka Hawlaha Guud Ku Eedeeyeey Inuu Qas Ka Wado Gudaha Tiyaatarka Hargeysa”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ganacsade Cumar Caydiid Oo Wasiirka Hawlaha Guud Ku Eedeeyeey In Qas Ka Wado Gudaha Tiyaatarka Hargeysa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/UP8Spm5iWug
...
Tuesday, April 19, 2022
« Previous Page — Next Page »