-
“Dhalinyarada Baraha Bulshada Doodaha Iyo Jawaabaha Xanafta Leh Ama Reeraysan Iskugu Marinaya, Waxaan Leeyahay Dhamaanteen Isku Dan Baadtihiin”Garyaqaan Timo.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Maxamed Maxamuud xaashi Timo oo kamid ah aqoonyahan reer Somaliland ayaa ka hadlay doodaha dhalinyarada dalka ee baryahan danbe baraha bulshada isku waydaarsadaan iyo fool xumada qaabka qabiila...
Thursday, April 21, 2022
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Ingiriiska.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka Dalka Ingiriiska Kate Foster oo safar shaqo ku timid Somaliland.
Waxaana Kulankaa ...
Wednesday, April 20, 2022
-
“Dadkii Sharka iyo Qabyaaladda Faafinayey ayaa ka Faa’Iidaystay Tignoolojiga Casriga ah” Gudoomiyaha Maxkamada Sare Aadan Xaaji Cali Axmed”Daawo Muuqaal
“Dadkii Sharka iyo Qabyaaladda Faafinayey ayaa ka Faa’Iidaystay Tignoolojiga Casriga ah” Gudoomiyaha Maxkamada Sare Aadan Xaaji Cali Axmed"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/lUwECMIdP18
...
Wednesday, April 20, 2022
-
“Waxaa biyo kama dhibcaan ah siyaasigu hadduu dafiro bud-dhigiisa siyaasadeed, inaanu isna kob-caleenle ka soo dur-durin” Waxa Qoray Kayd Cabdillahi Xandule
"Waxaa biyo kama dhibcaan ah siyaasigu hadduu dafiro bud-dhigiisa siyaasadeed, inaanu isna kob-caleenle ka soo dur-durin" Waxa Qoray Kayd Cabdillahi Xandule Halyey Hormuud "
Waxaynu ka war hayaa inuu Gudoomiyaha Xisbi...
Wednesday, April 20, 2022
-
BAAFIN;-Gabadh Raadinaysa Hooyadeed Oo Aanay Garanayn Magaceeda!
BAAFIN;
Inanta layidhaa ILHAN oo aan magac aabo lahayn degana wadanka faransiiska , islamarkaana hooyadeed dhigtay xarunta dhalinta/xanaanada caruurta ee Djibouti , kadibna loo qaaday faransiiska iyadda oo sanad wax ka yar jirt...
Wednesday, April 20, 2022
-
“Dawladda Hoose Hargaysi Way Ku Filan Tahay Suuqa Waaheen”Wasiir ku Xigeenka Wasiir Arrimaha Gudaha.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka wasarada arimaha gudaha Somaliland oo ay hareera joogaan maayarka caasimada iyo masuuliyiin kale oo dawlada hoose ee caasimada hargaysa katirsan ayaa ka halay halka ay marayso hawlaha n...
Wednesday, April 20, 2022
-
“Qiimaha Ay Culimadu Ku Leedahay Dalka Iyo Bulshadu Waa Mid Weyn Oo Waa Dhaxalkii Ambiyada”Madaxwayne Muuse Biixi Oo Kulan Afur Ah Madaxtooyada Ugu Sameeyay Culimada”Daawo Muuqaal
“Qiimaha Ay Culimadu Ku Leedahay Dalka Iyo Bulshadu Waa Mid Weyn Oo Waa Dhaxalkii Ambiyada”Madaxwayne Muuse Biixi Oo Kulan Afur Ah Madaxtooyada Ugu Sameeyay Culimada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/QRnsNEZzFkE
&...
Wednesday, April 20, 2022
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay Sidii Looga Tashan Lahaa Madaxwayne Biixi Iyo Balan Uu Qaaday Bacda Ramadaan.
Hrgeysa(Berberatoday)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysa cali waraabe oo caawa afur usameeyay suxufiyiintii maanta xabsiga laga soo daayay ayaa sheegay in ay ka xun yihiin in xukuumadu xadhig ugu abaal gudo xili ay caalamka gaadhs...
Wednesday, April 20, 2022
-
Masuuliyiinta Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Tacsi Udiray Ehelada Isduwihi Gudida Qandarasyada Qaranka Gobolka Sool Oo Laascaanod Xalay Lagu Dilay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Tacsi Udiray Ehelada Isduwihi Gudida Qandarasyada Qaranka Gobolka Sool Oo Laascaanod Xalay Lagu Dilay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/7aKW5bPamhE
...
Wednesday, April 20, 2022
-
Sadexdii Wariye Ee Lagala Hadhay Wariyayaashii Lasoo Daayay Shalay Ayaa Xabsiga Hargeysa Loo Dhaadhiciyay Maanta”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sadexdii Wariye Ee Lagala Hadhay Wariyayaashii Lasoo Daayay Shalay Ayaa Xabsiga Hargeysa Loo Dhaadhiciyay Maanta"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/ExMR-MLsfCQ
...
Wednesday, April 20, 2022
« Previous Page — Next Page »