-
DOORASHOOYINKII SOMALILAND EE MUDEYSNAA 2022 MA KU DHACAYAAN XILIGOODII ? !!! W/Q MAXAMED DHIMBIIL
Jamhuuriyada Somaliland waxa la sugayey sanadka 2022 in ay dhacaan doorashooyinkii ururada iyo axsaabta siyaasada, doorashadii guurtida iyo doorashadii madaxweynaha.
Waxa muuqata sansaan aanay doorashooyinkii ku dhacayn , s...
Friday, April 29, 2022
-
Wiil Somaliya Oo Siweyn Looga Raadinaayay Dalka Canada Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay Lana Soo Xidhay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Canada(Berberatoday.com)-Wiil Somaliya Oo Siweyn Looga Raadinaayay Dalka Canada Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay Lana Soo Xidhay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/vv60TK9vrKU
...
Friday, April 29, 2022
-
Aas Qaran Oo Hargeysa Loogu Sameeyay Marxuum Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qeyb Galay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aas Qaran Oo Hargeysa Loogu Sameeyay Marxuum Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qeyb Galay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/2nXqpW6eNo4
&nbs...
Friday, April 29, 2022
-
Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Waramay Taariikh Nololeedkii Marxuum Gen, Jaamac Maxamed Qaalib (Jamac Yare).
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraa/Muj Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale ”Boobe” ayaa ka hadlay taariikh nololeedkii marxuum general jaamac maxamed qaalib oo dhawaan ku geeriyooday dalka jabuuti.
Sidoo kale qoraa boobe ayaa tacsi u...
Friday, April 29, 2022
-
Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Deegaano Katirsan Gobolka Togdheer.
Togdheer(Berberatoday.com)-Deegano katirsan gobbolka togdheer ayaa waxaa ka dilaacay xanuunka shuban kuwaasi oo bulshada ku dhaqani ay qaylo dhaan usoo direen xukuumada xili ay ku jireen abaaro baahsan.
...
Friday, April 29, 2022
-
Dawladaha Mareykanka Iyo Ruushka Oo Isweydaarsaday Maxaabiis Labada Dal Ku Kala Xiodhnaa”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
USA(Berberatoday.com)-Dawladaha Mareykanka Iyo Ruushka Oo Isweydaarsaday Maxaabiis Labada Dal Ku Kala Xiodhnaa"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/0UA6OTthowg
Berberat...
Thursday, April 28, 2022
-
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Wejiga Labaad Ee Qaybinta Dhaqaalihii Loogu Talo Galay Ganacsatadii Yaryareyd Ee Suuqa Waaheen Ku Hanti Beelay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Wejiga Labaad Ee Qaybinta Dhaqaalihii Loogu Talo Galay Ganacsatadii Yaryareyd Ee Suuqa Waaheen Ku Hanti Beelay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/kUua9Y7UQ4...
Thursday, April 28, 2022
-
”Cidii Isku Dayda Inay Maalin Gaara Ciido, Talaabo Sharciga Waafaqsan Ayaa Laga Qaadayaa”Wasiirka Diinta Iyo Aqwafta Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh cabdirasaaq albaani ayaa digniin udiray cida isku dayda in ay ciido maali aan ahayn ka qaranku ogyahay ee lagu soomay.
”Cidii Isku Dayda Inay Maalin Ga...
Thursday, April 28, 2022
-
Sheekh Aadan Madoobe Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka Somaliya.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xillibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sh, Aadan Madoobe) ayaa ku guuleystay kursiga Guddoomiyaha golaha shacabka dawlada fadaraalka ah ee somaliya.
Doorashada golaha oo caawa ka dhacday Xarunta A...
Thursday, April 28, 2022
-
Gudidii Qaadhaan Ururinta Suuqii Gubtay Ee Waaheen Oo Sheegay Guud Ahaan Dhaqaalaha Soo Gaadhay”Daawo warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudidii Qaadhaan Ururinta Suuqii Gubtay Ee Waaheen Oo Sheegay Guud Ahaan Dhaqaalaha Soo Gaadhay"Daawo warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/4TrHR8qoTQM
...
Wednesday, April 27, 2022
« Previous Page — Next Page »