Dacwad Ka Dhan Ah Farmaajo Oo Loo Gudbiyay Maxkamadda ICC
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xeer Ilaaliye ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Garyaqaan Mukhtaar Nuur Abuukar, ayaa sheegay in madaxweynaha wakhtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ay ka dacweeyeen maxkamadda dambiyada aduun...