-
Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Shaqaalaha Dawladda Ee Siyaasada Ku Milma Iyo Xadhiga Majaajilayste Sayidk barakaysan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan guuleed dafac ayaa ka hadlay sharcigu waxa uu ka qabo shaqaalaha dawlada eek u milma siyaasada iyo xadhiga sharci darada ee xukuumada kula kacday jilaaga dadayar ee dhawaan lagu xidhay wallow m...
Wednesday, December 29, 2021
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Wadani Oo Kulan La Qaatay Khabiir Michael Robin Oo Socdaal Ku Jooga Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa hoyga uu magaalada hargaysa ka degan yahay ku qaabiley khabiir u ololeeya qadiyada Somaliland ee Michael robin oo socdaal ku jooga Somalilan...
Wednesday, December 29, 2021
-
Dawlada Ingiriiska Oo Qabtay Muhaajiriin Badan Oo Caruur Iska Dhigtay Si Ay Dhalasho Uhelaan”Daawo Muuqaal
UK(Berberatoday.com)-Dawlada Ingiriiska Oo Qabtay Muhaajiriin Badan Oo Caruur Iska Dhigtay Si Ay Dhalasho Uhelaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8xce3YMbIXw
Berberatoday.com...
Tuesday, December 28, 2021
-
Midawga Musharixiinta Madaxweynimada Somaliya Oo Bayaan Kusoo Saaray In Farmaajo Laga Saaro Madaxtooyada Villa Somaliya”Daawo Muuqaal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Midawga Musharixiinta Madaxweynimada Somaliya Oo Bayaan Kusoo Saaray In Farmaajo Laga Saaro Madaxtooyada Villa Somaliya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/bNZWvJJObuk
&nbs...
Tuesday, December 28, 2021
-
“Malaayinta Dolar Ee Kasoo Baxaday Shaybaadhka Covid19 Waa In Baadhis Lagu Sameeyaa”Maxamed Sidiiq Dhame”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Malaayinta Dolar Ee Kasoo Baxaday Shaybaadhka Covid19 Waa In Baadhis Lagu Sameeyaa"Maxamed Sidiiq Dhame"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/RN1DDxe03ek
...
Tuesday, December 28, 2021
-
Suldaan Maxamed Axmed Ismaaciil Oo Soodhaweeyay Furista Ururada Siyaasada”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Suldaan Maxamed Axmed Ismaaciil Oo Soodhaweeyay Furista Ururada Siyaasada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/9T2EaFMTcHk
Berberatoday.com...
Tuesday, December 28, 2021
-
Maareyaha Haayada Dekedaha Somaliland Oo Marsada Berbera Kusoo Dhaweeyay Michael Rupin Oo Ah Qoraa Taageera Qadiyada Madax Banaanida Somaliland
Berbera(Berberatoday.com)-Waxa saaka booqday magaalo marseeda Berbera Michael Rupin iyo gabadh yar uu dhalay Mr. Rupin waa aqoon yahan wax ka qora arimaha siyaasada caalamka, waana bare Jaamacadeed, sidoo kale waxa uu la taliye ...
Tuesday, December 28, 2021
-
“Hadii Ay Run Tahay Oo Madaxwayne Muuse Uu Doonayo In Somaliland Uu Ka Bedbaadiyo Khilaaf Siyaasi Ah, Waa In Doorashooyinku Sida Ay Ukala Horeeyaan, Aan Waxba Laga Bedelin” Siyaasi Cali Guray.
“Waxa Umusha Udan Ah, Ayaa Ilmahana Dan U Ah”Cali Guray.
Hadii Ay Run Tahay Oo Madaxwayne Muuse Uu Doonayo in SOMALILAND uu ka bedbaadiyo khilaaf siyaasi ah oo heer xun gaadhi kara waa in doorashooyinku sida ay u kala ho...
Tuesday, December 28, 2021
-
“Burco Laba Maayir Ayay Yeelanaysaa Haduu Sidan Ka Dayn Waayo Magaalada Inanka Yari, Sidii Qadaafi Ayaa Loogu Galayaa Meesha”Maayarkii Hore Ee Burco Maxamed Muraad
"Burco Laba Maayir ayay Yeelanaysaa haduu sidan ka dayn waayo Magaalada Inanka yari,
Sidii Qadaafi ayaa loogu galayaa Meesha"
Maayirkii Hore ee Degmada Burco Maxamed Muraad ayaa Dhaliilo Culus huwiyay Maayirka degmada ...
Monday, December 27, 2021
-
Ugaas Cabdiraxmaan Xaaji Daahir Casaan Oo Ka Dayriyay Xaalada Aabaareed Ee Deegaamada Gobolka Togdheer Hoos Yimaada Baaqna Udiray Xildhibaanadii Laga Doortay Gobolada Togdheer Iyo Saaxil”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Ugaas Cabdiraxmaan Xaaji Daahir Casaan oo kamid madaxda dhaqanka ee Somaliland oo warbaahinta kula hadlay Berbera ayaa ka dayriyay Xaalada abaareed ee dalka Ka Jirta Waxaanu baaq udiray Ugaasku Xildhibaan...
Monday, December 27, 2021
« Previous Page — Next Page »