-
“Sharci Dajiyuhu Waa Ilaahay Isaga Ha Loo Noqdo”Sheekh Cabdilaahi Xasan Xaashi Barbaraawi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Sharci Dajiyuhu Waa Ilaahay Isaga Ha Loo Noqdo"Sheekh Cabdilaahi Xasan Xaashi Barbaraawi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/_MjS2hXSKJA
Berberatoday.com...
Saturday, December 18, 2021
-
‘’Xumaanti Aan Soo Marnay Iyo Dhaawaci Aan Bulshada Ugaysanay Qalbigaan Ka Ooya‘’ Fanaan Hore Maxamed Bk”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-‘’Xumaanti Aan Soo Marnay Iyo Dhaawaci Aan Bulshada Ugaysanay Qalbigaan Ka Ooya‘’ Fanaan Hore Maxamed Bk"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/fEMGwwUW7FM
B...
Saturday, December 18, 2021
-
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Joogo Dalka Jabuut Iyo Waxyaabaha Ay Ka Caawinayso Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland Cabdixakiim Siciid Bustaale ayaa safar shaqo ku jooga dalka jabuti ayaa ka warbiixyay ujeedada safarkiisa iyo marti qaad uu ka helay dhigiisa dalka jab...
Saturday, December 18, 2021
-
Xildhibaan Aqalka Cad Ee Maraykanka Ugu Baaqay In Somaliland Loogu Yeedho Jamhuuriyadda Somaliland
BOB MENENDEZ WAXA UU KA CODSADAY GUDOOMIYAHA AQALKA CAD IN LA JOOJIYO ERAYGA AH” JAMHIURIYADA ISKEED ISKU MAGACAWDAY”
Breaking News-
Jimce, December 17,2021
Bob Mendez oo ah Senator laga soo doorto gobol...
Saturday, December 18, 2021
-
Furista Ururada Siyaasada Ee 2022 Waa In Uu Ka Duwanaadaa Qaabka Is Abaabulka Iyo Habka Qiimeynta Ee Wax Lagu Doortay Labadii Goor Ee Hore! “Maxamed Dhimbiil
“𝟮𝟬𝟮𝟮 𝗪𝗔𝗔 𝗜𝗡 𝗨𝗨 𝗞𝗔 𝗗𝗨𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗗𝗔𝗔 𝗟𝗔𝗕𝗔𝗗𝗜𝗜 𝗚𝗢𝗢𝗥 𝗘𝗘 𝗛𝗢𝗥𝗘 , 𝟮𝟬𝟬𝟮 𝗜𝗬𝗢 𝟮𝟬𝟭...
Saturday, December 18, 2021
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay 11 Bilood Ee Udanbeeyay Shilalka Gaadiidka Dalka Ka Dhacay Iyo Tirada Ku Dhimatay+ Kuwo Ku Dhaawacmay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed (Ataash) ayaa ka hadlay 11 bilood ee ugu dambeeyey, waxaanu sheegay in todoba kun oo shil in ka badani ay dalka ka dha...
Saturday, December 18, 2021
-
“Madaxdeena Na Dhaleecaynaya Waxaan Leenahay Noo Kaalaya Oo Ogaada Waxa Ka Jira Jaamacada Barwaaqo……” Qaar Kamid Ah Hablaha Jaamacada Barwaaqo”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Madaxdeena Na Dhaleecaynaya Waxaan Leenahay Noo Kaalaya Oo Ogaada Waxa Ka Jira Jaamacada Barwaaqo......" Qaar Kamid Ah Hablaha Jaamacada Barwaaqo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Ia-PI4Q0qxU
...
Friday, December 17, 2021
-
“Dacaayada La Yidhi Hablaha Waa Lagu Gaalaysiiyaa Jaamacadda Barwaaqo Waa Waxba Kama Jiraan ….” Wasiirka Diinta Cabdirisaaq Albaani”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Dacaayada La Yidhi Hablaha Waa Lagu Gaalaysiiyaa Jaamacadda Barwaaqo Waa Waxba Kama Jiraan ...." Wasiirka Diinta Cabdirisaaq Albaani"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/MYEu75sn-4A
...
Friday, December 17, 2021
-
Gudida Joogtada ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Wasaaradda Maaliyada uSoo Jeediyey in Dadka Dhimirka Ka Xanuunsanaayo Cashuur Loo Saaro Sigaarka”
Hargaysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Casoowe oo Golaha Wakiilada ka Hor Akhriyey Warbixintii Gudida Joogtada Ayaa sheegay Hadii Dadka Dhimirka Ka Buka 200 slsh Ah Loo Saaray Qaadka waa In Sigaarkana Loo Saaro 200 SLSh
Sigaarka...
Friday, December 17, 2021
-
Turkiga Oo Dad Somaliya Soo Mastaafuriyay Iyo Dambiyada Lagu Helay
Istanbul(Berberatoday.com)-Turkiga Arbacadii daraad waxaa laga tarxiilay 40qof Somali ah oo mudooyinkan ku jiray xabsiyada .
Dadkaan ayaa isugu jira kuwo tahriib lagu qabtay, kuwo sharci daro lagu qabtay iyo iqaamadoodii la...
Friday, December 17, 2021
« Previous Page — Next Page »