-
Warbixin: Xaalada Abaared Ee Kajirta Deegaamada Gobolka Daadmadheedh Hoos Ymaada”Daawo Muuqaal
Oodweyne(Berberatoday.com)-Warbixin: Xaalada Abaared Ee Kajirta Deegaamada Gobolka Daadmadheedh Hoos Ymaada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/KrAKzzqp9e4
Berberatoday.com...
Tuesday, December 7, 2021
-
Xisbiga Wadani Oo Wasaarada Isgaadhsiinta Eedo Culus Ujeediyay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga wadani khaddar xuseen ayaa eedo culus ujeediyay wasarada isgaadhsiinta Somaliland oo uu sheegay in ay cunaha qabatay ganacstadii isgaadhsiinta ismarkaana ay ku fashilantay hawli...
Tuesday, December 7, 2021
-
“Golaha Deegaanka Hargaysa Waxa Yimiday Dhaliyaro Ubaahan In Ay Ku Taageero, Xeerka Caasimada Qaranka Waana Muhiim”Xildhibaan Xasan Dhuxul.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xasan Saleebaan Dhuxul “laabsaalax” oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay waajibaadka saran golaha iyo hawlaha laga sugayeen khuseeya nolosha bulshada in ay d...
Tuesday, December 7, 2021
-
“Wadamo Badan Kacdoonku Waxa Uu Ka Bilaabmay Roodhida Laysu Dhaarsaday Maantana Halkaas Ayaynu Maraynaa..”Xildhibaan Axmed Nuur Kuruuje”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Wadamo Badan Kacdoonku Waxa Uu Ka Bilaabmay Roodhida Laysu Dhaarsaday Maantana Halkaas Ayaynu Maraynaa.."Xildhibaan Axmed Nuur Kuruuje"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/DMqz1l21aks
...
Tuesday, December 7, 2021
-
“Wadaniyoow Wixii Yaraa Ee Aad Hayseena Iska Wareejise Armaad Anagana Cod Naga Weydaan. Xirsi Baa Wadani Loo Dhiibay Cod Ku Bixinmaynee”Maayarkii Hore Ee Burco Maxamed Muraad”Daawo Muuqaal
Burco(Berberatoday.com)-“Wadaniyoow Wixii Yaraa Ee Aad Hayseena Iska Wareejise Armaad Anagana Cod Naga Weydaan. Xirsi Baa Wadani Loo Dhiibay Cod Ku Bixinmaynee"Maayarkii Hore Ee Burco Maxamed Muraad"Daawo Muuqaal
https://yout...
Tuesday, December 7, 2021
-
Warbixin Laga Qoray Taariikhdii Ganacsi Ee Marxuum Ganacsade Mohamed Abdillahi Kaahin “Xoogsade” ▪︎
▪︎Waxa Aan Aad u soo koobay taariikhda Ogsadey, waxa ay Ahayd in aanan soo koobin sababta oo ah waa taariikh xiiso leh.
Isniin, November 22,2021
1925 Waxa ku dhashay Gabiley wiil yar oo lagu magacaabo Mohamed.Mohamed A...
Tuesday, December 7, 2021
-
“Ruqii Ficilkii Aan Ka Sameeyay Deegaanka Ruqi Dareen Ayuu Ahaa Muu Aheyn Qorshe Olole Waana Halkii Aan Ku Koray, Hadii Oohin Cod Lagu Helayo Borama Oo 90 Kun Oo Cod Yaalo Ayaan Codka Ugu Ooyi Lahaa”Xildhibaan Maxamed Abiib”Daawo Muuqaal
"Ruqii Ficilkii Aan Ka Sameeyay Deegaanka Ruqi Dareen Ayuu Ahaa Muu Aheyn Qorshe Olole Waana Halkii Aan Ku Koray Aan Waxbarashada ka Bilaabay, Hadii Oohin Cod Lagu Helayo Borama Oo 90 Kun Oo Cod Yaalo Ayaan Codka Ugu Ooyi Lahaa.
...
Monday, December 6, 2021
-
Dawlada Giriiga Oo Martigelinaysa Qoxooti Udhashay Dalalka Ay Kamid Tahay Somaliya”Daawo Muuqaal
Athens(Berberatoday.com)-Dawlada Giriiga Oo Martigelinaysa Qoxooti Udhashay Dalalka Ay Kamid Tahay Somaliya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/1ZVULqV98gE
Berberatoday.com...
Monday, December 6, 2021
-
“Xukumada Somalilnd Waxay Gabay Masuuliyadii Ay Qaranaka Uhaysay”Xildhban Barkhad Batuun Oo Ka Hadlay Roodhida Qiimeheedu Kor Ay Uqaadeen Ganacsatadu”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Xukumada Somalilnd Waxay Gabay Masuuliyadii Ay Qaranaka Uhaysay"Xildhban Barkhad Batuun Oo Ka Hadlay Roodhida Qiimeheedu Kor Ay Uqaadeen Ganacsatadu"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/gcVCO5_Pe...
Monday, December 6, 2021
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Canbaareeyay Xadhiga Sharci Darada Ee Xukuumadu Kula Kacday Wiil Dhalinyaro ah Oo Sameeyay Riwaayad.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in xukuumada madaxwayne biixi xidho dhalinyaro soo jishay riwayad ay waaciqa kaga hadlay
Sidoo kale gudoomiye faysal...
Monday, December 6, 2021
« Previous Page — Next Page »