-
Saydka Barakaysan Oo Uduur-xullid Xukuumaddeed Xabsiga Loo Dhigay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Idiris Ilig oo ku magac dheer Sayidka barakaysan oo ah jilaa dhilinyarada ah oo dagan Magaalada Hargaysa, ayaa lagu xidhay xarunta dambi baadhista (CID-da) ee Hargaysa, kadib markii uu dhawaan riwaayad k...
Tuesday, December 7, 2021
-
”Xukuumaddi Wali Fartay Malab Kula Jirtaa Dadkiina Bakhti Bay Kudhawyihiin”Xamse Khayre Xoghayaha Ganacsiga Xisbiga Wadani”Daawo Muuqaal
hargeysa(Berberatoday.com)-''Xukuumaddi Wali Fartay Malab Kula Jirtaa Dadkiina Bakhti Bay Kudhawyihiin''Xamse Khayre Xoghayaha Ganacsiga Xisbiga Wadani"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/HNLdt3S8Mno
...
Tuesday, December 7, 2021
-
Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabey Ganacsato Isku Dhaarsaday Inay Kordhiyaan Qiimaha Roodhida.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka ammaanka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ah masuuliyiinta Wershadaha Roodhida Laydhka sameeya oo iska soo duubay muuqaal ay isku dhaarsadeen in la kordhiyo qiimaha roodhida.
...
Tuesday, December 7, 2021
-
“Cidnna ka Aqbalimayno In Ay Umadda U Heshiiyaan Maciishadana ku Qaaliyeeyaan”Wasiir Kuxigeenka Ganacsiga Somaliland”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka wasaarada ganacsiga somaliland ayaa ka hadlay ganacsato shacabka uheshiiyay in ay rootida ku qaaliyeeyaan.
Sidoo kale wasiir kuxigeenka wasarada ganacsiga ayaa wasiir saajin ka difaa...
Tuesday, December 7, 2021
-
Maxay Isku Dhaarsadeen Ganacsatada Roodhiilayaashu Iyo Waxay Diintu Ka Qabto La Sheegay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxay Isku Dhaarsadeen Ganacsatada Roodhiilayaashu Iyo Waxay Diintu Ka Qabto La Sheegay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/4-lbG1i5z_M
Berberatoday.com...
Tuesday, December 7, 2021
-
Warbixin: Xaalada Abaared Ee Kajirta Deegaamada Gobolka Daadmadheedh Hoos Ymaada”Daawo Muuqaal
Oodweyne(Berberatoday.com)-Warbixin: Xaalada Abaared Ee Kajirta Deegaamada Gobolka Daadmadheedh Hoos Ymaada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/KrAKzzqp9e4
Berberatoday.com...
Tuesday, December 7, 2021
-
Xisbiga Wadani Oo Wasaarada Isgaadhsiinta Eedo Culus Ujeediyay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga wadani khaddar xuseen ayaa eedo culus ujeediyay wasarada isgaadhsiinta Somaliland oo uu sheegay in ay cunaha qabatay ganacstadii isgaadhsiinta ismarkaana ay ku fashilantay hawli...
Tuesday, December 7, 2021
-
“Golaha Deegaanka Hargaysa Waxa Yimiday Dhaliyaro Ubaahan In Ay Ku Taageero, Xeerka Caasimada Qaranka Waana Muhiim”Xildhibaan Xasan Dhuxul.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xasan Saleebaan Dhuxul “laabsaalax” oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay waajibaadka saran golaha iyo hawlaha laga sugayeen khuseeya nolosha bulshada in ay d...
Tuesday, December 7, 2021
-
“Wadamo Badan Kacdoonku Waxa Uu Ka Bilaabmay Roodhida Laysu Dhaarsaday Maantana Halkaas Ayaynu Maraynaa..”Xildhibaan Axmed Nuur Kuruuje”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Wadamo Badan Kacdoonku Waxa Uu Ka Bilaabmay Roodhida Laysu Dhaarsaday Maantana Halkaas Ayaynu Maraynaa.."Xildhibaan Axmed Nuur Kuruuje"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/DMqz1l21aks
...
Tuesday, December 7, 2021
-
“Wadaniyoow Wixii Yaraa Ee Aad Hayseena Iska Wareejise Armaad Anagana Cod Naga Weydaan. Xirsi Baa Wadani Loo Dhiibay Cod Ku Bixinmaynee”Maayarkii Hore Ee Burco Maxamed Muraad”Daawo Muuqaal
Burco(Berberatoday.com)-“Wadaniyoow Wixii Yaraa Ee Aad Hayseena Iska Wareejise Armaad Anagana Cod Naga Weydaan. Xirsi Baa Wadani Loo Dhiibay Cod Ku Bixinmaynee"Maayarkii Hore Ee Burco Maxamed Muraad"Daawo Muuqaal
https://yout...
Tuesday, December 7, 2021
« Previous Page — Next Page »