-
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Sharcidaro Iyo Boob Ku Tilmaamay Ciid Deegaamada Gobolka Awdal Hoos Yimaada Looga Raro Dalka Jabuuti Iyo Baaq Uu Udiray Xukumada”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Sharcidaro Iyo Boob Ku Tilmaamay Ciid Deegaamada Gobolka Awdal Hoos Yimaada Looga Raro Dalka Jabuuti Iyo Baaq Uu Udiray Xukumada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/VOCIB61b_V4
...
Saturday, November 27, 2021
-
Al-Shabaab Oo Sheegatay Qarax Arday Iskuul Lagu Laayay Oo Muqdisho Ka Dhacay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xarakada Al-shabaab, ayaa sheegatay masuuliyadda weerar Ismiidaamin ah oo subaxnimadii hore ee saakay ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku dhinteen 8 Qof oo u badan Arday Iskuul.
...
Saturday, November 27, 2021
-
Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saartay Boobka Doorashada Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Beesha Caalamka ee taageerta Soomaaliya, ayaa ka hadashay walaaca laga muujiyay habsami u socodka doorashada golaha Shacabka iyo cabashada laga muujinayo doorashooyinka, isla markaana waxay ku baaqeen in...
Saturday, November 27, 2021
-
“Waxaan Halkan Ka Qirayaa Inuu Cabdiraxmaan Cirro Badelay Siyaasaddii Somaliland”W/Q Jamaal Cali Xuseen
Waxaan halkan ka qirayaa inuu Cabdiraxmaan Cirro badelay siyaasaddii Somaliland
Maahmaah ay leeyahiin dadka ku nool waddanka Trinidad and Tobago ee ku yaala Jasiiradaha Carribeanka ayaa tidhaahda: " Eat little, and you ...
Saturday, November 27, 2021
-
Boqor Buurmadow Oo Booqday Dadkii Laga Raafay Somaliland Iyo Qadarka Lacag Uu Ku Wareejiyay.
Baydhabo(Berberatoday.com)--Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, Ayaa lacag dhan 120 kun oo dollar guddoonsiiyay dadkii ay xukuumada Somaliland kasoo tarxiishay gobolada Sool iyo Sanaag, isagoo u balan qaaday in ay heli doonaan wi...
Saturday, November 27, 2021
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Xaalada Itoobiya Iyo Raysal-wasaare Abiye Oo Fariin Kasoo Diray Furimaha Hore Ee Dagaalka!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa lagu Arkay safka hore furinta dagaalka maalmo ka Dib Markii uu sheegay in uu dagaalka hoggaamin doono.
Dowlada Itoobiya ayaa ma...
Saturday, November 27, 2021
-
“Waa In Dadka Madaxda Ah Daacad Loo Noqdo Oo Wanagooda Laga Taliyo Xumanatoodana..”Sheekh cabdillahi Xasan Xaashi Barbaraawi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Waa In Dadka Madaxda Ah Daacad Loo Noqdo Oo Wanagooda Laga Taliyo Xumanatoodana..”Sheekh cabdillahi Xasan Xaashi Barbaraawi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/qQrQUQMfrxU
 ...
Saturday, November 27, 2021
-
Madaxweynaha Dawlada Deeganka Somalida Itoobiya Oo Wasiiro Xukumada Somaliland Ka Tirsani Kusoo Dhaweeyeen Degmo Xuduudeeda Wajaale Iyo Ujeedada Safarkiisa”Daawo Muuqaal
Wajaale(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dawlada Deeganka Somalida Itoobiya Oo Wasiiro Xukumada Somaliland Ka Tirsani Kusoo Dhaweeyeen Degmo Xuduudeeda Wajaale Iyo Ujeedada Safarkiisa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ydNcEV5jUzE
...
Saturday, November 27, 2021
-
Daawo Muuqaalka”Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Axmed Faarax Cadare
“Habeenkii Marka Aad Hargaysa Joogto Waxaad Moodaa Caasimadii Caalamka In Aad Joogto, Maalintii Waxaad Is Odhanaysaa Waa Maxay Magaalada Dusha Ka Miinaysani”Gudoomiyaha komishanka Tamarta.
Hargeysa(Berberatoday.co...
Saturday, November 27, 2021
-
In Ka Badan Hal Million Oo Dumar Ah Oo Babaanbax Ka Sameeyay Guud Ahaan Wadanka UK Iyo Sababta”Daawo Muuqaal
London(Berberatoday.com)-In Ka Badan Hal Million Oo Dumar Ah Oo Babaanbax Ka Sameeyay Guud Ahaan Wadanka UK Iyo Sababta"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/SN1LBIVajOc
Berberatoda...
Friday, November 26, 2021
« Previous Page — Next Page »