-
DaawWaraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La layeeshay Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Daboolka Ka Qaaday.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha xisbga wadani xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha hankiisa musharaxnimo ee gudoomiyaha xisbiga wadani ,loolanka udhexeeyay siyaasiyiin ay ...
Tuesday, November 9, 2021
-
TPLF Oo Shuruudo Adag Ku Xidhay Wada Hadal Ay La Gasho Dowlada Itoobiya.
Mekelle(Berberatoday.com)-Midowga Africa ayaa dhexdhexaadin ka bilaabay dagaal kasocda dalka itoobiya ee udhexeeya dawlada iyo jabhada TPLF iyadoo TPLF Ay shuruudo adag ku xidhay wada hadal ay la gasho dawlada uu hogaamiyo raysawa...
Tuesday, November 9, 2021
-
Xaalad Abaareed Oo Ka Taagan Deegaanka Duruqsi Ee Gobolka Togdheer Oo Waxgaradka Iyo Odayaasha Deegaankaas Oo Baaq Usoo Diray Xukumada”Daawo Muuqaal
Duruqsi(Berberatoday.com)-Xaalad Abaareed Oo Ka Taagan Deegaanka Duruqsi Ee Gobolka Togdheer Oo Waxgaradka Iyo Odayaasha Deegaankaas Oo Baaq Usoo Diray Xukumada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/DQ-xBWxaPLI
...
Monday, November 8, 2021
-
“Maayir Mooge Waanu Ku Taageersanahay Hawl Galadii Kor Loogu Qaadaayay Bilicda Caasimada”Maxamed Sdiiq Dhame”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Maayir Mooge Waanu Ku Taageersanahay Hawl Galadii Kor Loogu Qaadaayay Bilicda Caasimada"Maxamed Sdiiq Dhame"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Ck6QVKpilTw
Berberatoday.co...
Monday, November 8, 2021
-
Mareykanka 21 Milyan Oo Dollar Ku Bixinaya Soo Qabashada Hogaamiyayaasha Al-Shabaab”Daawo Muuqaal
USA(Berberatoday.com)-Mareykanka 21 Milyan Oo Dollar Ku Bixinaya Soo Qabashada Hogaamiyayaasha Al-Shabaab"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/MOe6buaLGj8
Berberatoday.com...
Monday, November 8, 2021
-
”Xisbiyadda Mucaaridku Waxay Iman Jireen Iyaga Oo Qandaraas Doonaya ”Gudoomiyihii Gudida Qandaraasyada Qaranka Ee Xilka Laga Qaaday Nuux Maxamed Xuseen”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-''Xisbiyadda Mucaaridku Waxay Iman Jireen Iyaga Oo Qandaraas Doonaya ''Gudoomiyihii Gudida Qandaraasyada Qaranka Ee Xilka Laga Qaaday Nuux Maxamed Xuseen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/eeQTbvlZym0
...
Monday, November 8, 2021
-
Warbixin”Faa’iidada Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Baneyntii Jidka Wayn Ee Wadnaha Hargeysa”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbixin"Faa’iidada Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Baneyntii Jidka Wayn Ee Wadnaha Hargeysa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/BVCTudserdE
Berberatoday.co...
Monday, November 8, 2021
-
“30Sannadood Ma Jiri Karno Siyaasad, Reer Hebel Iyo Reer Hebel Ah, Waa Xiligii Aynu Aduunka La Jaanqaadi Lahayn” Wasiirka Gaadiidka Cabdirisaaq Ataash”Daawo Muuqaal
Gabiley(Berberatoday.com)-“30Sannadood Ma Jiri Karno Siyaasad, Reer Hebel Iyo Reer Hebel Ah, Waa Xiligii Aynu Aduunka La Jaanqaadi Lahayn” Wasiirka Gaadiidka Cabdirisaaq Ataash"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ddTccsNwxkg
...
Monday, November 8, 2021
-
Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii kala Wareegay Badhasaabkii Hore.
Gabiley(Berberatoday.com)-Wasiirkuxgeenka wasarada arimaha gudaha jsl ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay badhasaabkii hore ee gobolka gabiley iyo badhasaabka cusub.
Sidoo kale waxaa munaasibada xil wareejinta kaz...
Monday, November 8, 2021
-
Suldaan Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Madax-dhaqameed Ka Socday Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxdhaqameed uu hormuud uyahay suldaan guud ee beelaha subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay madaxdhaqameed ka socday ismaamulka s...
Monday, November 8, 2021
« Previous Page — Next Page »