-
“Allah SWT Wuxu Ina Yidhi Cadaalad Isku Xukuma,Hadii Cadaalad La Waayo Waxa Imanaya Dulmi” Xildhibana Siciid Sokeeye Oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Dhaawacay Xildhibaan Guruuje”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Allah SWT Wuxu Ina Yidhi Cadaalad Isku Xukuma,Hadii Cadaalad La Waayo Waxa Imanaya Dulmi" Xildhibana Siciid Sokeeye Oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Dhaawacay Xildhibaan Guruuje"Daawo Muuqaal
ht...
Saturday, October 2, 2021
-
“Maxamuud Xaashi Hogaamintiisa Waanu Naqaanaa Saaxiibna Waanu Nahay Haduu Nooyimaadana Waa Muwaadin Somalilander Ah Oo Xaq Buu Uleeyahay Inuu Nagu Soo Biiro Laakiinise Xisbi Lagu Wareejianayaa Majiro, Xisbiyadu Ma Dukaan Baa”Gudoomiye Faysal Cali waraabe”Daawo Muuqaal
Gabiley(Berberatoday.com)-"Maxamuud Xaashi Hogaamintiisa Waanu Naqaanaa Saaxiibna Waanu Nahay Haduu Nooyimaadana Waa Muwaadin Somalilander Ah Oo Xaq Buu Uleeyahay Inuu Nagu Soo Biiro Laakiinise Xisbi Lagu Wareejianayaa Majiro, Xis...
Saturday, October 2, 2021
-
Xarunta Xuquuqul Insaanka Madaxbanaan Oo War Ka Soo Saartay Arimaha Xad Gudubka Ah Ee Somaliland Ka Dhaca.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xarunta xuquuqal iisaanka madaxbanaan ee HRC Ayaa kulan ay soo qaban qaabisay oo ku qabatay magaalda hargaysa waxaa lagaga hadlay xadgudubyada iyo tacadiyada xoriyatul hadalka ee ka dhaca Somaliland.
...
Saturday, October 2, 2021
-
Kastamka Dekeda Berbera Oo Saaka Aan Wax Badeecada Cashuurin Iyo Sababta
Berbera(Berberatoday.com)-Shaqadii Cashuurta Badeecadaha Iyo Gaadiidka Cusub Ee Dekeda Berbera Kasoo Dagaya Oo Saaka Taagan Gabi Ahaanba Sababta Shaqada joojisay Ayaa Ah Inay Ganacsatadu Diiday Lacag 50.000 SL Shilin Ah Oo Rugta G...
Saturday, October 2, 2021
-
Maxaa Fashiliyey Mooshinkii Ay Wateen Xildhibaannada Muxaafidka Ee Golaha Wakiilada Somaliland?W/Q Saleeban Saxansaxo
Mudaneyaasha Muxaafidka ah ee Golaha Wakiillada, ayaa ku guul dareystay inuu meel mar noqdo mooshin ay horkeen Golaha Wakiillada, kaasoo xambaarsanaa nuxur la mid ah mid kale oo ay wateen Xildhibaannada Mucaaradka ee Golahaasi.
...
Saturday, October 2, 2021
-
Qaramada Midoobay Oo Walaac Ka Muujisay Go’aanka Itoobiya Ku Ceydhisay 7 Sarkaal Oo Shaqaalaha Qaramada Midoobay Katirsan
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Itoobiya ayaa amar ku bixisay in dalkeeda laga saaro toddobo sarkaal oo oo ka tirsan Qaramada Midoobay, sidda lagu sheegay bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadd maalinimadii shalay o...
Saturday, October 2, 2021
-
Maxaa Ku Cusub Gobolkii Geeska Africa?
Jamhuuriyada Somaliland;
Waxa socda kaambayn siyaasadeed oo dadban iyo dabino la Isla gaadayo doorashooyinka soo socda , waxaanan ugu horeysiinayaa ;
Xisbiga Kulmiye & Xukuumadiisa
Wali waxa ay ka soo kaban laayihiin ...
Saturday, October 2, 2021
-
Siyaasiyiin Miisaan Culus Ku Leh Somaliland Oo Lafilayo In Ay Ku Biiraan Xisbiga Wadani Iyo Xogaha Laga Helayo!
Hargeysay(Berberatoday.com)-Siyaasiyiin xilal kala duwan kazoo qabtay Xukuumadihii kulmiye iyo kuwo kale oo madax banaan ayaa Lafilayaa in maalmaha soo socda ku biiraan xisbiga mucaaridka Ah ee wadani iyagoo hore uga mid ahaa xisb...
Saturday, October 2, 2021
-
Taladii Rasuulku SCW Siiyay Dhallinyarada Iyo Sida Loo Baahanyahay In Looga Faaiidaysto”Sheekh Cabdillahi Barbaraawi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taladii Rasuulku SCW Siiyay Dhallinyarada Iyo Sida Loo Baahanyahay In Looga Faaiidaysto"Sheekh Cabdillahi Barbaraawi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/p7SocyrY-lw
...
Friday, October 1, 2021
-
Itoobiya Oo Dalkeeda Ka Caydhisay 7 Sarkaal Oo Haayadaha Qaramada Midoobay Madax Ka Ah Iyo Sababta”Daawo Muuqaal
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Itoobiya Oo Dalkeeda Ka Caydhisay 7 Sarkaal Oo Haayadaha Qaramada Midoobay Madax Ka Ah Iyo Sababta"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/FTY1xUnq_Lk
Berberatoday...
Friday, October 1, 2021
« Previous Page — Next Page »