|
Warar
-
Alle Ha Unaxariisto Siyaasi Xasan Xaaji Maxamud Gadhweyne Oo Hargeysa Ku Geeriyooday Iyo Taariikhdiisa Uu Kawaramay Wariye Axmed Siciid Cige
Odeyga siyaasiga caanka ah Xasan xaji Maxamuud Warsame {Xasan Gadhweyne} oo galabta {3 . 10 . 2021} ku geeriyooday magaalada hargeysa . wuxuu ahaa siyaasi xilal kala duwan oo ah wasiir , mayor , ku xigeen mayor , xoghaye dowlad ho...
Sunday, October 3, 2021
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo ka Hadlay Dhaawicii Loo Gaystay Xildhibaan Guruuje Oo Aan Wali Xukuumada Soo Xidhin Masuulkii Weeraray!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo xildhibaano katirsan golaha ayaa ka Hadlay Dhaawicii Loo Gaystay Xildhibaan Guruuje Oo Aan Wali Xukuumada Soo Xidhin Masuulkii Weeraray taasi oo halis ku keenaysa abnig...
Sunday, October 3, 2021
-
Beesha Caalamka Oo Mar kale Ugu Baaqday Farmaajo Iyo Rooble in ay ka Heshiiyaan Khilaafka Dhexdooda
Muqdisho(Berberatoday.com)-Beesha caalamka ayaa mar kale ugu baaqday Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble in ay ka heshiiyaan khilaafka dhexdooda ayna sii wadaan dadaallada dhexdhexaadinta ah ee lagu xallinayo khilaaf...
Sunday, October 3, 2021
-
Xukuumada Somaliland Oo Magaalada Laascaanood Ka Mastaafurisay Dad Kasoo Jeeda Koonfurta Somaliya.
Laascaanod(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta magaalada laascanood kazoo ururisay dadka kazoo jeeda koonfurta somaliya oo iyagu deganaa magaalada
Sidoo kale xukuumada sommaliland boqolaal kamid ah dadka soo jeed...
Sunday, October 3, 2021
-
Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Sweden Oo Ka Hadlay Mashruuc Muhiim Ah Oo Ay Dalka Keenayaan!
Sweden(Berberatoday.com)-Safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden Amb sakariye Xasan wacays oo ay weheliyaan xubno kamid ah jaaliyada reer Somaliland ee dalka Sweden iyo xildhibaan katirsan baarlamaanka Somaliland oo booqday safa...
Sunday, October 3, 2021
-
Golaha Wakiilada Oo Cod Ku Ansixiyay Dalacsiinta Darajooyinka Degmooyinka Caynabo, Hawd Iyo Taleex”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ansixiyey mooshinka darajo dalacsiinta Dagmooyinka Caynabo, Taleex iyo Baligubadleh.
Degmooyinkan, ayaa laga dhigay derejada B, iyaga oo markii hore ahaa ...
Saturday, October 2, 2021
-
Malawi”Siyaasi Isku Dhex Dilay Gudaha Xarun Baarlamaanka
Malawi(Berberatoday.com)-Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Malawi ayaa khamiistii isku toogtay gudaha baarlamaanka, halkaas oo uu kaga qeybgalayay kulanka xildhibaannada, sida uu sheegay baarlamaanka dalkaasi.
Clemen...
Saturday, October 2, 2021
-
Shaqo La’aanta Dhalinyarada Waxa Usababa Jaamicadaha Somaliland W/Q Siyaasi Sacad Makaawi
Shaqo la'aanta waxa sababa jaamicadaha:
----------------‐-------------------------------------------------‐
Ardayda secondary ga inooga soo baxdaa 60% C iyo D grade, hadii jaamicadu aanay aqbalin, saw xirfado kale oo ay ...
Saturday, October 2, 2021
-
Waa Kuma Xiddiga Kooxda Arsenal Ee La Barbar-dhigay Ronaldo?
London(Berberatoday.com)-Takehiro Tomiyasu waxa uu si lama filaan ah ku noqday xubin aan la tuuri karin oo ka mid ah shaxda koowaad ee Arsenal kaddib markii uu xagaagii tegay kaga soo biiray kooxda horyaalka Talyaaniga ee Bologn...
Saturday, October 2, 2021
-
Fadeexadda Premier League Laga Diiwaangeliyey Oo Dib U Soo Celisay Xasuustii 1964kii
London(Berberatoday.com)-Markii ugu horreysay tan iyo sannadkii 1964kii, waxa jira shan kooxood oo horyaalka Premier League ah oo lixdii ciyaarood ee ugu horreeyey xilli ciyaareedka aan wax guulo ah arag. Waxa ku jira naadiyo waaw...
Saturday, October 2, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|