|
Warar
-
Cabdilahi Cukuse Oo Iskacasilay Xilkii La Taliyaha Madaxweyne Muuse Biixi Ee Arimaha Doorashooyinka Iyo Sababtoo Uu Sheegay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdilahi Cukuse Oo Iskacasilay Xilkii La Taliyaha Madaxweyne Muuse Biixi Ee Arimaha Doorashooyinka Iyo Sababtoo Uu Sheegay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/FUXcyaygdhQ
...
Saturday, September 18, 2021
-
Maxakamdda Sare Ee Somaliland Oo Laashay Go’aankii Kootadda Caymiska Gadiidka Loogu Xidhay Shirkada Amaanah
GO’AANKA MAXKAMADDA SARE EE JSL:-
1. Waxay ay laashay oo ay tirtirtay go’aanka Hay’adda Caymiska Qaranka, kaas oo go’aaminayay in shirkadda Caymiska Amaano (Amanah Insurance) oo kaliya ay bixiso adeegga caymiska ee gaad...
Saturday, September 18, 2021
-
Wasaarada Gaadiidka Oo Fasaxday Gaadiid Dekeda Berbera Ugu Xayirnaa Shirkada Kootada Ku Doonaysay Caymiska Ee Amaanah Iyo Ganacsatada Gaadiidka Oo Soodhaweeyay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Wasaarada Gaadiidka Oo Fasaxday Gaadiid Dekeda Berbera Ugu Xayirnaa Shirkada Kootada Ku Doonaysay Caymiska Ee Amaanah Iyio Ganacsatada Gaadiidka Oo Soodhaweeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/6PkjsDw5X...
Saturday, September 18, 2021
-
Shaki Ka Dhashay Xaflad Kulmiye Leeyahay Oo Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinku Ka Qayb Galay. X
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Arrimaha Guddaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Maxamed Faarax, ayaa ku tilmaamay xafladda uu ka qayb galay Guddoomiyaha Komishanka doorashooyinku mid abuuraysa kalsooni darro.
Maxamed...
Saturday, September 18, 2021
-
“Wax Kooto Layidhaa Sharcigeenu Ma Ogola. Shracigeenu Wuxu Oglyahay Suuqa Xora Caymiskuna Waa Ganacsi Loo Simanyahay, Kootadu Waa Xaaraan”Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Wax Kooto Layidhaa Sharcigeenu Ma Ogola. Shracigeenu Wuxu Oglyahay Suuqa Xora Caymiskuna Waa Ganacsi Loo Simanyahay, Kootadu Waa Xaaraan"Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje"Daawo Muuqaal
https://...
Saturday, September 18, 2021
-
Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Somaliland Ku Dhaliilay Amaan Darada Laascaanood
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi, ayaa xukuumada Somaliland ku eedeeyay in anay daacad ka ahayn sugida amaanka magaalada Laascaanood.
Xoghayeha ayaa sheegay in wasiir Maxammed Kaa...
Saturday, September 18, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Awoodii Maamul Ka Qaaday Gudoomiyaha Komishanka Caymiska Gudi Cusubna Umagacaabay Talo Bixinta Caymiska
Wareegto Madaxweyne: 18/09/2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-715/092021 ku Magacaabay Guddida Hoggaaminta Siyaasadda Hay’add...
Saturday, September 18, 2021
-
Premier League: Kooxaha Isu-beegan Toddobaadkan Iyo Saadaasha Ciyaaryahan Hire Meachel Owen
London(Berberatoday.com)-Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League waxa kulanka ugu adag ee toddobaadkan dhacaya ku ballansan labada kooxood ee isku magaalada ah ee Tottenham iyo Chelsea oo ku wada ciyaaraya magaalada London...
Saturday, September 18, 2021
-
Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saartey Khilaafka Cakiran Ee Udhexeeya Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Somaliya.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xubnaha Beesha Caalamka iyo Igad, itoobiya Amisom Iyo hay’addaha daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa War saxafadeed si wadajir ah Ka soo saaray khilaafka cakiran ee u dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo Ra...
Saturday, September 18, 2021
-
Sidee Bay Somaliland Uga Bedbaadi Kartaa Colaadaha, Hirdanka Iyo Ged-gedoonka Siyaasadaha Ka Socda Gobolka Geeska Afrika?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mandaqada Geeska Afrika, oo ay ka mid tahay Jam. Somaliland, Waa meel ay ku badan yihiin xasaradaha iyo colaadaha Hubaysan kuwaasoo salka ku haya nacayb xagga Isirka ah ama Mid Qoomiyadeed, Dhul-ballaadh...
Saturday, September 18, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|