|
Warar
-
Madaxweyne Muuse Biix Cabdi Oo Ka Qeyb-galay Munaasibada Qalin-jebinta Dufcadii 9aad Ee Ka Baxda Jaamacada Tima-cadde Ee Magaalada Gabiley.
Gabiley(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminayey ee gobolada galbeedka safarka shaqo ugu maqnaa ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflada Qalin-jebinta Dufcadii 9aad ...
Wednesday, September 15, 2021
-
Xukuumada Jabuuti Oo Ka Hadashay Xaalada Caafimaad Ee Madaxwayne Geele Iyo Xaqiiqada Wararka Laga Baahinayo!
Jabuuti(Berberatoday.com)-24sacadood ee udanbeeyay waxaa warbaahinta qaar iyo baraha bulshadu ku kulanto la baahinayay warar sheegaya in madaxwaynaha dalka jabuuti ay lasoodarista xaalad caafimaad daro oo loogu qaaday cisbitaal di...
Wednesday, September 15, 2021
-
Socdaalada Madaxweyne Biixi Ee Gobolada Dalku Waxey Tusaale U Tahey In Lagaga Qiyaas Qaadan Karro Qorsha La,aantiisa Hogaamineed! (Warbixin)
Gabiley(Berberatoday.com)-Kadib Markii Boqolaal Qof Oo Habeenkii Xaley Uga Soo Baqoolay Magaalada Hargeysa, ha ugu badnaadeen Haween, Saraakiil Iyo Shaqaale Dawladeed, iyo Dad kale oo Abaabul loogu soo Xoojiyay, iyo Waliba Wasiira...
Wednesday, September 15, 2021
-
Gabadh Soomaaliyeed Oo Markii Ugu Horraysay Xildhibaan Ka Noqotay Dalka Norway
Oslo(Berberatoday.com)-Maryan Cabdi Xuseen oo ah haweenay kasoo jeeda Soomaaliya ayaa taariikh cusub sameysay, kadib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo ka mid noqda baarlamaanka dalka Norway.
Maryan ...
Tuesday, September 14, 2021
-
Sirdoonka Mareykanka Oo Sheegay In Soomaaliya, Yemen, Suuriya Iyo Ciraaq Ay Yihiin Halista Argigixisadda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in hanjabaadaha argigixiso ee ka imaanaya wadamada Soomaaliya, Yemen, Suuriya iyo Ciraaq gaar ahaan ISIS- ay ka khatar badan yihiin kuwa laga yaabo inay ka soo baxaan da...
Tuesday, September 14, 2021
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Degmada Berbera Oo Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Kootada Caymiska Ay Ugu Xidhay Shirkad Amaano”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Degmada Berbera Oo Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Kootada Caymiska Ay Ugu Xidhay Shirkad Amaano"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8D8CumyAD_g
...
Tuesday, September 14, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Hadlay Geeridda Ku Timi Suldaankii Guud Ee Beelaha Arab
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, bahda dhaqanka, wa...
Tuesday, September 14, 2021
-
Waxgarad Iyo Dhalinyaro Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Kootada Ay Shirkada Amaano Ugu Xidhay Cayminta Gaadiidka Dekeda Kasoo Dagaya Iyo Kuwa Galaya”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Waxgarad Iyo Dhalinyaro Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Kootada Ay Shirkada Amaano Ugu Xidhay Cayminta Gaadiidka Dekeda Kasoo Dagaya Iyo Kuwa Galaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/CekfQ88u...
Tuesday, September 14, 2021
-
Hargeysa Culimo Dhagax Dhigtay Jaamaca Quraanka Kariimka Ah Lagu Baran Doono”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hargeysa Culimo Dhagax Dhigtay Jaamaca Quraanka Kariimka Ah Lagu Baran Doono"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/av2CpMRkyQo
Berberatoday.com...
Tuesday, September 14, 2021
-
Eng, Xirsi Cabdillahi Xirsi Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Gudiga Hawlaha Guud, Gaadiidka Iyo Tignoolajiyada Golaha Wakiilada Oo Ka Dareen Celiyay Xilkaas”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng, Xirsi Cabdillahi Xirsi Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Gudiga Hawlaha Guud, Gaadiidka Iyo Tignoolajiyada Golaha Wakiilada Oo Ka Dareen Celiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/il3EnmVoFHI
&...
Tuesday, September 14, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|