-
Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka oo ay weheliyaan wasiirkuxigeenka wasaarada waxbarashada ayaa sirasmi ah ushaaciyay natiijada imtixaanada ardayda fasalada afraad ee dugsiyada sare iyo fasalada...
Sunday, September 12, 2021
-
“Waa Sharci Darro Iyo Gef Weyn Magacaabidda Xubinta Cusub Ee Komishanka Xuquuqal Iinsaanka Qaranka Jaamac Xaaji Axmed Cabdi”Maxamed Sidiiq Dhamme
Baaq ku socda Golaha Wakiilada, magacaabidda xubinta komishanka xuquuql iinsaanka la magacaabay 11-9-2021 waa in lagu celiyaa Madaxweyna oo aan la ansixin!
Xubintani ma ku jirtaa xubnaha u tartamay Komishanka?
Xubintani ...
Sunday, September 12, 2021
-
Sool”Xildhibaan Ka Mid Ahaa Golaha Deegaanka Laascaanood Oo Xalay La Dilay
Dawladdu Maxay Tallaabo Adag uga qaadi la’dahay Falalkan Laascaanood Ku soo Badanaya ?
Laascaanood(Berberatoday.com)-Alle ha u naxariistee waxa Magaalada Laascaanood lagu dilay Cabdirisaaq Cardoofe oo ka mid ahaa Xildhiba...
Sunday, September 12, 2021
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Degmada Berbera Oo Eedaymo Musuqmaasu Ujeediyay Maamulka Haamaha Shiidaalka Berbera Iyo Dhagax Madaxdweyne Muuse Biixi Dhigay 2 Sano Ka Hor Oo Wali Yaala Hamaha dhexdooda”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Degmada Berbera Oo Eedaymo Musuqmaasu Ujeediyay Maamulka Haamaha Shiidaalka Berbera Iyo Dhagax Madaxdweyne Muuse Biixi Dhigay 2 Sano Ka Hor Oo Wali Yaala Hamaha dhexdooda"Daawo...
Sunday, September 12, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Qeyb-galay Xaflada Qalin-jebinta Dufcadii 20Aad Ee Jaamacada Camuud Oo Ay Ka Baxeen 995 Arday.
Boorama(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo Wafti Balaadhan oo uu Hoggaaminayo ayaa maanta ka qeyb galay Xaflada Qalin-Jebinta dufcadii 20aad oo ay ka qalin jabiyeen in arday gaadh...
Sunday, September 12, 2021
-
Kalfadhigii 3aad Oo Golaha Deegaanka Berbera Ufurmay Iyo Odoroska Miisaaniyada 2022ka Oo La Ansixiyay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Kalfadhigii 3aad Oo Golaha Deegaanka Berbera Ufurmay Iyo Odoroska Miisaaniyada 2022ka Oo La Ansixiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/f4Oix-pd2DI
Ber...
Saturday, September 11, 2021
-
Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf Oo Xubnaha Golaha Deegaanka Berbera Katirsan Oo Dhaliilay Qaabka Loo Ansixiyay Miisaaniyada 2022ka Ee Degmada Berbera”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf Oo Xubnaha Golaha Deegaanka Berbera Katirsan Oo Dhaliilay Qaabka Loo Ansixiyay Miisaaniyada 2022ka Ee Degmada Berbera"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/D-C9UCPYcno
&nb...
Saturday, September 11, 2021
-
War Deg Deg Ah Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka Iyo Madax kaloo Agaasimayaal Iyo Komiushano Kamid Yihiin
Wareegto Madaxweyne: 11/09/2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-713/092021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameey...
Saturday, September 11, 2021
-
Gudoomiye Cirro Oo Shaaciyay Markale In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa qoraal uu maanta ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga wuxu ku shaaciyay in uu sharaxan yahay gudoomiyaha xisbiga markale
...
Saturday, September 11, 2021
-
“Shaqada Ay Wasaaraddani Qabato Ee Macdanta, Tamarta Waligayba Waan Jeclaa, Wax Badanna Waan..”Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka cusub ee wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland Cabdilaahi Faarax Cabdi oo xilka la wareegay Ayaa ka sheekeeyay sida uu ujeclaa in uu mar n ka shaqeeyo wasaaradan isagoo amaanay agaasimaha wa...
Saturday, September 11, 2021
« Previous Page — Next Page »