|
Warar
-
Gudida Fulinta Xisbiga Waddani Oo Musharixiinta Gudoomiyaha.Kuxigeenada Iyo Xoghayaha Guud Ku Xidhay Shuruud Maaliyadeed Iyo Qaab Dhismeedka Xisbiga Oo Wax Laga Bedelayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida fulinta ee Xisbiga Waddani, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Hargeysa, kaas oo ay kaga hadleen arrimo khuseeya shirweynaha Xisbiga ee bisha dambe.
Shirkan oo ay ka qayb galeen xu...
Saturday, September 11, 2021
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalo Culus Oo Udhexeeya Dawlada Itoobiya Iyo Xoogaga TPLF
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dagaalada udhexeeya dawlada itoobiya oo kaashanaysa jabhada Axmaarada iyo xoogaga TDF Ayaa Labadii todobaad Ee lasoo dhaafay Sida wararka laga helayo aagaga dagaalku waxay sheegayaan in uu jiray, isma...
Saturday, September 11, 2021
-
Kooxaha Kubada Cagta Ee Man.City, Liverpool, Chelsea Iyo Man.United Oo Ganaax La Dul-dhigay Iyo Sababta
Kooxaha kubadda cagta Liverpool, Manchester City, Manchester United iyo Chelsea ayaa lagu riday ciqaab adag oo kaga timid xidhiidhka kubadda cagta ee FIFA, waxaana laga joojiyey in kulamada usbuucan ee horyaalka Premier League ay ...
Friday, September 10, 2021
-
“Deegaanka Bariga Burco Ee Aan Ka Soo Jeedo Xisbiga Kulmiye Kaga Tagi Maayaan Cabasho Yar”Wasiirkii Hore Ee Macdanta Iyo Tamarta Jaamac Maxamud Guuleed”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Deegaanka Bariga Burco Ee Aan Ka Soo Jeedo Xisbiga Kulmiye Kaga Tagi Maayaan Cabasho Yar"Wasiirkii Hore Ee Macdanta Iyo Tamarta Jaamac Maxamud Guuleed"Daawo Muuqaa
https://youtu.be/S-WSC1-0...
Friday, September 10, 2021
-
Xukuumadda Oo Xilligan Aaminsan In Madaxweyne Muuse Biixi Uu Mar Labaad Doorashada Madaxtooyada Kaga Guulaysan Karo Cirro & Faysal Iyo Waxa Lagu Saleeyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka howlaha guud ee Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, horena u ahaa Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland, ka hadlay eedaymo uga yimid Xukuumadda uu ka tirsan yahay Xisbiga WADD...
Friday, September 10, 2021
-
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Shaaciyay Wakhtiga Lagu Dhawaaqayo Natiijada Imtixaanada Shahaadiga ah!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qarana Daa,uud axmed faarax ayaa shaaciyay in maalinta axada ee 12bishan ay ku dhawaaqi doonaan natiijada imtixaanaadka shahaadiga ee ardayda dugsiyada sare ka baxays...
Friday, September 10, 2021
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Amaro Culus Dul Dhigay Xildhibaanada Golaha.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiayha golaha wakiilada oo ka hadlay munaasibad tababar loogu soo xidhayay xildhibaanada golahw wakilada ayaa mudanayaasha kua dardaarmay in ay ilaaliyaa wakhtiga shaqada,
https://youtu...
Friday, September 10, 2021
-
Maayarka Caasimada Oo Gudoomiyayaal Cusub Umagacaabay Degmooyinka Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa maanta xilalkii ka qaaday gudoomiyayaashii degmooyinka hargaysa isagoo kuwa cusubna umagacaabay
Halkan kaga bogo magacaabista gudoomiyayaasha d...
Friday, September 10, 2021
-
Ciidamada TPLF Oo Lagu Eedeeyay Inay Dileen 120 Qof Oo Shacab Ah
Mekkelle(Berberatoday.com)-Xoogagga gadoodsan ee ka soo jeeda gobolka Tigray ayaa 120 qof oo rayid ah ku dilay tuulo ka tirsan gobolka Amxaarada ee Itoobiya, sida ay saraakiisha deegaanka u sheegeen Reuters Arbacadii.
Dilka...
Friday, September 10, 2021
-
Xisbiga Wadani Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Eedo Ay Gudoomiye Cirro Usoo Jeediyay Wasiiro Katirsan Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Wadani Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Eedo Ay Gudoomiye Cirro Usoo Jeediyay Wasiiro Katirsan Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/cBttcipW_3k
&nbs...
Friday, September 10, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|