-
Gudoomiyaha Iskaashatada Gaadiidka Xamuulka Ah Ee Tawfiiq Oo Sheegay Inay Dhawaan Kordhin Doonaan Noolka Ay Gaadiidku Badeecadaha Ku Qaadaan”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Iskaashatada Gaadiidka Xamuulka Ah Ee Tawfiiq Oo Sheegay Inay Dhawaan Kordhin Doonaan Noolka Ay Gaadiidku Badeecadaha Ku Qaadaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Wv1HMdz7lcs
&nbs...
Friday, September 10, 2021
-
Waayeelka Iyo Waxgaradka Beesha Dagta Deegaamada Saaxil,Togdheer Iyo Maroodijeex Oo Kulan Ay Hargeysa Ku Yeesheen Iclaamiyay Shirweyne Beeshu Aayeheeda Kaga Tashan Doonto”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waayeelka Iyo Waxgaradka Beesha Dagta Deegaamada Saaxil,Togdheer Iyo Maroodijeex Oo Kulan Ay Hargeysa Ku Yeesheen Iclaamiyay Shirweyne Beeshu Aayeheeda Kaga Tashan Doonto"Daawo Muuqaal
https://youtu.b...
Thursday, September 9, 2021
-
Ururka Maama Jano Foundation Oo Xarun Haweenka Maskaxda Kajiran Lagu Daryeeli Doono Ka Daahfuray Berbera”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Ururka Maama Jano Foundation Oo Xarun Haweenka Maskaxda Kajiran Lagu Daryeeli Doono Ka Daahfuray Berbera"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ZWeuKi2RZC8
Berberatod...
Thursday, September 9, 2021
-
“10-ka Shaqaalaha Muwaadinka Ah Ee Ushaqeeya DP World Iyo Halka Qof Ee Shaqaalaha Ajinabiga Ahi Mushaharka Uu Qaataa Waa Iskumid Waana Dulmi Laga Galay Muwaadinka”Jaamac Madoobe Xubin Katirsan Golaha Deeganka Berbera”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-"10-ka Shaqaalaha Muwaadinka Ah Ee Ushaqeeya DP World Iyo Halka Qof Ee Shaqaalaha Ajinabiga Ahi Mushaharka Uu Qaataa Waa Iskumid Waana Dulmi Laga Galay Muwaadinka"Jaamac Madoobe Xubin Katirsan Golaha Deeg...
Thursday, September 9, 2021
-
Maxaa laga filan karaa Gudoomiyaha cusub ee Baanka Dhexe ee Somaliland (Gudoomiye Cali)? Maxaa’se laga baran karaa Gudoomiyihii hore (Gudoomiye Cali)? W/Q: Bashiir Haji Cali Cabdi (Bashiruddin)
W/Q: Bashiir Haji Cali Cabdi (Bashiruddin)
Bismillaah!.. Labba Cali ayaa la kala wareegey Baanka Dhexe ee Somaliland (BoS), inna cali-na wuu idiinka warami doonaa!
Marka hore waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka ee...
Thursday, September 9, 2021
-
Markab 3 Bilood Ka Hor Badeecad Dubai Lagaga Soo Rararay Khilaaf Awgii Dib Ugala Noqoday Haabada Dekeda Berbera Oo Soo Laabatay
Berbera(Berberatoday.com)-Mv Sea Trader ah oo ah Markab Ù rarnaa qaar kamida Gacansatada Kale Duwan Ee Somaliland Oo Bishii Jully 2021 Badeecadii uu siday kala noqday Haabada Dekadda Magaalada Berbera ayaa Maanta Shixnadii Gana...
Wednesday, September 8, 2021
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Masuulin Ka Kala Socday Shirkadda TMEA, Xafiiska Horumarinta Mashaariicaha Uk Iyo Xafiiska Uk Ay Ku Leedahay Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-WAR-SAXAAFADEED: 08/09/2021-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo kulan la qaatay masuulin ka kala socda xafiiska horumarinta mashaariicaha Dalka Uk, shirkada Trade Mark...
Wednesday, September 8, 2021
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Madax ka Socotay Bangiga Adduunka
Hargeysa(Berberatoday.com)-WAR-SAXAAFADEED: 08 /09/2021-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu qaabiley madaxa Bangiga Adduunka Marwo Kristina Svensson oo ay wehelinayso Marwo Kaltuun Xasan oo...
Wednesday, September 8, 2021
-
Rooble Oo Madaxawyne Farmaajo Ku Eedeyay In Uu Faragalin Ku Haayo Howlaha Doorashooyinka”Daawo Muuqaal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Rooble Oo Madaxawyne Farmaajo Ku Eedeyay In Uu Faragalin Ku Haayo Howlaha Doorashooyinka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/CsZfXmvreR0
Berberatoday.com...
Wednesday, September 8, 2021
-
Shacabka Soomaaliyeed Ee Gobolka Banaadir Oo Taageero Umujiyay Ra’iisal Wasaare Rooble”Daawo Muuqaal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Shacabka Soomaaliyeed Ee Gobolka Banaadir Oo Taageero Umujiyay Ra'iisal Wasaare Rooble"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/jUo1-n9758s
Berberatoday.com...
Wednesday, September 8, 2021
« Previous Page — Next Page »