|
Warar
-
Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Warbixinteedii 4 Bilooda Aheyd Soo Saaratay
Warbixinta Xaruntu ay soo saartay waxa ay tilmaamaysaa tacadiyo ka dhana xuquuqda aadamaha oo dalka ka dhacay afartii bilood ee lasoo dhaafay.
Tacadiyadaasi, oo isugu jira xabadeyn, xadhigyo sharci daro ah, caqabadaha ka ta...
Wednesday, September 8, 2021
-
Xukumadda Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay 2372 Urur Maxaliya Iyo Sababta”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)_Xukumadda Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay 2372 Urur Maxaliya Iyo Sababta"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/3g091UNn0TM
Berberatoday.com...
Wednesday, September 8, 2021
-
Khilaafka Rooble Iyo Farmaajo Oo Isu Bedelay Awood Ciidan.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dagaalka siyaasadeed ee u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble ayaa isu bedelay mid laysugu awood sheeganayo xukunka Ciidamada kala duwan ee Somaliya.
Taliyaasha Milateri, Boolis iyo Sirdoonka ayaa no...
Wednesday, September 8, 2021
-
Ciidamada Socdaalka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Koox Ajnabi Ah Oo Ku Hawlanaa Daabacada Lacago Foojari Ah”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Socdaalka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Koox Ajnabi Ah Oo Ku Hawlanaa Daabacada Lacago Foojari Ah"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/7REok4NdUpA
&nbs...
Wednesday, September 8, 2021
-
“Waxaa Ayaan Darro Ah In Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)Uu Ubadheedhay Inuu Xaqiro Qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland”Wasiir Saleebaan Cali Koore
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo jariimad ka galay Qarannima...
Wednesday, September 8, 2021
-
“Waxaanu Nahay Mudanayaal Cod Shacab Ku Jooga Markaa Nama Daba Gali Karo Badhasaab”Siciid Cudhay Mudane Katirsan Golaha Deeganka Hargeysa”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan katirsan golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa sheegay in aanay badhasaabyadu wax dabagal ah ku samayn Karin ayna yihiin xildhibaanada dadku soo doortay basle nin la magacaabay aanu awoodin...
Wednesday, September 8, 2021
-
Inka Badan 150 Qof Oo Macaluul Ugu Dhintay Gobolka Tigrey.
Mekkelle(Berberatoday.com)-Macaluusha ayaa gaadhay heer halis ah gudaha gobolka Tigrayga ee waqooyiga Itoobiya xili weli dagaalka goolku uu socdo.
Maamulka Tigrayga ayaa sheegaya in 150 qof ay u dhinteen macaluul iyo gaajo saac...
Wednesday, September 8, 2021
-
Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Soo Kormeeray Jidka Isku Xidhaya Itoobiya Iyo Somaliland Ee Magaalo Xuduudeedka Wajaale”Daawo Muuqaal
Wajaale(Berberatoday.com)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka maaliyada Somaliland oo ay weheliyaan wasiirada isgaadhsiinta ,ganacsiga xildhibaano katirsan golaha wakiilada iyo madax ka socotay shirkada dhisaysa wadada corridorka ayaa s...
Wednesday, September 8, 2021
-
Daawo Muuqaalka”Maayar Cabdishukur Cidin Oo Su,aal Diini Ah Waydiiyay Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaalka"Maayar Cabdishukur Cidin Oo Su,aal Diini Ah Waydiiyay Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay
https://youtu.be/k4L-giiUU7Y
&nb...
Wednesday, September 8, 2021
-
“Waxaan Umahad Celinayaa Boqor Buurmadow, Oo Madaxdhaxqameedka Reer Somaliland Ah, Oo Meel Dheer Uga Soo Kicitimay Khilaafka Aniga Iyo Cabdi Xaashi”Mahdi Guuleed.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Raysal wasaare kuxigeenka Somaliya Mahdi Guuleed oo ka hadlayay soo afjarada khilaafkii udhexeeyay Siyaasiyiinta kazoo jeeda Somaliland ka gaadheen arimaha Doorashada iyo qaabka loosoo xulayo xildhibaana...
Wednesday, September 8, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|