-
Saamaynta Isku-shaandheynta Madaxweyne Biixi Ku Sameeyey Golihiisa Wasiiradu ay Ku Yeelatay Maamulka Wasaaradaha Dawladda W/Q Cabdalla Ismaaciil Yaasin Baallo
QORE: CABDALLA ISMACIL YASSIN (BAALO)
HORDHAC
Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu soo saaray 02.09.2021 Wareegto Madaxweyne oo uu wax kaga bedelay Xubnihiisa Golaha Wasiirada JSL iyo Hayadaha Madaxa banaan,...
Wednesday, September 8, 2021
-
Siyaasi Cali Guray Oo Isbarbar Dhig Ku Sameeyay Codadkii Ay Kala Heleen Xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye Doorashadii Madaxtooyada 2017 Iyo Tii Golaha Wakiilada Ee 2021+Midka Hoos Udhac Ku Yimid!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf cali guray oo kamid siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka faalooda xaaladaha geeska iyo Somaliland ayaa isbarbar dhig kusameeyay xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye iyo codadkii a...
Wednesday, September 8, 2021
-
Shirkada Caymiska Ee Horn Of Africa Insurence Oo Kulan Isxogwareysiya Berbera Kula Yeelatay Wadayaasha Gaadiidka Waaweyn Ee Xamuulka Ah”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Shirkada Caymiska Ee Horn Of Africa Insurence Oo Kulan Isxogwareysiya Berbera Kula Yeelatay Wadayaasha Gaadiidka Waaweyn Ee Xamuulka Ah"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/EeRKlCgp84k
...
Tuesday, September 7, 2021
-
Akhriso”Todoba Arimood Ay Muhiim Tahay Inay Joogteeyaan Dadka La Nool Xanuunka Macaanka(Sonkorta)
Nolol wanaag & dadka qaba sonkorowga:
Marka uu qofku la nool yahay sonkoroow, waxa uu cuno iyo inta uu jimicsado ayaa ah arin farqi ku sameyn karta heerka caafimaad. Sidaa darteed waa muhiim in loo fara dhuubnaado cunnada ...
Tuesday, September 7, 2021
-
Midowga Africa Oo Canbaareeyay Afgambigii Ka Dhacay Dalka Guinea.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Midowga Afrika ayaa cambaareeyay afgembigii milateri ee ka dhacay dalka Guinea, wuxuuna ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo Madaxweyne Alpha Conde.
Bayaan ay si wada jir ah usoo saaareen ma...
Tuesday, September 7, 2021
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Amar La Xidhiidha Dabagalka Mayarada Dalka Faray Badhasaabada Gobolada”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Amar La Xidhiidha Dabagalka Mayarada Dalka Faray Badhasaabada Gobolada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ieT6tRVIKFc
 ...
Tuesday, September 7, 2021
-
Masuuliyiin Badan Oo Ka Cabsi Qaba Isku Shaandhayn Cusub Oo Kuraastooda Galaafata Iyo Kooxo CV-yadooda La Gaaf-wareegaya Goobaha Madaxtooyada Laga Taageero!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kadib markii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Khamiistii aan ka soo gudubnay si rasmi ah xukuumaddiisa ugu sameeyey is baddal weyn, waxa dad badan oo siyaasadda xukuumadda la socdaa hadal hayaan, go’aan Ma...
Tuesday, September 7, 2021
-
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Hadalkiisii Uhoreeyay Eedo Culus Ugu Jeediyay Warbaahinta!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland ee dhawaan uu madaxwayne Bixi umagacaabay xilka Wasiirka diinta Iyo Awqaafta Sheekh Cabdirisaaq Sheekh Xuseen (Albaani) ayaa hadalkii ugu horeeyey ee uu ...
Tuesday, September 7, 2021
-
Dawlada Kenya Oo Soo Magacowday Wakiilka Ufadhiyi Doona Caasimada Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Kenya ayaa soo magacowday wakiilka ufadhiyi doona xafiiska ay ka furayso caasimada Somaliland ee hargaysa kaasi oo ay weheliyaan sedex masuul oo kale kuwaasi madax ka ah waaxaha xafiiskeeda Somal...
Tuesday, September 7, 2021
-
Khilaaf Udhexeeyay Dawlada Hoose Iyo Iskaashatada Gaadiidka Basaska Gobolada Ukala Baxa Oo Heshiis Laga Gaadhay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Khilaaf Udhexeeyay Dawlada Hoose Iyo Iskaashatada Gaadiidka Basaska Gobolada Ukala Baxa Oo Heshiis Laga Gaadhay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/uFk7QbwyJrU
Ber...
Monday, September 6, 2021
« Previous Page — Next Page »