-
Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo Dib Uhelay Xoriyadiisii Kadib Laba Cisho Oo Uu Ku Xidhnaa Magaalada Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa caawa fiidkii siidaysay sheikh Maxamed Ismaaciil oo mudo laba cisho ah ku xidhnaa magaalada hargaysa sida ay noo xaqiijiyeen eheladiisu.
Majiro wax war oo kazoo baxay dhi...
Thursday, August 19, 2021
-
Mayarada Degmooyinka Dalka Oo Hargeysa Kulan Ku Yeeshay Hargeysa Iyo Shirweynihii Ururka Dawlada Hoose Ee Somaliland Oo La Mudeeyay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mayarada Degmooyinka Dalka Oo Hargeysa Kulan Ku Yeeshay Hargeysa Iyo Shirweynihii Ururka Dawlada Hoose Ee Somaliland Oo La Mudeeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/wIBzBzi3qQ8
&n...
Wednesday, August 18, 2021
-
Xukumada Somaliland Oo Go,aan Adag Oo Lagu Mabnuucayo Kasoo Saartay Isticmaalka Bac Miikada Alaabooyinka Lagu Rito”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland Oo Go,aan Adag Oo Lagu Mabnuucayo Kasoo Saartay Isticmaalka Bac Miikada Alaabooyinka Lagu Rito"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/YQ9bQe86wco
...
Wednesday, August 18, 2021
-
“Doorasho Xalaala Wakhtigeeda Ku Dhacda Ayaynu Madaxweynaha Kasugaynaa Isna Ha Tartamo”Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Cumar Jaamac Faarax”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatodfay.com)-"Doorasho Xalaala Wakhtigeeda Ku Dhacda Ayaynu Madaxweynaha Kasugaynaa Isna Ha Tartamo''Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Cumar Jaamac Faarax"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/m79wAEXmxRQ
&nbs...
Wednesday, August 18, 2021
-
Wasiir Maxamed Kaahin Oo Xarunta Dhaqanka Hargeysa Ka Difaacay Eedaha Dhaqan Xumo Ee Loojeediyo Ku Tilmaamay Xarun Dhaqanka Suuban Lagu Gardaadiyo”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir Maxamed Kaahin Oo Xarunta Dhaqanka Hargeysa Ka Difaacay Eedaha Dhaqan Xumo Ee Loojeediyo Ku Tilmaamay Xarun Dhaqanka Suuban Lagu Gardaadiyo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/kOKFYk2bizY
...
Wednesday, August 18, 2021
-
Mujaahid Cabdirashiid Geenyo Oo Ka Hadlay Xaruntii Jimciyada Mujaahidiinta Sooyaal Ee Xukumadu Ka Iibisay Ganacsade Dahabshiil Iyo Baaq Uu Ukala Diray Ganacsadaha Iibsaday Iyo Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Mujaahid Cabdirashiid Geenyo Oo Ka Hadlay Xaruntii Jimciyada Mujaahidiinta Sooyaal Ee Xukumadu Ka Iibisay Ganacsade Dahabshiil Iyo Baaq Uu Ukala Diray Ganacsadaha Iibsaday Iyo Madaxweyne Muuse Biixi"Daawo...
Wednesday, August 18, 2021
-
Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Oo Wasiirka Arimaha Gudaha La Yeeshay kulan La Xidhiidha Xadhiga Sheikh Maxamed Ismaaciil!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xidhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Maanta kulan Albaabadu u xidhan yihiin la qaatay wasiirka arimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed kaasi oo ay wax kaga waydiinayeen xadhiga...
Wednesday, August 18, 2021
-
Xukuumada Ma Waxa Ay Isku Raacday Qorshe Mudo Kordhin Madaxwayne Oo Laba-sanadood Ah?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kalfadhigii golaha wasiirada jamhuuriyada Somaliland ee 77naad ee 5 Aug 2021, ayaa waxa war bixin lagaga dhagaystay wasiirka maaliyada jamhuuriyada Somaliland , waxaana lagu sheegay in ay ahayd odoros mi...
Wednesday, August 18, 2021
-
Xildhibaan Cabdikariim Sheikh Cumar Oo Maanso Kaga Fal Celiyay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Sheikh Maxamed Ismaaciil.
“Doraad baan xasuustoo
Hagardaamadii hore
Cirdigiisa lagu galay
Xildhibaan Cabdikariim Sheekh Cumar sh, Ahmed Fure Oo Katirsan Mudanayaasha golaha guurtida Ayaa maanso kaga Fal celiyay Xadhiga ay xukuumadu kula kacday...
Wednesday, August 18, 2021
-
Shaqaale Udhashay Dalka Indonesia Oo 8 Bilood Ku Xayiran Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Warbixin ay soo saartay Hay’adda lagu magacabo Dishing destishing Fishing Watch (DFW), ayaa waxaa ay ku sheegtay in 13 shaqaale kalluumaysi oo u dhashay dalka Indonesia ay mudo sided bilood ah ay ku xa...
Tuesday, August 17, 2021
« Previous Page — Next Page »