Waa Kuma Madaxweynaha Mayalka Adag Ee Iiraan Ee Maanta Xilka La Wareegay?
Tehran(Berberatoday.com)-Ebrahim Raisi, oo ah wadaad mayal adag oo Xidhiidh dhow la leh Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Cali Khamenei, ayaa maanta la dhaariyay ka dib markii bishii June ee sanadkan loo doortay madaxwey...
Friday, August 6, 2021
Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo Xukun ku Riday Dad Khamri Lagu Qabtay
Hargeysa(BErberatoday.com)-Maxkamada gobolka Maroodijeex, ayaa xukun min 9 sano oo xadhiga ah ku riday 4 eedaysane oo ay ku caddaatey in ay Somaliland soo galiyeen 670 litir oo Khamri ah, sidoo kale gaadhigii ay wateen ayaa la...