UK iyo Kenya oo kala Saxeexday Heshiis ka dhan ah Al-Shabaab
London(Berberatoday.com)-Boqortooyada Ingiriiska, ayaa xoojineysa ka hortaga argagixisada iyo taageerada milateri ee ay siineyso Kenya iyadoo labada dal ay kala saxeexdeen heshiis cusub oo iskaashi dhanka difaaca ah oo shan sano a...
Thursday, July 29, 2021
Dablay Hubaysan Oo Dad Shacab Ah Ku Afduubtay Gobolka Sool
Sool(Berberatoday.com)-Dablay hubaysan oo ay isku Deegaan yihiin afhayeenka Beelaha Daarood C/Kariin Cali Nuur ayaa deegaanka Carooley ka af duubatay dad ka soo jeeda deegaan ahaan Berbera iyo Burco.
Dadkan oo safar kaga yi...
Thursday, July 29, 2021
Dhakhtar Soomaaliyeed Oo Walaalkii Kali Ugu Deeqay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dr Cabdirisaaq Yuusuf Axmed, oo loo yaqaanno Dr Jalaaluddiin ayaa ku sugan Isbitaal ku yaalla dalka Turkiga, si uu kellidiisa ugu bixiyo walaalkiis ka yar oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Yuusuf Axmed.
...