Hargeysa Nin Geya Ha Loo Guuriyo”W/Q: Kamaal Marjaan
W/Q: Kamaal Marjaan
Hargeysa waa magaalo ay deggen yihiin dad lagu qiyaaso in ay ka badan yihiin 1.2 Milyan oo ruux. Waxaa ka mid ah tobannaan kun oo dadka goballada kale ee Somaliland iyo xitaa Soomaaliya ka yimi ah, kuwaa...