Ceerigaabo Oo Lagu Aasay Maanta 6 Ruux Oo Xanuunka Covid19 Ugeriiyoday
Cerigaabo(Berberatoday.com)-Alle Hawnaxariisto 7 Ruux Ayaa Hada Lagu Aasay Xabaalaha Ceerigaabo Waxaana La Sheegay In 6 Kamida U Geeriyoodeen Xanuunka Covid 19 Halka Kale Uu U geeriyooday Toogasho Loo geestay Xalay
Wasaarad...
Qeybo Ka Mid Ah Caasimadda Australia Ee Sydney Oo Laga Qaxayo
Xaafado badan oo ku yaalla caasimada Australia ee Sydney ayaa la amray in dadka laga daadgureeyo sababo la xiriira halista fatahaado xoogan oo halkaasi ku dhuftay.
Gobolka New South Wales ee dalkaasi waxaa wali ka sii soc...