-
Dowladda Itoobiya Oo Lagu Eedeeyay Inay Dabar Goyn Iyo Isir Sifeyn Ku Hayso Dadka Tigreyga Ah.
Washington(Berberatoday.com)-Warbixin qarsoodi ah oo ay diyaarisay dowladda Mareykanka, islamarkaana uu helay wargeyska The New York Times ayaa lagu sheegay in Ethiopia ay wado “olole nidaamsan oo ah isir sifayn” iyadoo loogu ...
Monday, March 1, 2021
-
Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Hargeysa Ka Sheegay Inaan Soomaali Kala Maarmi Karin
“Waa In Siyaasadda Runta Laga Sheegaa, Anigu waxaan aaminsanahay Ummadda Soomaaliyeed ama Somaliland ha joogto ama Soomaaliya ha joogto way isku baahan tahay..”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buuba...
Monday, March 1, 2021
-
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Digniin Udiray Suxufiyiinta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa uga digay suxufiyiinta ka hawlgala dalka in ay soo gudbiyaan warar aan ku salaysnayn xaqiiqda.
Sidoo kale, Ururku, wuxuu suxufiyiinta ku booriyay in ay ka...
Sunday, February 28, 2021
-
Qarax Xooggan Oo Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Qarax xooggan ayaa saaka waxaa uu ka dhacay waddada Cabdiqaasim gaar ahaan agagaarka Xaruntii hore ee Safaarada Turkiga ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, kaasi oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka ti...
Sunday, February 28, 2021
-
Hub Badan Oo Si Qarsoodi Loo Geliyay Addis Ababa Iyo Ragii Watay Oo La Qabtay
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Magaalada Addis Ababa ee Caasimada dalka Itoobiya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen hub badan oo ah nooca fudud oo si qarsoodi ah loo geliyay Magaaladaas, kadib markii ay ka warhe...
Sunday, February 28, 2021
-
Ururka Qareenada Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Shirwaynaha Ururka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida qaban qaabada shirwaynaha 5aad ee ururka qareenada somaliland ee solla ayaa shaaciyay wakhtiga la qabanayo shirwaynaha ururka qareenada iyo goobta lagu qabanayo.
Sidoo kale Gudoomiyihii uru...
Sunday, February 28, 2021
-
Wareysi Maareyaha Wakaalada Biyaha Berbera Saleeban Cabdi Looliye Iyo Xaalada Guud Ee Biyaha Uu Xogwaran Ka Bixiyay”Daawo Muuqal
Berbera(berberatoday.com)-Wareysi Maareyaha Wakaalada Biyaha Berbera Saleeban Cabdi Looliye Iyo Xaalada Guud Ee Biyaha Uu Xogwaran Ka Bixiyay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Rj4hze6RE9s
...
Saturday, February 27, 2021
-
“Murrashax Xisbigayga Iska Sharaxay Oo Sweden Ka Yimi Xadhig Ayaa Lala Doon Doonayaa Isagiina Wuu Baxsaday Meel Uu Ku Dambeeyey Ma Garanayno” Ismaaciil Yare
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo ka mid ah Masuuliyiinta sarsare ee Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in murrashax iska sharaxay Xisbigoodu, uu dhuumalaysi ku jiro, iyada oo ay raadinayaan Ciidank...
Saturday, February 27, 2021
-
Maxbuus 20 Sano Ku Xidhnaa Jeelka Hargaysa Oo Ururka Kaalmee Kuwani Soodaayay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxbuus 20sano ku xidhaan jeelka hargaysa ayaa manta dib uhelay xoriyadiisii kadib markii uu sidii loosii daynlahaa uu ka shaqeeyay Cabdimaalik Muuse Coldoon
https://youtu.be/CKErKtZuxVw
...
Saturday, February 27, 2021
-
Markab Mareykanu Leeyahay Oo Ah Kuwa Dagaal Oo Gaadhay Xeebaha Dalka Sudan Iyo Sababta Uu Utagay
Khartoum(Berberatoday.com)-Markab ay leeyihiin Ciidamada Badda ee Mareykanka ayaa gaadhay biyaha Suudaan. Markabka oo ah nooca gaaf- wareegga xeebaha ayaa loogu talo galay innuu ilaaliyo badda cas.
Tobannaan sano ka hor aya...
Saturday, February 27, 2021
« Previous Page — Next Page »