-
Dawladda Taiwan Oo Malaayiin Dollar Kaga Qayb-qaadanaysa Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Taiwan, ayaa Somaliland ku caawinaysa Dhaqaale ay ugu talo-gashay inay kaga qayb-qaadato Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada oo la qorsheeyay inay dalka ka dhacaan 31-ka bisha 5-a...
Saturday, February 27, 2021
-
“Hadii Afku Xumaado Gacanbaa Timaada,Faysal Cali Waraabe Waxan Leeyahay Madaxweynihii Xildhibaanada Wakiilada Iyo Guurtida Aad Amaanaysey Shalay Maanta Ha Caayin Sidaa Dooorosho Ku Dhici Maysee”. Gudoomiye Kuxigeenka 2-Aad Ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Hadii Afku Xumaado Gacanbaa Timaada,Faysal Cali Waraabe Waxan Leeyahay Madaxweynihii Xildhibaanada Wakiilada Iyo Guurtida Aad Amaanaysey Shalay Maanta Ha Caayin Sidaa Dooorosho Ku Dhici Maysee".
Gudoom...
Saturday, February 27, 2021
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Baaq Udiray Ciidamada Qaranka Ee Gadoodka Laga Soo Sheegayo Madaxweyne Muuse Biixi-na Fariin Ugu Diray Inuu Xaalada Ciidamada Hoos U Eego”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Baaq Udiray Ciidamada Qaranka Ee Gadoodka Laga Soo Sheegayo Madaxweyne Muuse Biixi-na Fariin Ugu Diray Inuu Xaalada Ciidamada Hoos U Eego"Daawo Muuqal
https://youtu.be...
Saturday, February 27, 2021
-
Ciidanka Booliska Gobolka Sool Oo Soo Bandhigay Hub Ay Ku Soo Qabteen Hawl-gallo Ay Sameeyeen
Laascanod(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska gobolka Sool ayaa soo bandhigay hub isugu jira Baaskolado, Toorayo, Midiyo iyo sameecadaha lagu xidho bajaajta oo ay kusoo qabteen hawlgalo ay sameeyen maalmihii udambeeyey.
Taliyah...
Saturday, February 27, 2021
-
Maxkamad Ku Taalla Ingiriiska Oo Xukuntay Nin Soomali Ah Oo Xaaskiisii Dilay
London(Berberatoday.com)-Maxkamad ku taalla dalka Ingiriiska ayaa xabsi daa’in ku xukunta Xuseen Yuusuf Cigaal oo 66 jir ah kadib markii lagu helay dambi ah inuu diley xaaskiisa.
Xuseen Yuusuf Cigaal oo ahaa darawal bas a...
Saturday, February 27, 2021
-
“Ciidanka Dab Damiska Ee Gobolka Sanaag Oo Ku Guulaystay Dabinta Dab Ka Kacay Beeraha Ceerigaabo”Daawo Muuqal
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-“Ciidanka Dab Damiska Ee Gobolka Sanaag Oo Ku Guulaystay Dabinta Dab Ka Kacay Beeraha Ceerigaabo"Daawo Muuqal
https://youtu.be/F1TvmEBp61s
Berberatoday.c...
Saturday, February 27, 2021
-
“In Somaliland Gooni Isku Taagto Snm Kamay Talin Ee Waxaa Go,aansaday…” Xildhiban Cabdiqaadir Jirde.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa ka hadlay cidii ay kazoo go,day in Somaliland ku dhawaaqdo in ay xoriyadeeda lasoo noqotay
Sidoo kale xildhibaan cabdiqaadir Ayaa sheegay in aanay SNM Ka imanin in ay...
Saturday, February 27, 2021
-
Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Qoraal Kusoo Saartay Hanjabaad Ay Udirayso Telefishanada Bulsho Tv iyo HCTV
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Qoraal Kusoo Saartay Hanjabaad Ay Udirayso Telefishanada Bulsho Tv iyo HCTV
Berberatoday.com...
Saturday, February 27, 2021
-
“M/Wayne Muuse Biixi Waxaan Xasuusin Lahaa Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa Sidii Uu Ahaa 1975-kii Oo Dawada Iyo Baadhistu-ba Ay Bilaash Ahaayeen Bukaanada-na Maalin Kasta Loo Qali Jiray 30-Neef Oo Adhiya Iyo Laba Neef Oo Geela Iyo Sida Uu Maanta Xaalkiisu Yahay W/Q Cabdirisaaq Suudi Nuur
Sanadkii 1975-kii Ayaa Aniga Oo Aad U Yar Oo Kuray Ah Ayaan Baabuur Ka Dhacay Waxa La I Dhigay Cusbitalka Guud Ee Hargeysa Waxaan Idinla Wadaagayaa Wayaabihii Aan Ku Arkay .
Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa Xilligaas Waxa Laga Heli J...
Saturday, February 27, 2021
-
Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar Oo Dhaliilo Xoogan Ujeediyay Warbaahinta Reer Galbeedka Iyo Hay’adaha Xuquul Iinsaanka!
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha ismaamulka somalida itoobiya mustafe Muxumed cumar Cagjar ayaa dhaliilay warbaahinta reer galbeedka iyo haayadaha xuquuqal iinsaanka ee wadamadaasi
Madaxwayne cagjar oo ka qaybgalay munaas...
Saturday, February 27, 2021
« Previous Page — Next Page »