|
Warar
-
Amnesty International Oo Dawlada Eritrea Ku Eedaysay Inay Xasuuq Ka Gaysatay Gudaha Dalka Itoobiya!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Hay’adda u Doodda Xuquuqda Aadanaha Ee Amnesty International ayaa warbixin ay maanta soo saartay waxa ay ku sheegtay in boqollaal qof oo rayid ah oo Aan Hubaysnayn Ay ciidammada Eritrea bishii Nofem...
Saturday, February 27, 2021
-
Maareyaha Wakaalada Biyaha Berbera Oo Digniin Udiray Cidkasta Oo Iskudayda Inay Ceelal Biyood Ka Samaystaan Degmada Berbera”Daawo Muuqal
Berbera(berberatoday.com)-Maareyaha Wakaalada Biyaha Berbera Oo Digniin Udiray Cidkasta Oo Iskudayda Inay Ceelal Biyood Ka Samaystaan Degmada Berbera"Daawo Muuqal
https://youtu.be/4rXmpJlVFLw
&n...
Friday, February 26, 2021
-
Cabdiweli Gaas Oo Madaxweynaha Wakhtigu Ka Dhammaaday Ee Somaliya Uga Digay Is-hortaagga Bannaanbaxyada
USA(Berberatoday.com)-Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo soo qabtay xilalka kala ah Raysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Madaxweynihii hore ee Dowlad-goboleedka Puntland, ayaa soo dhaweeyey Bannaanbaxa ay ku baaqeen Midawga Mushar...
Friday, February 26, 2021
-
Somaliya”Qodobbada Heshiis Ay Wada Gaadheen Dowladda Iyo Midawga Musharrixiintu
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Musharraxiinta ee Mucaaradka ah, ayaa Caawa heshiis ku gaadhay magaalada Muqdisho, waxaanay kulan maanta u furmay ay dood iyo falan-qayn dheer ka dib, Caawa ku ...
Friday, February 26, 2021
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Digniin u diray Shaqaalaha Garsoorka Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa Shaqaalaha kala duwan ee Hay’adaha Garsoorka uga digay inay ku dhex-milmaan dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee doorashooyinka Somalil...
Friday, February 26, 2021
-
Qoysas Isku Heystay Nin Ka Lumay Dagaalkii 77 Uu Kala Saaray Sheybaadh Puntland Yaallaa
Muddooyinkan waxaa taagneyd hadal-heyn ku saabsan labo qoys oo ku muransanaa nin ku lumay dagaalkii 1977-dii dhex maray Soomaaliya iyo Itoobiya, laakiin waxaa arrintaas soo afjaray khubarada baaritaanka dhacaanka hiddaha ee Puntl...
Friday, February 26, 2021
-
Cabdilaahi-jawaan Oo Ka Hadlay Sida Lagu Ogaan Karo Shahaadooyinka Saxda Ah Ee Musharraxiinta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdilaahi Jawaan), ayaa ka hadlay shuruudaha lagu xidhay Musharixiinta u tartamaya Doorashooyinka isku sidkan ee Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee sannadkan dh...
Thursday, February 25, 2021
-
Komiishanka Doorashooyinku Muxuu Ka Yeelayaa Musharraxiinta Aan Buuxin Shuruudihii Looga Baahnaa Ee Xisbiyaadu Hore U Aqbaleen ?
Halkee laga soo qaadanayaa Warqadda Dambi la’aanta ee Musharraxiinta lagu xidhay ?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa sheegay in aanay aqbalayn Qofka Musharraxa ah ee aan Shahaadooyin...
Thursday, February 25, 2021
-
UCID Oo Sheegay In Cabsi Xukuumadda Laga Qabaa Soo Food-saartay Musharraxiin Doonayey Inay Isa Soo Sharraxaan
9 Qof Oo Boorama Ugu xidhan ‘Maxaad Hebel u sharraxdeen’
Boorama(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) ku eedeeyay inuu faro-gelin ku sa...
Thursday, February 25, 2021
-
“Xukuumaddu Ahmiyadda Koowaad Ha Siiyo Daryeelka Ciidammada..” Xildhibaan Qabile
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa baaq u diray guud ahaan Ciidamada kala duwan ee dalka, waxaanu ugu baaqay inay mar kasta dulqaad iyo masuuliyad muujiyaan...
Thursday, February 25, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|