-
Gudoomiyihii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Salel Oo Iscasilay Iyo Sabab!
Saylac(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii xisbiga kulmiye ee gobolka salal Xildhibaan Axmedyaasiin ayaa maanta shaaciyay in uu gabi ahaanba iska casilay xisbiga kulmiye xilkiisii iyo xubinnimadii isagoo iscasilaadiisa ku sobobeeyay in...
Tuesday, February 16, 2021
-
“Madaxweynaha Waxa Aan Kugu Dardarayaa Kuwa Kugu Hareeraysan Hadhagaysaniin”Axmed-yaasin Sheekh Cali Ayaanle Oo Xisbiga Waddani Ku Biiray”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Madaxweynaha Waxa Aan Kugu Dardarayaa Kuwa Kugu Hareeraysan Hadhagaysaniin"Axmed-yaasin Sheekh Cali Ayaanle Oo Xisbiga Waddani Ku Biiray"Daawo Muuqal
https://youtu.be/lQK2ZerrR18
...
Tuesday, February 16, 2021
-
Dawlada Australia Bilawday Inay Hab Online Ah Ku Iibso Geela Faraha Badan Ee qaabka Duurjoogta Dalkaas Ugu Nool
Melburn(berberatoday.com)-Dowladda Australia ayaa bilowday in geela duurjoogta ah ee hawdka dalkaas ku nool ay ku iibiso Online-ka, iyadoo halkii neef siinaysa $250 doollar. - BBC
Australia ayaa sanadihii dambe laynaysay ge...
Tuesday, February 16, 2021
-
Qoys Somali Qaxootiya Oo Ay Dhibaato Ugaysteen Booliska Dalka Norway Oo 24 Saacadood Gudohood Hantim Layaab Leh Ku Helay Iyo Sababta Ka danbaysay
Oslo(berberatoday.com)-Maxamed Jaamac waa aabe Soomaali ah oo isaga iyo qoyskiisa ay ku nool yahiin magaalada Oslo ee dalak Norway, muddo 24 saac ayuuna ku taajiray kadib markii lacago looga aruuriyay Internet-ka.
Qoyskan waxay d...
Tuesday, February 16, 2021
-
Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Maxamud Warsame Jaamac Oo Ka Hadlay Labada Musharax Ee La Sheegay Inay Madaxweyne Muuse Biixi Mandheera Ugu Xidhanyihiin”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Maxamud Warsame Jaamac Oo Ka Hadlay Labada Musharax Ee La Sheegay Inay Madaxweyne Muuse Biixi Mandheera Ugu Xidhanyihiin"Daawo Muuqal
https://youtu.be/3i1Lo4Yz_lE
...
Monday, February 15, 2021
-
Axmed Yuusuf Yasin Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Somaliland Oo Ka Hadlay Doorashooyinka, Talooyina U Soo Jeediyey Axsaabta Qaranka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay Doorashooyinka la filayo inay sannadkan ka dhacaan dalka, waxaanu sheegay inuu ku rejo weyn yahay inay dhacaan Doorashooyin xo...
Monday, February 15, 2021
-
Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Axmedyaasiin Sheekh Cali Ayaanle Oo Shaaciyay In Uu Ku Biiray Iskana Sharixi Doono Xisbiga Wadani Kana Baxay Kulmiye!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Golaha Wakiiladda Somaliland Axmedyasiin Sheikh Cali Ayaanle ayaa Caawa shaaciyay in uu ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee Wadani islamarkaana uu salaasada qaban doono muna...
Monday, February 15, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Gobolada Dalka Ukala Diray Hawlwadeenadii Iyo Agabkii Kaadh Badalka”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka somaliand ayaa manta gobolada iyo degmooyinka dalka ukala diray hawladeenadii iyo agabkii kaadhadh badalka ee codbixiyayaasha taasi oo ay ka bilaabmi doonto 15bisha bixintoodu i...
Monday, February 15, 2021
-
Somaliland Oo Qaramada Midoobay U Dirtay Dokumenti Toddoba Bog Ka Kooban Iyo Ujeeddada Uu Xambaarsan Yahay!
Hargeysa(berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Qaramada Midoobay la wadaagtay Habka ay doonayso inay u wada shaqeeyaan, ka dib markii Khilaaf culus soo kala dhex galay Xukuumadda iyo Qaramada Midoobay.
Bishii March ...
Monday, February 15, 2021
-
Daladda Sonsaf Oo Ka Hadashay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Xadhiga Laba Musharax Oo Xukuumadu Xidhay Iyo Saamaynta Doorashada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daladda ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee sonsaf ayaa walaac ka muujiyay xadhiga ay xukuumada madaxwayne biixi kula kacday laba musharax oo xisbiga ucid katirsan
Sidoo kale dalada sonsaf ay...
Monday, February 15, 2021
« Previous Page — Next Page »