|
Warar
-
“Soomaaliya Guul-darrada Ka Muuqata Waxa Ka Masuul Ah Madaxweyne Farmaajo”Cabdiweli Gaas
Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Puntland iyo raysal wasaarihi hore ee Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay xaaladda ay haatan Soomaaliya marayso in ay sabab u tahay shakiga laga qabo in madaxda dowl...
Wednesday, February 17, 2021
-
Sharaabka Lion Ambassa Energy Drink Waxaad Ka Helaysaa Xarumaha Mubarak Trading Company Ee Gobolada Somaliland
Sharaabka Lion Ambassa Energy Drink Waxaad Ka Helaysaa Xarumaha Mubarak Trading Company Oo Xarumo Kuleh Gobolada Somaliland
https://youtu.be/yX_ZgW2XKys
Berberatoday.com...
Wednesday, February 17, 2021
-
Midowga Musharrixiinta Somaliya Oo Digniin Culus Ujeediyey Dowladda
Muqdisho(Berberatoday.com)-Midowga Musharixiinta Soomaaliya ayaa uga diggay dowladda Soomaaliya in ay carqaladeyso dibadbaxa lagu waddo in maalinta Jimcaha uu ka dhaco magaalada Muqdisho ee lagaga soo horjeedo madaxweynaha mudo dh...
Wednesday, February 17, 2021
-
Maxaa Ka Jira In 30 Qof Ay Muqdisho Ugu Geeriyoodeen Cudurka Covid-19?
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya, ayaa beenisay warar sheegaya in 30 qof ay Muqdisho ugu geeriyoodeen cudurka Covid-19, arrinataas oo baraha bulshada aad loogu faafiyay 24-saac ee ugu dambeeyay...
Wednesday, February 17, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan Layeeshay Madaxda Xisbiyada,Xeer Ilaalinta Iyo Xafiiska Imtixaanaadka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta kula la yeeshay Saddexda Xisbi Qaran, Wasaarada Waxbrashada, Guddida Tacliinta Sare, Wasaaradda Maaliyada, Wasaradda Caafimaadka, Xeer-Ilaalinta Qaranka &am...
Wednesday, February 17, 2021
-
Xogo Cusub Oo Iftiimiyay Halka Ay Ku Dambeeyeen Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Tabobar Ciidan Loogu Qaaday Dalka Eritrea.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamijka Galka Baadhista ee Idaacadda VOA qaybteeda Soomaaliyga, ayaa lagu soo bandhigay xogo dheeraad ah oo la xidhiidha Dhalinyaro Soomaali oo dowladda Soomaaliya tabobar ciidan ugu qaadday dalka Er...
Wednesday, February 17, 2021
-
Ciidammada Ammaanka Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Afar Qof Oo Masiixiyiin Ah Oo Looga Shakiyay Inay Diinta Gaalada Fidinayeen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidammada Ammaanka Somaliland, ayaa xidhay Afar Qof oo Masiixiyiin ah, kuwaasi oo looga shakiyey inay Diinta Kiristaanta faafinayeen .
Dadka la xidhay ayaa waxay kala yihiin Lamaane is-qaba iyo I...
Wednesday, February 17, 2021
-
Musharax Axmed Cabdi Xirsi(American)Oo Safar Wacyi Galin Iyo Xog Ogaal Unoqosho Ah Kusoo Maray Deegaamada Gubanka Gobolka Saaxil”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Musharax Axmed Cabdi Xirsi(axmed American)Oo Safar Wacyi Galin Iyo Xog Ogaal Unoqosho Ah Kusoo Maray Deegaamada Gubanka Gobolka Saaxil"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Z6u-9KAetkY
&...
Tuesday, February 16, 2021
-
Madaxwaynaha Dalka Turkiga Eedo Culus Ujeediyay Maraykanka
Ankara(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka turkiga Rajib Dayib ordugan ayaa eedo culus ujeediyay dalka maraykanka isagoo sheegay in uu taageerayo kooxa xagjirka ah ee kuurdiyiinta
https://youtu.be/ljBd4P63jZ4
&nbs...
Tuesday, February 16, 2021
-
“Madaxweyne Muuse Biixi Bulshada Reer Awdal Wuxu Ku Wadaa Qeybi Oo Xukun”Xildhibaan cabdiraxmaan Xoog”Daawo Muuqal”
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Madaxweyne Muuse Biixi Bulshada Reer Awdal Wuxu Ku Wadaa Qeybi Oo Xukun"Xildhibaan cabdiraxmaan Xoog"Daawo Muuqal"
https://youtu.be/H11Kv6DS-8Y
Be...
Tuesday, February 16, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|