|
Warar
-
“Madaxwaynaha Waxaanu Leenahay Jooji Faro Galinta Aad Ku Hayso Doorashada, Iyo Musharixiinta Beeshaada Kasoo Jeeda Ee Qaarna La Xidh Xidhay, Kuwo Kalena Loo Diiday….”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali Waraabe oo ka hadlay munaasibad uu xisbiga ucid ku aqbalay laba musharax oo wakiilada iyo deegaanka gobolka maroodi jeex oo ay soo xushay beesha Ayuub sheikh isax...
Thursday, February 18, 2021
-
Itoobiya Oo War Ka Soo Saartay Xubnaha Baxsadka Ah Ee Tigray, Shacabkana Uga Digtay Inay Qariyaan
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Saraakiisha dowladda Itoobiya ee ku sugan gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaas ayaa shacabka uga digay in ay gabaad siiyaan qof walba oo isku dayaya in uu gobolka xasiloonidiisa wax u dhimo.
Iyadoo ...
Wednesday, February 17, 2021
-
Haayadaha Xuquuqal Iisaanka Oo Walaac Ka Muujiyay Xaalada Laba Musharax Oo Jeelka Madheera Ku Xidhan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xarunta xuquuqal iisaanka ee Human right Centrer ayaa walaac ka muujisay xaalada laba musharax oo xisbiga ucid ka sharaxaan oo xukuumadu xidhay loona gudbiyay jeelka madheera iyada oo aan wax xukun ahi k...
Wednesday, February 17, 2021
-
Maamulka Sare Ee Idaacadda BBC-da Oo Shaqada Ka Eryey Weriye Cabdirisaaq Catoosh Iyo Sababta
Hargeysa(berberatoday.com)-Cabdirisaaq Catoosh oo ka mid ahaa Weriyeyaasha muddada ka hawl-galayey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, ayaa shaqada Toddobaadkan laga caydhiyay.
Weriye Catoosh oo ka hawl-galayey Xaru...
Wednesday, February 17, 2021
-
Sacuudiga Oo Amar Kusoo Rogay Shirkaddaha Shisheeye
Riyadh(Berberatoday.com)-Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegtay laga bilaabo sannadka 2024 ayna wax qandaraas ah siin doonin shirkaddaha Shisheeye ee aan fadhigooda hay’an waddanka Sacuudiga.
Dowlada Sacuudiga ayaa sheegtay...
Wednesday, February 17, 2021
-
Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Oo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeysa Ee Wakhtigoodu Dhamaaday Ku Eedeeyay Dhul Boob Ay Hada Uun Ka Bilaabeen Duleedada Magaalada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed , ayaa maanta sheegay in arin cajiiba ay kusoo arkeen dhowr goobood oo Hargeysa duleedkeeda ah, waxaa uu xusay goobahay tageen oo ay ka mid tahay buu...
Wednesday, February 17, 2021
-
Ganacasatada Somaliland Iyo Puntland Oo Hakiyay Isticmaalka Noodhka Lacagta 50$ Dollar Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalooyinka Hargeysa, Wajaale, Burco iyo Garoowe ayay wararku Sheegayaan In Ganacsatadu ay hakiyeen isticmaalka $50.
Lacagtan oo taariikhdeedu tahay 2013 ayay Ganacsatadu diidmadeeda u dacal Saaraya...
Wednesday, February 17, 2021
-
Proffesor Ismaaciil Hure Buubaa Oo Ka Hadlay Khilaafka Doorashada Somaliya”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Proffesor Ismaaciil Hure Buubaa Oo Ka Hadlay Khilaafka Doorashada Somaliya"Daawo Muuqal
https://youtu.be/EaKo73nG-mE
Berberatoday.com...
Wednesday, February 17, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filayo Inuu Isku Shaandhayn Samayn Doono
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa in maalmaha soo socda amma toddobaadyada foodda innagu soo haya inuu isku shaandneyn ku sameeyo Golaha Xukuumaddisa.
...
Wednesday, February 17, 2021
-
Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Hargeysa Wax Ku Noqonayso In Beel Walba Iska Sharraxdo Doorashada Baarlamaanka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Caasimadda Hargeysa tahay Magaalo la wada leeyahay, sidaasi darteed Cid kastaa iska sharraxi karto doorashada Baarlamaanka.
Guddoo...
Wednesday, February 17, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|