-
Dadwaynaha Xaafada Ibraahim Koodbuur Oo ka Mudo Haraaday Saacado Wakaalada Biyuhu Doonayso In Ay Qasab Ku Qaataan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadwaynaha xaafada ibraahim koodbuur ee magaalada hargasya ayaa iskugu soo baxay banana bax ay kaga soo horjeedaan saacado qaaliya oo wakaalada biyaha hargaysi doonayso in ay ku badalaan kuwii hore ee da...
Friday, February 19, 2021
-
Dalka Koonfur Afrika Oo Lagu Soo Bandhigay In Somaliland Ay Xaq U Leedahay Qadiyada Madax-banaanideeda Oo Ay Haysato Sharciyad Caalami Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga South African Communist Party SACP ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in Somaliland ay xaq u leedahay go’aaminta qadiyada madax-banaanideeda. Isla markaana ay haysato sharciyad caalami ah iyo...
Friday, February 19, 2021
-
Dawlada Maraykanka Oo Digniin Udirtay Muwaadiniinteeda Ku Sugan Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Safaarada dalka maraykanku ku leeyahay dalka somaliya gaar ahaan caasimad muqdisho ayaa muwaadiniinteeda ku sugan muqdisho uga digay in ay ka agdhawaadaan goobaaha maalinta bari ay ka dhacayaan banana ba...
Friday, February 19, 2021
-
Duulimaadyadii Garoonka Muqdisho Ee Aadan Cadde Oo Istaagay Iyo Madaafiic Lagu Garaacay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wararkii u dambeeyay ee xaalada magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in madaafiic ay ku dhacday garoonka diyaaradaha iyadoo mid ka mid ah madaafiicdana ay ku dhacday afaafka hore ee garoo...
Friday, February 19, 2021
-
“Weerarka Caawa Waa Bilowga Xukun Isku Dhajinta Ee Aan Ka Digaynay”Xasan Cali Khayre
Raysal Wasaarihii hore ee dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qoraal uu bartiisa Facebook kusoo qoray ku sheegay inay Ciidanka dowladda weerar ku soo qaadeen hotel Maida oo ku sugan yahay madaxweynihii hore ee S...
Friday, February 19, 2021
-
Ciidanka Dawlada Farmaajo Oo Rasaaseeyay Dibad-baxayaal Ay Ex Ra.isul Wasare Xasan Cali Khayre Iyo Siyaasi Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Hogaaminayeen
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas lagu furay koox dibad baxayaal ah oo ay hogaaminayeen qaar ka mid ah musharaxiinta mucaaradka iyo xildhibaano ka ti...
Friday, February 19, 2021
-
Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiish Dhinaca Abniga Labada Dal Ah.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti Uu Hogaaminayay Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland oo uu Weheliyaan xeer ilaaliyaha guud ,badhasaabka gobolka salal iyo safiirka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti ayaa heshiish dhin...
Friday, February 19, 2021
-
Doonyo Saanad Ciidan Iyo Hub Ay Sidaan Kula Soo Jeeda Somaliya Oo Ciidamada Bada Mareykanku Qabteen
Muqdisho(Berberatoday.com)-Markab dagaal oo uu Mareykanku leeyahay ayaa doon weyn oo shixnad hub sharci darro ah wadday ku qabtay biyaha caalamiga ah ee ka baxsan xeebaha Soomaaliya, sida ay shaaciyeen taliska ciidamada badda ee M...
Thursday, February 18, 2021
-
Xukumada Somaliland Oo Gabi Ahaanba Mabnuucday Noodhka Lacagta 50$ Dollar Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland ayaa gabi ahaanba joojisay isticmaalka lacagta kontonka doollar ah, kadib markii suuqa ay soo gashay lacag been abuur ah oo $50 (Kontonka dollar ah), sida uu sheegay guddoomiyaha baanka dhex...
Thursday, February 18, 2021
-
Sharciyadda Madax-bannaanida Somaliland oo lagu soo bandhigay Warbixin-Sannadeedka Xisbiga SACP ee Koonfur Afrika
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga South African Communist Party SACP ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in Somaliland ay xaq u leedahay go’aaminta qadiyada madax-banaanideeda. Isla markaana ay haysato sharciyad caalami ah iy...
Thursday, February 18, 2021
« Previous Page — Next Page »