-
Daawo Muuqalka”Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo MM. Tv La Yeeshay Mayarka Degmada Borama Saleebaan Xasan Xadi”Daawo Muuqal
Borama(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo MM. Tv La Yeeshay Mayarka Degmada Borama Saleebaan Xasan Xadi"Daawo Muuqal
https://youtu.be/8HWDSbVwlpQ
Berb...
Saturday, February 20, 2021
-
Hogaamiyaha TPLF Oo Soo Saaray Baaq Nabadeed Iyo Shuruudaha Uu xidhay In La Fuliyo!
Mekalle(Berberatoday.com)-Hogaaminta Baxsadka ah ee TPLf ayaa soo saaray Baaq nabaded oo ku aadan in xabad joojin laga gaadho Dagaalka ka socda gobalka Tigray’ TPLF ayaa 8 sideed shurudood ku xidhay in Lafuliyo Si xal looga ...
Saturday, February 20, 2021
-
Guddoomiye Cirro Oo Reer Awdal Uga Mahad Celiyey Taageerada Ay Isla Barbar Taageen Xisbiga WADDANI
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Musharraxa Madaxweyne Ku xigeen Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo masuuliyiin kale oo xisbiga ah ayaa ka qayb galay munaasibad k...
Saturday, February 20, 2021
-
Walaac Hadheeyay Musharraxiinta Xisbiyada Mucaaridka Iska Sharraxay Ee Ay Isku Deegaanka Yihiin Madaxweyne Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Tan iyo markii ay Xukuumaddu Xabsiga dhigtay labaddii Musharax ee Xisbiga UCID oo aan illaa hadda la hayn sababta xadhiggood, ayaa si weyn Cabsi iyo wal u soo food saaray Musharaxiinta Xisbiyadda Mucaari...
Saturday, February 20, 2021
-
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Laba Orodyahay Oo Tartan Caalamiya Kaga Qaybgalaya Dalka Jabuuti.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada ciyaaraha ee somaliland ayaa shaacisay laba orod yahay oo dalka jabuuti kaga qaybgalaya tartan orodada ay oo dalka jabuuti ka dhici doona
Sidoo kale munaasibadan ka hadlay agaasimaha waa...
Saturday, February 20, 2021
-
Musharax Xamse Khayre Oo Markale Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Waxka Qabto Cabashada Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada Wajaale.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharax Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo kamid siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ee wadani ayaa Madaxwaynaha somaliland udiray fariimo isbarkan oo la xidhiidha ceel biyooda jabay oo ku yaala gobolka Gabiley,...
Saturday, February 20, 2021
-
Abwaan Cabdiraxmaan Abees Iyo Maansada Cusub Ee “Danab” Oo Uu Arimo Xasaasiya Kaga Hadlay + Abwaanada Uu Ku Xusay:Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Cabdiraxmaan Abees Iyo Maansada Cusub Ee “Danab” Oo Uu Arimo Xasaasiya Kaga Hadlay + Abwaanada Uu Ku Xusay:Daawo Muuqal
https://youtu.be/2rxqmgMfmEQ
...
Saturday, February 20, 2021
-
Nabadoon Cabdulqaadir Xaad Oo Ku Baaqay In Farmaajo Xoog Lagaga Saaro Madxtooyada Somaliya”Daawo Muuqal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Nabadoon Cabdulqaadir Xaad Oo Farmaajo Ku Eedeeyay Kaligii Taliye Damacsan Inuu Dalka Sii Burburiyo"Daawo Muuqal
https://youtu.be/eZ77W_QlWNg
Berberatoday.co...
Friday, February 19, 2021
-
Ra,iisul Wasaare Hore Xasan Cali Khayre Oo Sheegay Inaanay Joojin Doonin Banaan Baxyada Ilaa Farmaajo Madaxtoooyada Ka Baxayo”Daawo Muuqal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ra,iisul Wasaare Hore Xasan Cali Khayre Oo Sheegay Inaanay Joojin Doonin Banaan Baxyada Ilaa Farmaajo Madaxtoooyada Ka Baxayo"Daawo Muuqal
https://youtu.be/LM0ZJqD_e1I
...
Friday, February 19, 2021
-
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Xaalada Qasan Ee Ka Taagan Magaalada Muqdisho
Muqdisho(berberatoday.com)-Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacayay xalay iyo saakay oo jimco ah.
Waxay ugu baaqeen deganaan iyo is xakameyn dhinacyada ay khuseyso, waxa ay ...
Friday, February 19, 2021
« Previous Page — Next Page »