|
Warar
-
Urur Gobaleedka IGAD Oo Warbixin Ka soo Saaray Rabshadihi Magaalada Muqdisho ka dhacay maalintii Shalay
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Urur Gobaleedka IGAD Oo Warbixin Ka soo Saaray Rabshadihi Magaalada Muqdisho ka dhacay maalintii Shalay iyagoo canbaareeyay sheegayna in ay aad uga xunyihiin in dad shacab ah oo si salmi ubanaan baxay...
Sunday, February 21, 2021
-
Dawladda Imaaraadka Carabta Oo Xukuumada Farmaajo U Aqoonsatay Mid Ku Meel-gaadh Ah.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dowlad ku-meel gaadh ah ugu yeedhay dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kadib markii dhammaan hay’adaha dowladda uu wakhtigu ka dhammaada...
Sunday, February 21, 2021
-
Xisbiga KULMIYE Oo Lacagta Murashaxnimada Ka Dhaafay Tartamayaasha Haweenka Ah Iyo Beelaha Laga Tirada Badan Yahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga KULMIYE, ayaa ka dhaafay lacagta murrashaxnimo tartamayaasha ka socda haweenka Somaliland iyo beelaha la hayb-sooco.
Qoraalkan oo soo gaadhay Warbaahinta Aftahannews ayaa u dhignayd sidan:-
...
Sunday, February 21, 2021
-
Waxgaradka Iyo Haldoorka Beelaha Harti Oo Munaasibad Ay Ku Taageerayaan Musharax/Xil Axmed Cabdi Muuse Ku Qabtay Magaalada Hargaysa”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxgaradka, Aqoonyahanka, siyaasiyiinta iyo Haweenka beelaha harti ayaa munaasibad balaadhan oo ay ku Taageerayaan musharax Axmed Cabdi Muuse (Axmed Ini) Oo ka sharaxan xisbiga kumiye musharxiintiisa gob...
Sunday, February 21, 2021
-
“Aniga Iyo Gabboose Maanta Darna Ma Hayno Hungurina Wuu Nagu Jiraa, Markaa Cidna Eersan Mayno, Waayo? Annaga Ayaa Samaynay, Qodobkaa Odhanaya Xisbiyada Sadex Kaliya Ha Ahaadaan”Maxamud Xaashi Cabdi
Hargeyasa(Berberatoday.com)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo ka soo qabtay Xilal Wasiirnimo, ayaa ka warramay Sooyaalka Siyaasadeed ee uu dalku soo maray, waxaanu si gaar ah uga warrama jidkii lo...
Sunday, February 21, 2021
-
Midowga Musharixiinta Somaliya Oo Markale Ku Baaqay Banaan Baxyo Ka Dhan Ah Farmaajo.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Midowga musharixiinta madaxwaynaha somaliya ayaa ka hadlay rabshadihii ka dhacay magaalada muqdisho iyo falalkii uu kula kacday madaxwaynaha wakhtigiisu dhamaaday ee somaliya Farmaajo.
Sidoo kal...
Sunday, February 21, 2021
-
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Xanuunka Koronaha Oo Wadamo Badan Dib Ugu Soo Rogaal Celiyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somalilan,d ayaa ka hadashay Xanuunka Koronaha oo Waddamo badan oo Caalamka ah ku soo rogaal celiyey, waxayna Bulshada ugu baaqday inay taxadir badan muujiyaan.
Agaasimah guud ee Wasaarad...
Sunday, February 21, 2021
-
Shuruudo Somaliland Hor-dhigtay Qaramada Midoobay Iyo Waxa Somaliland Ku Waayi Karto Haddii Xal Laga Gaadhi Waayo Khilaafka Taagan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Illaa hadda waxa aan la dhamaynin khilaaf u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Qaramada Midoobay.
Khilaafkan oo muddo dhowr bilood ah taagan, ayaanu waxaanu War-bixin ku eegaynaa waxa uu salka ku h...
Sunday, February 21, 2021
-
Soomaaliya Oo Gashay Xaalad Hubanti La’aan Ah, Ka Dib Markii Dagaalkii Siyaasadeed Isku Rogay Gacan Ka Hadal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dalka Soomaaliya, ayaa galay Xaalad Jaho-wareer ah, ka dib markii Habeen hore iyo Shalay subax uu dagaal dhex maray Maleeshiyaad ilaalo u ah Musharraxiinta Madaxweyne-nimo ee Soomaaliya iyo Ciidammada ...
Sunday, February 21, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Soo Saaray Shuruudaha Looga Baahan Yahay Musharixiinta Utartamaya Gole-yaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Somaliland”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka Doorashooyinka Oo Soo Saaray Shuruudaha Looga Baahan Yahay Musharixiinta Utartamaya Gole-yaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Somaliland"Daawo Muuqal
https://youtu.be/mAq9tZBADig
&nb...
Sunday, February 21, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|