-
Imaaraadka Carabta Oo Lagu Qabtay Carwada Hubka Iyo Qalabka Militariga Oo Ay Ku Jiraan Gantaalaha Riddada Fog Iyo Bambooyinku.
Dubai(Berberatoday.com)-Shirkadaha farsameeya hubka ayaa ka qeyb galaya bandhigga hubka iyo qalabka Militari oo ka socda Abu Dhabi, caasimada Isutaga Imaaraatka Carabta, waxaanay rajaynayaan inay la galaan heshiisyo dhanka Mil...
Monday, February 22, 2021
-
“Wakhti Doorasho Ayaynu Galnay, Qof-na Cay Iyo In Dadka La Xagxagto Doorasho Ku Heli Maayo Dadka Waxaan Kula Dardaarmaya ” Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Wakhti Doorasho Ayaynu Galnay, Qof-na Cay Iyo In Dadka La Xagxagto Doorasho Ku Heli Maayo Dadka Waxaan Kula Dardaarmaya ” Madaxweyne Muuse Biixi"Daawo Muuqal
https://youtu.be/AFMQdzWAlpI
 ...
Monday, February 22, 2021
-
Jubaland Oo Shuruudo Ku Xidhay Ka Qeybgalka Shirka Muqdisho
Kismaayo(Berberatoday.com)-Maamul gobolleedka Jubbaland ayaa mowqifkiisa ku aadan doorashooyinka muranku ka taaganyahay ku faah-faahiyay warsaxaafadeed maanta oo Axad ah ka soo baxay xafiiska madaxweynaha maamulkaas.
“Heshiis...
Monday, February 22, 2021
-
Wasiir Siciid Sulub Oo Sheegay Inaanu Ku Qanacsanayn Xisbiga Kulmiye Uu Hadda Katirsanyahay”Daawo Muuqal
Burco(Berberatoday.com)-Wasiir Siciid Sulub Oo Sheegay Inaanu Ku Qanacsanayn Xisbiga Kulmiye Uu Hadda Katirsanyahay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/bri9KnLZhWw
Berberatoday.com...
Monday, February 22, 2021
-
Xukuumada Oo Xabsiga Usii Dheeraysay Labadii Musharax Ee Xisbiga Ucid Kuna Xadhignaa Madheera!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay In muddada ay xidhnaanayaan loo kordhiyey Laba Musharrax Oo xisbigaasi ka sharraxan, kuwaasi oo Xabsiga Mandheera loo Taxaabay 8-dii bishan February.
Xo...
Monday, February 22, 2021
-
Gudoomiyaha Itaxaanaadka Qaranka Oo Shaaciyay In Maalinta Beriya La Qabanayo Shahaadooyinkii Dugsiga Sare Ee Laga Doonaayay Musharixiinta Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka Degmooyinka B-C
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanadka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Daa'uud Axmed Faarax, ayaa shaaciyey in maalinta berri ah ee 23-ka bisha Febuary la bilaabayo qabashada shahaadooyinka iyo macluumadk...
Monday, February 22, 2021
-
Dawlada Itoobiya Oo Jawaab Ka Bixisay Warbixin Ilhaan Cumar Ka soo Saartay Xiisadda Dalkaasi Ka Taagan!
Washington(Berberatoday.com)-Ilhaan Cumar Oo Ka tirsan Gudida Arimaha Dibada Ee Congress-ka Maraykanka ayaa Warbixin ka soo Saartay xiisadda siyaasadeed ee dalka Itoobiya haatan ka Taagan. Xildhibaanka ayaa ka mid ahayd xubno k...
Monday, February 22, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xadhiga Kajaray Dhisme Dabaqa Oo Wasaarada Horumarinta Beeraha Loo Dhisay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xadhiga Kajaray Dhisme Dabaqa Oo Wasaarada Horumarinta Beeraha Loo Dhisay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Nvy7CG2gCOI
Berberatoday.co...
Sunday, February 21, 2021
-
Xukumada Wakhtigeedu Dhamaaday Ee Xamar Oo Dawlada Imaaraatka Carabta Ku Eedaysay Inay Dalka Somaliya Foowdo Ka Abuurayso Xaaladiisa Kacsana Ay Qeyb Katahay”Daawo Muuqal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xukumada Wakhtigeedu Dhamaaday Ee Xamar Oo Dawlada Imaaraatka Carabta Ku Eedaysay Inay Dalka Somaliya Foowdo Ka Abuurayso Xaaladiisa Kacsana Ay Qeyb Katahay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/XhJX9YFuiio
...
Sunday, February 21, 2021
-
Faysal Cali Waraabe Oo Dadka Reer Muqdisho Ku Booriyay Inay Magaaladooda Ka Xoreeyaan Farmaajo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaarad ka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa u duceeyay dadkii ku waxyeelobay mudaharadkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faysal Cali Waraabe ayaa sidoo kale wuxu dadka ...
Sunday, February 21, 2021
« Previous Page — Next Page »