-
Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Jidh Dil Iyo Xadhig Ay Ciidamada Boolisku Kula Kaceen Suxufiyad Hoodo Garays!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiin katirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Ayaa hoyga ay ka degan yihiin ku booqday magaalada hargaysa Hoodo Garays Iyo Hooyadeed oo ciidamada booliska somaliland iskugu dareen Jidh Dil Iyo X...
Tuesday, February 23, 2021
-
“Xisbiga KULMIYE Waxaa Uu Sheegay Inuu Lacagtii Ka Daayay Musharaxiinta Gabooye, Waxa’se Bulshadda U Sheegaynaa In Aanay Jirin Musharaxiin Uu Xisbigaasi Naga Aqbalay”.Suldaan Abu Suufiyaan.
"Xisbiga KULMIYE Waxaa Uu Sheegay Inuu Lacagtii Ka Daayay Musharaxiinta Gabooye, Waxa'se Bulshadda U Sheegaynaa In Aanay Jirin Musharaxiin Uu Xisbigaasi Naga Aqbalay".Suldaan Abu-suufiyaan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Su...
Tuesday, February 23, 2021
-
Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Khudbad Dardaaran Iyo Dhiiri Galin Ah Ujeediyay Ardayda Dugsiga Nuuradiin.
Hargeysa(Berberatoday.com)-waan Cabdilaahi Xasan Ganey oo kamid ah Hal abuurka dhalinyarada ah ee dalka dibadiisa ku nool ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa jeediyay kumanaan kamid ahardayda waxka barata dugsiga sare ee nuurad...
Tuesday, February 23, 2021
-
Dalada Ganacsatada Somaliland Ee Soffa Oo Hogaan Cusub Dooratay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Dalada Ganacsatada Somaliland Ee Soffa Oo Hogaan Cusub Dooratay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/xqgdngy6IIg
Berberatoday.com...
Monday, February 22, 2021
-
“Xisbiga Kulmiye Madaxweyne Muuse Biixi Maka Dambayn Doonaa”Waxa Qoray Maxamed Dhinbiil
XISBIGA KULMIYE MADAXWAYNE MUUSE BIIXI MA KA DAMBAYN DOONAA !!!
Barigii shirkii Kulmiye 2008 ee Plaza Burco lagu soo kala cadhooday ayaa xisbiga kulmiye waxa ka xanaaqay qaabkii siilaanyo wax u watay xubno miisaan culus o...
Monday, February 22, 2021
-
Turkiga Oo Xarun Laga Gano Dayax-Gacmeedyada Ka Dhisanaya Soomaaliya, Iyadoo Kharashka Ku Baxayaa Uu Kor U Dhaafayo Balaayiin Dollar
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wargeeska Middle East Eye oo fadhigiisu yahay magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska kana faallooda arrimaha bariga dhexe ayaa daabacay, in barnaamijka hawada sare oo ay dhawaan uun ku dhawaaq...
Monday, February 22, 2021
-
Ciidamadda Booliska Somaliland Oo Jidhdil Iyo Xadhig Isugu Daray Gabadh Saxafiyad Ah Iyo Hooyadeed Oo Saldhig Utagay Qaadashada Waraaq Dhaawac Muujina”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamadda Booliska Somaliland Oo Jidhdil Iyo Xadhig Isugu Daray Gabadh Saxafiyad Ah Iyo Hooyadeed Oo Saldhig Utagay Qaadashada Waraaq Dhaawac Muujina"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Ehb4TTv_rVs
&nbs...
Monday, February 22, 2021
-
“Qofkii Aan Cunto Haysan Waa Loo Talinayaa”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo loo dhisay wasarada beeraha ee Somaliland, ayaa sheegay in wax soo saarku yahay lafdhabarta dal kasta oo horumara isl...
Monday, February 22, 2021
-
Madaxweynaha maamul Goboleedka Putland Siciid Deni Oo Shaaca Ka Qaaday Arrimo Badan Oo Xaasaasi Ah Uu Farmaajo Qorsheynayo”Daawo Muuqal
Garowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha maamul Goboleedka Putland Siciid Deni Oo Shaaca Ka Qaaday Arrimo Badan Oo Xaasaasi Ah Uu Farmaajo Qorsheynayo"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Bvafet-_egI
&nbs...
Monday, February 22, 2021
-
Shiinaha Iyo Hindiya Oo Ciidamada Kala Qaaday Kadib Bilo Ay Is Hor Fadhiyeen
China(Berberatoday.com)-Ciidamada ayay kala qaateen kadib bilo ay milatarigooda kusoo daabulayeen xadka, isla markaana tobanan askari Hindiya lagaga dilay.
Shiinaha iyo Hindiya waxay ku heshiiyeen in si buuxda ay u kala gurtaan...
Monday, February 22, 2021
« Previous Page — Next Page »