-
Wasiir Hore Saleebaan Xaglo-toosiye Oo Ka Hadlay Xanuunka Covid_19, Doorashada Iyo Ahmiyadda Nabadgalyada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Saleeban Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), oo Xukuumaddii hore ee Axmed Siillaanyo ka soo qabtay xilal wasiirnimo,Wasiirna ka soo noqday Wasaaradaha Dib u dejinta iyo Caafimaadka, ayaa ka xog-warramay...
Wednesday, February 24, 2021
-
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Ku Baaqay In Si Caddaalad Ah Loo Baadho Kiiska Weriye Hoodo Garays Iyo Hooyadeed Lagu Farasaaray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ku baaqay in baadhitaan madax-bannaan, Caddaalad iyo dhex-dhexaadnimo ku dheehan tahay lagu sameeyo Kiiska Weriye Hoodo Garays.
Weriye Hoodo Garays oo k...
Wednesday, February 24, 2021
-
Ciidamada Amaanka Turkiga Oo Gacanta Ku Dhigay Qof Ay Ku Eedeeyeen Uu Katirsan Alshabaabta Kenya
Ankara(Berberatoday.com)-Ciidamada ammaanka Turkiga ayaa xidhay qof ay ku eedeeyeen in uu ka tirsan yahay kooxda Al-Shabaab ee fadhigeedu yahay Kenya. - Sidaas waxa ku warrantay Wakaaladda Turkiga ee Anadolu.
Ruuxa la xidha...
Wednesday, February 24, 2021
-
Siyaasi Cali Guray Oo Kabaha La Dulmaray Wasiir Cismaan Dube, Naanays Cusubna Ubixiyay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi cali maxamed yuusuf (cali guray) oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka hadla xaaladaha ka taagan geeska Africa iyo yagiga Somaliland ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka warfaafinta ...
Wednesday, February 24, 2021
-
Dhaqaalaha Ku Baxa Doorashooyinka Jsl Qayb Kamid Ah Waxay Kasoo Noqonaysaa Lacagta Laga Qaadayo Murashixiinta Wakiilada Iyo Deegaanka! W/Q Maxamed Dhinbiil
Qadarka Dhaqaalaha Kasoo Xaroonaysa Murashixiinta Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka Utartamaya Doorashada!
Doorashooyinka somaliland ee wakiilada iyo deegaanku waxa ay ka dhacayaan lix(6) gobol iyo sadex iyo labatan (23) d...
Tuesday, February 23, 2021
-
Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Dowladda Waqtigu Ka Dhammaaday Ee Soomaaliya Baaq Muhiim Ah Udiray
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters, ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha ka dillaacay magaalada Muqdisho. wuxuuna ugu baaqay dhinacyada oo dhan inay is xakameeyaan ayna is dejiyaan.
...
Tuesday, February 23, 2021
-
Wasiir Hore Cawaale Shirwac Oo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdirax Saylici Ku Canaantay Faragalin Uu Kuhayo Jufadiisa Hoose Iyo Musharixiin Uu Iska Barbar Sharaxay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir Hore Cawaale Shirwac Oo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdirax Saylici Ku Canaantay Faragalin Uu Kuhayo Jufadiisa Hoose Iyo Musharixiin Uu Iska Barbar Sharaxay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/...
Tuesday, February 23, 2021
-
Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Iyo Wasaarada Waxbarashada Oo Bilaabay Hubinta Shuruudaha Aqoonta Ee Musharaxiinta Golayaasha Deegaanka Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland ayaa si rasmi ah u bilowday hubinta shuruudaha aqoonta ee musharaxiinta doorashooyinka Golaha iyo deeganka Somaliland u taagan.
Xafiiska Imtaaxanadka...
Tuesday, February 23, 2021
-
Wasiirka Maaliyada Dalka Itoobiya Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wasiirka maaliyada dalka itoobiya Axmed shide ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay dib uhabanyn lagu samaynayo hab maaliyadeedka itoobiya iyo shirkadaha dalka
S...
Tuesday, February 23, 2021
-
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Yaasin Faratoon Ahna Musharaxa Golaha Wakiilada Oo Kormeer Kutagay Goobaha Kaadh Bedelka Ee Gobolka Sool
Sool(Berberatoday.com)-Professor Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)Ayaa Saaka Safar Ku Tagay Degmada Qadiimiga ah Yagoori Ee Gobalka Sool .
Ujeedka Safarkan Ayaa Daarnaa u kuur Galida Habsami u socodka Kaadh Badalka Ee K...
Tuesday, February 23, 2021
« Previous Page — Next Page »