-
Wasiirka Maaliyada Dalka Uk Oo Ka Jawaabay Su,aalo Laga Waydiiyay Qadiyada Somaliland, Kana Hadlay Taageerada Ay Siiyaan.
London(Berberatoday.com)-Xildhibaanada Baarlamaanka Dalka Uk ee Taageera qadiyada somaliland ayaa su,aalo la xidhiidha waxyaabaha ay dalka Uk ka taageerto somaliland waydiiyay wasiirka maaliyada eek ala ah doorashooyinka iyo mas...
Tuesday, December 15, 2020
-
Daawo:-Safar degdega oo raysal wasaarah itoobiya ku tagey caasimada gobolka tigrey …
Daawo:-Safar degdega oo raysal wasaarah itoobiya ku tagey caasimada gobolka tigrey ...
https://youtu.be/PKgDIrjiOoE...
Monday, December 14, 2020
-
Wakiilkii Hore Ee JSL Ee IGAD Oo Ka Hadlay Dacwada Kenya U Gudbisay IGAD Iyo Safarka Madaxwayne Biixi
Wakiilkii Hore Ee JSL Ee IGAD Oo Ka Hadlay Dacwada Kenya U Gudbisay IGAD Iyo Safarka Madaxwayne Biixi
https://youtu.be/m3yRlG03Yow...
Monday, December 14, 2020
-
Daawo:-Qaabka foolxumada ah ee xoolaha jigjiga loo qalo iyo xukada kilidhka oo ka hadashay
Daawo:-Qaabka foolxumada ah ee xoolaha jigjiga loo qalo xoolaha iyo xukuumada kilidhka oo ka hadashay
https://youtu.be/SCPxsbNldOA
https://youtu.be/RTdRizWaNNw...
Monday, December 14, 2020
-
Daawo:- Safarka madaxweyne biixi oo ay warbixin ka soo saareen madaxtooyada kenya !!!
Madaxtooyada Kenya Oo Ka Hadashay Kulanka Labada Madaxwayne
https://youtu.be/a2rk-VvBXC4
...
Monday, December 14, 2020
-
Daawo:-UK Waxay Somaliland Ka Taageeraysa Doorashooyinka Soo Socda “Wasiirka Maaliyadda UK”
UK Waxay Somaliland Ka Taageeraysa Doorashooyinka Soo Socda “Wasiirka Maaliyadda UK”
Berberatoday/Hargeisa…
...
Monday, December 14, 2020
-
Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta Oo Qasriga Madaxtooyada Dalkiisa Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha Dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa kulan maanta ku yeeshay Madaxtooyada Dalka Kenya looga arimiyo ee magaalada Nairobi kulankaas ayaa waxa kala qey...
Monday, December 14, 2020
-
Maxamed Bk Oo Magaalada Hargaysa Kusoo Dhaweeyay Sheekh Axmed Khayr(Axmed Biif.)
Hargeysa(Berberatoday)-Fanaan maxamed siciid bk oo dhawaan sheegay in uu fanka ka fadhiisay ayaa magaalada hargasya kusoo dhaweeyay al fanaan axmed Biif oo isna fanka hore uga fadhiistay.
Labadan fanaan hore aya lafilaya in...
Monday, December 14, 2020
-
Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Hooyo Caruur Ay Dhashay Gubtay!
Burco(Berberatoday.com)-Taliyaha qaybta ciidanka booliska ee gobolka togdheer ayaa faah faahin ka bixiyay dhaco murugo leh oo ka dhacay deegaanka gobolka togdheer katirsan oo hooyo afar caruur ah oo ay dhashay ku gubtay guriga kuw...
Monday, December 14, 2020
-
Dawlada Ruushka Oo Saldhig Ciidan Ka Samaysanaysa Dalka Sudan Iyo Khataraha Awoodaha Ku Hirdamaya Afrika
Khartoum(Berberatoday.com)-Dalweynaha Ruushka oo in mudo ah isha ku hayay xeebaha Geeska Afrika ayaa 11 Nov, 2020 shaaciyay inuu heshiis lagu dhisayo saldhig taakulayn iyo dayactir la galay dalka Sudan, Saldhiga ayaa laga dhisi ...
Monday, December 14, 2020
« Previous Page — Next Page »